{"id":289,"date":"2018-03-15T16:56:06","date_gmt":"2018-03-15T16:56:06","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=289"},"modified":"2018-03-15T18:20:12","modified_gmt":"2018-03-15T18:20:12","slug":"madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"MADAX KA  TIRSAN  AGA OO KA QEYB GASHAY MUNAASABAD LAGU XUSAYAY QORAA SOOMAALIYEED."},"content":{"rendered":"<p>Masuuliyiin ka mid ah Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 15\/3\/2018-ka waxay ka qeyb galeen munaasabd loogu tala galay Xus iyo Xasuus loo samaynayay qoraagii Sheekh Cabdiraxmaan Xuseen Samatar (Abuu Xamsa) oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Niarobi ee Wadanka Kenya.<\/p>\n<p>Hadal ay munaasabdaasi ka soo jeediyeen Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus iyo Cabdi-naasir Yuusuf Macalin oo labadduba ka mid ah masuulyiinta Akadeemiye-Goboledeedka AfSoomaaliga ayaa sheegay buuggaagtii uu qorey Sheikh Cabdiraxmaan Xuseen \u00a0in wax badan laga faa\u2019iiday, waxaana ay caddeeyeen inuu \u00a0qoraagaasi \u00a0ummadda Soomaaliyeed \u00a0uga tagey \u00a0dhaxal taariikhi ah oo lagu xasuusan doono, iyagoo xusay \u00a0in marxuumkaasi uu ahaa qoraa ka baxay Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxdaasi oo hadalkooda sii wata ayaa ku nuux-nuuxsadey inay lagama marmaan tahay in la fuliyo dar-daarankii uu ka tagey marxuumkaasi oo aheyd in si daacad ah loogu adeego dadka iyo dalka \u00a0Soomaaliyeed, iyagoo dhinaca kale Alle uga baryay marxuumkasi inuu janadiisa ka waraabiyo.<\/p>\n<p>Munaasabadii xuskaasi oo uu soo qaban-qaabiyay Naadiga Hal-abuurka iyo Qalinleyda Soomaaliyeed \u00a0(Somalipen) ayaa waxaa goob joog ka ahaa madax kala duwan, aqoonyahano, culumaa\u2019udiin, qurba joog, dhallinyaro iyo haween munaasabadaasi lagu casuumay, waxaana xuskaasi lagu soo bandhigay tariikh nololeedkii, shaqooyinkii uu soo qabtay, waxqabadkii, buuggaagtii uu qorey iyo dar-daarankii uu ka tagey qoraagaasi.<\/p>\n<p>Qoraa Cabdiraxmaan Xuseen Samatar oo 4-tii bishaan ku geeriyooday Dalka Kenya ayaa lagu tilmaamaa \u00a0inuu ka mid yahay qorayaasha Soomaaliya ugu buuggaagta badan, Buugggaagta uu qorey oo ka kooban \u00a044-buug ayaa waxay isugu jiraan qaar uu ku qorey luqadda Carabiga iyo kuwo uu ku daabacay Afka Soomaaliga. <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-290\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180315_111231-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180315_111231-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180315_111231-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180315_111231-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-291\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180315_121016-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180315_121016-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180315_121016-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180315_121016-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-292\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/29216593_1708216859238795_6585421973841108784_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/29216593_1708216859238795_6585421973841108784_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/29216593_1708216859238795_6585421973841108784_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/29216593_1708216859238795_6585421973841108784_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Masuuliyiin ka mid ah Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 15\/3\/2018-ka waxay ka qeyb galeen munaasabd loogu tala galay Xus iyo Xasuus loo samaynayay qoraagii Sheekh Cabdiraxmaan Xuseen Samatar (Abuu Xamsa) oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Niarobi ee Wadanka Kenya. Hadal ay munaasabdaasi ka soo jeediyeen Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus iyo Cabdi-naasir Yuusuf [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":294,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[3,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>MADAX KA TIRSAN AGA OO KA QEYB GASHAY MUNAASABAD LAGU XUSAYAY QORAA SOOMAALIYEED. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"MADAX KA TIRSAN AGA OO KA QEYB GASHAY MUNAASABAD LAGU XUSAYAY QORAA SOOMAALIYEED. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Masuuliyiin ka mid ah Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 15\/3\/2018-ka waxay ka qeyb galeen munaasabd loogu tala galay Xus iyo Xasuus loo samaynayay qoraagii Sheekh Cabdiraxmaan Xuseen Samatar (Abuu Xamsa) oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Niarobi ee Wadanka Kenya. Hadal ay munaasabdaasi ka soo jeediyeen Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus iyo Cabdi-naasir Yuusuf [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-03-15T16:56:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-03-15T18:20:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180315_121016-1-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"MADAX KA TIRSAN AGA OO KA QEYB GASHAY MUNAASABAD LAGU XUSAYAY QORAA SOOMAALIYEED.\",\"datePublished\":\"2018-03-15T16:56:06+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-15T18:20:12+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/\"},\"wordCount\":262,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"MADAX KA TIRSAN AGA OO KA QEYB GASHAY MUNAASABAD LAGU XUSAYAY QORAA SOOMAALIYEED. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-03-15T16:56:06+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-15T18:20:12+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"MADAX KA TIRSAN AGA OO KA QEYB GASHAY MUNAASABAD LAGU XUSAYAY QORAA SOOMAALIYEED.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"MADAX KA TIRSAN AGA OO KA QEYB GASHAY MUNAASABAD LAGU XUSAYAY QORAA SOOMAALIYEED. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"MADAX KA TIRSAN AGA OO KA QEYB GASHAY MUNAASABAD LAGU XUSAYAY QORAA SOOMAALIYEED. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Masuuliyiin ka mid ah Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 15\/3\/2018-ka waxay ka qeyb galeen munaasabd loogu tala galay Xus iyo Xasuus loo samaynayay qoraagii Sheekh Cabdiraxmaan Xuseen Samatar (Abuu Xamsa) oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Niarobi ee Wadanka Kenya. Hadal ay munaasabdaasi ka soo jeediyeen Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus iyo Cabdi-naasir Yuusuf [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-03-15T16:56:06+00:00","article_modified_time":"2018-03-15T18:20:12+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180315_121016-1-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"MADAX KA TIRSAN AGA OO KA QEYB GASHAY MUNAASABAD LAGU XUSAYAY QORAA SOOMAALIYEED.","datePublished":"2018-03-15T16:56:06+00:00","dateModified":"2018-03-15T18:20:12+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/"},"wordCount":262,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/","name":"MADAX KA TIRSAN AGA OO KA QEYB GASHAY MUNAASABAD LAGU XUSAYAY QORAA SOOMAALIYEED. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-03-15T16:56:06+00:00","dateModified":"2018-03-15T18:20:12+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madax-ka-tirsan-aga-oo-ka-qeyb-gashay-munaasabad-lagu-xusayay-qoraa-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"MADAX KA TIRSAN AGA OO KA QEYB GASHAY MUNAASABAD LAGU XUSAYAY QORAA SOOMAALIYEED."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/289"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=289"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":296,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/289\/revisions\/296"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}