{"id":2839,"date":"2020-02-18T05:06:59","date_gmt":"2020-02-18T05:06:59","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2839"},"modified":"2020-02-18T05:16:36","modified_gmt":"2020-02-18T05:16:36","slug":"akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirta Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka  Hooyo"},"content":{"rendered":"<h4><em>Kulan gaar ah oo looga hadlayay u diyaar-garowga \u201cXuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\u201d oo ku asteysan 21-ka Febraayo ayaa shalay oo ku beegneyd 17\/2\/2020, waxaa lagu qabtay Xafiiska Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Kulankaasi oo uu Shir-guddoominayay Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka tirsan madaxda Akadeemiyada ayaa si qoto dheer waxaa looga hadlay sida ugu haboon ee loo qaban karo xuska 21 Febraayo, waxaana halkaasi laga isku weydaarsadey \u00a0Dooddo iyo Tallooyin ku saabsan sida ugu quruxda badan ee loo soo bandhiggi karo xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Prof. Mustafa Feyruus oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay xubnaha AGA ee Xarunta Dhexe in looga baahan yahay inay xil gaar ah iska saaraan sidii \u00a0magaalada Muqdisho loogu qaban lahaa munaasabad weyn oo u qalnata \u00a021 Febraayo, isaga oo u soo jeediyay Goosanka Akadeemiyada ee Muqdisho inay la yimaadaan dadaal kasta oo ku aadan hab-maamuuska maalintaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Qaar ka mid ah xubnaha Goosanka AGA ee Muqdisho oo iyaguna kulankaasi ka hadlay ayaa soo bandhiggay fekarado wax ku ool u ah, iyaga oo ballan-qaaday inay dadaalkooda laba jibaari doonaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0Xuska 21 Febraayo ee 2020 \u00a0ayaa sannadkaan ka duwan sannadihii hore, waxaana sannadkaan \u00a0 qabashada xuskaasi\u00a0<\/em><em>iska-kaashanaya\u00a0<\/em><em>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), Naadiga Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed (Somali Pen) Laantiisa Muqdisho iyo Golaha Abwaanadda Soomaaliyeed.<\/em><\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2840\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5922-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5922-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5922-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5922-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2841\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5913-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5913-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5913-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5913-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2842\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5916-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5916-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5916-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5916-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2843\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5917-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5917-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5917-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5917-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2845\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5931-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5931-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5931-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5931-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2844\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5928-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5928-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5928-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5928-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan gaar ah oo looga hadlayay u diyaar-garowga \u201cXuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\u201d oo ku asteysan 21-ka Febraayo ayaa shalay oo ku beegneyd 17\/2\/2020, waxaa lagu qabtay Xafiiska Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee magaalada Muqdisho. Kulankaasi oo uu Shir-guddoominayay Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka tirsan madaxda Akadeemiyada ayaa si qoto dheer waxaa looga hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2841,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirta Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirta Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan gaar ah oo looga hadlayay u diyaar-garowga \u201cXuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\u201d oo ku asteysan 21-ka Febraayo ayaa shalay oo ku beegneyd 17\/2\/2020, waxaa lagu qabtay Xafiiska Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee magaalada Muqdisho. Kulankaasi oo uu Shir-guddoominayay Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka tirsan madaxda Akadeemiyada ayaa si qoto dheer waxaa looga hadlay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-18T05:06:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-18T05:16:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5913-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirta Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\",\"datePublished\":\"2020-02-18T05:06:59+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-18T05:16:36+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":221,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirta Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-02-18T05:06:59+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-18T05:16:36+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirta Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirta Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirta Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Kulan gaar ah oo looga hadlayay u diyaar-garowga \u201cXuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo\u201d oo ku asteysan 21-ka Febraayo ayaa shalay oo ku beegneyd 17\/2\/2020, waxaa lagu qabtay Xafiiska Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee magaalada Muqdisho. Kulankaasi oo uu Shir-guddoominayay Prof. Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka tirsan madaxda Akadeemiyada ayaa si qoto dheer waxaa looga hadlay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-02-18T05:06:59+00:00","article_modified_time":"2020-02-18T05:16:36+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_5913-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirta Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo","datePublished":"2020-02-18T05:06:59+00:00","dateModified":"2020-02-18T05:16:36+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"wordCount":221,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirta Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-02-18T05:06:59+00:00","dateModified":"2020-02-18T05:16:36+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-diyaar-garow-ballaaran-ugu-jirta-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo Diyaar-garow Ballaaran ugu jirta Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2839"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2839"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2839\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2850,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2839\/revisions\/2850"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2841"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2839"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2839"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2839"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}