{"id":283,"date":"2018-03-14T20:31:08","date_gmt":"2018-03-14T20:31:08","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=283"},"modified":"2018-03-14T20:33:22","modified_gmt":"2018-03-14T20:33:22","slug":"kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Kulan Loogu Diyaar-garoobayay  Qabashada Madasha AGA oo ka Dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>kulan gaar ah oo ay ka soo qeyb galeen xubnaha gooosanka AGA\u00a0 ee Magaalada Muqdisho, loogana diyaar-garoobayay qaabka \u00a0ugu haboon ee loo qaban karo Madasha AGA \u00a0ee Horumrinta Afka iyo Hal-abuurkiisa ayaa lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee\u00a0 Muqdisho.<\/p>\n<p>kulankaasi ayaa waxaa shir gudoominayay Prof Mustafa \u00a0C\/llaahi Feyruus oo ka tirsan \u00a0madaxda sare ee\u00a0 Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, waxaana kulankaasi si qoto dheer looga hadlay sida ugu haboon isla markaana ugu quruxda badan ee loo qaban karo madashaasi oo la qorsheynayo \u00a0in la qabto \u00a0dabayaaqada bisha aynu ku jirno.<\/p>\n<p>Hadal uu halkaasi ka soo jeediyay Prof. Mustafa ayaa sheegay in madasha soo socoto loogu tala galay in lagu gorfeeyo buug qiimo badan oo qeyb ka ah buuggaagta Soomaaliyeed, waxaana uu tilmaamay falanqeynta \u00a0buuggaasi ka sakow in diirada la saari doono doorka ay buuggaagta ku leeyihiin kobcinta aqriska iyo qoraalka afka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Qaar ka mid xubnaha AGA \u00a0oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa soo jeediyay tallooyin ku aadanaa sida ugu wanaagsan ee loo sameyn karo madashaasi, waxaana gaba-gabadii kulankaasi la isku waafaqay in sida ugu sareysa loo abaabulo madashaasi.<\/p>\n<p>Madasha AGA ayaa ah\u00a0 Madal \u00a0aqooneed Bille ah, waxaana si joogto ah \u00a0ugu kulmo bahda Akadeemiyada, ehelada AfSoomaaliga iyo suugaantiisa, bahda Dhaqanka iyo aqoon-faafinta, bahda Waxbarashada iyo cilmi-baari<img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-284\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180314_164055-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180314_164055-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180314_164055-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180314_164055-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-285\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180314_164056-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180314_164056-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180314_164056-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180314_164056-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/>sta, bahda Warbaahinta iyo guud ahaan inta jecel afka, \u00a0hal-abuurka, dhaqanka, qoraalka iyo aqoonta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>kulan gaar ah oo ay ka soo qeyb galeen xubnaha gooosanka AGA\u00a0 ee Magaalada Muqdisho, loogana diyaar-garoobayay qaabka \u00a0ugu haboon ee loo qaban karo Madasha AGA \u00a0ee Horumrinta Afka iyo Hal-abuurkiisa ayaa lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee\u00a0 Muqdisho. kulankaasi ayaa waxaa shir gudoominayay Prof Mustafa \u00a0C\/llaahi Feyruus oo ka tirsan \u00a0madaxda sare ee\u00a0 Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":286,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[3,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kulan Loogu Diyaar-garoobayay Qabashada Madasha AGA oo ka Dhacay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kulan Loogu Diyaar-garoobayay Qabashada Madasha AGA oo ka Dhacay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"kulan gaar ah oo ay ka soo qeyb galeen xubnaha gooosanka AGA\u00a0 ee Magaalada Muqdisho, loogana diyaar-garoobayay qaabka \u00a0ugu haboon ee loo qaban karo Madasha AGA \u00a0ee Horumrinta Afka iyo Hal-abuurkiisa ayaa lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee\u00a0 Muqdisho. kulankaasi ayaa waxaa shir gudoominayay Prof Mustafa \u00a0C\/llaahi Feyruus oo ka tirsan \u00a0madaxda sare ee\u00a0 Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-03-14T20:31:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-03-14T20:33:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180314_164056-1-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Kulan Loogu Diyaar-garoobayay Qabashada Madasha AGA oo ka Dhacay Muqdisho\",\"datePublished\":\"2018-03-14T20:31:08+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-14T20:33:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\"},\"wordCount\":228,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"name\":\"Kulan Loogu Diyaar-garoobayay Qabashada Madasha AGA oo ka Dhacay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-03-14T20:31:08+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-14T20:33:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kulan Loogu Diyaar-garoobayay Qabashada Madasha AGA oo ka Dhacay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kulan Loogu Diyaar-garoobayay Qabashada Madasha AGA oo ka Dhacay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kulan Loogu Diyaar-garoobayay Qabashada Madasha AGA oo ka Dhacay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"kulan gaar ah oo ay ka soo qeyb galeen xubnaha gooosanka AGA\u00a0 ee Magaalada Muqdisho, loogana diyaar-garoobayay qaabka \u00a0ugu haboon ee loo qaban karo Madasha AGA \u00a0ee Horumrinta Afka iyo Hal-abuurkiisa ayaa lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee\u00a0 Muqdisho. kulankaasi ayaa waxaa shir gudoominayay Prof Mustafa \u00a0C\/llaahi Feyruus oo ka tirsan \u00a0madaxda sare ee\u00a0 Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-03-14T20:31:08+00:00","article_modified_time":"2018-03-14T20:33:22+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180314_164056-1-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Kulan Loogu Diyaar-garoobayay Qabashada Madasha AGA oo ka Dhacay Muqdisho","datePublished":"2018-03-14T20:31:08+00:00","dateModified":"2018-03-14T20:33:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/"},"wordCount":228,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","name":"Kulan Loogu Diyaar-garoobayay Qabashada Madasha AGA oo ka Dhacay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-03-14T20:31:08+00:00","dateModified":"2018-03-14T20:33:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-loogu-diyaar-garoobay-qabashada-madasha-aga-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kulan Loogu Diyaar-garoobayay Qabashada Madasha AGA oo ka Dhacay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/283"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=283"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":288,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/283\/revisions\/288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}