{"id":2774,"date":"2020-02-05T21:02:01","date_gmt":"2020-02-05T21:02:01","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2774"},"modified":"2020-02-05T21:37:18","modified_gmt":"2020-02-05T21:37:18","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Dhaxal-gal ah u Jeediyay Dhallinyarada G\/Banaadir"},"content":{"rendered":"<h4>Muxaadaro aad u qiimo badan oo ku saabsaneyd \u201cAhmiyadda Afka Hooyo iyo Aayaha Ubadka Soomaaliyeed\u201d, ayna ka soo qeyb-galeen Xildhibaanno, masuuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya, madaxda G\/Banaadir, Guddoonka AGA iyo in ka badan Boqol dhallinyaro ah ayaa galabta oo ku beegneyd 4\/2\/2020 waxaa lagu qabtay Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir.<\/h4>\n<h4>Hadal uu furitaankii muxaadaradaasi ka soo jeediyay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu muxaadarro u jeediyo dhallinyarada G\/Baanaadir, waxaana uu caddeeyay inay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ay danaynayso sidii ay dhallintu uga qeyb-qaadan lahaayeen hiilka afka hooyo.<\/h4>\n<h4>\u201cDhallinyarooy, waxaa tihiin dhaxal-reebkii Soomaaliya, waxaana rajaynayaa inaan idinku wareejino risaalada ku aadan daryeelka iyo hiilka afka Soomaaliga, hadaan nahay Akadeemiyadii af Soomaaliga waxaa naga go\u2019an inaan idiin faa\u2019iideyno oo aan idinla wadaagno tababbarro isdaba joog ah\u201d ayuu yiri Prof. Afrax oo dhallinyadaradaasi ugu baaqay inay ku fara adeygaan ilaalinta afkooda hooyo.<\/h4>\n<h4>Guddoomiye Ku-xigeenka G\/Banaadir ee arimaha Siyaasadda iyo Amniga Maxamed C\/llaahi Tuulax oo isna ka hadlay munasabaddaasi ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo muxaadarada loo qaabnayo dhallinta G\/Banaadir, waxaana uu ka qeyb-galayaasha muxaadaradaasi u soo jeediyay inay ka faa\u2019iideystaan muxaadardaarada uu siinayo Prof. Maxamed Daahir Afrax, isaga oo dhanka kale u mahad-celiyay Akadeemiyada AGA oo xil gaar ah iska saartey daryeelka iyo nooleynta afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ka sheekeeyay hodontinimada afka Soomaaliga iyo sida loogu baahan yahay in looga wada qayb-qaato illaalinta iyo hormarinta afka hooyo, isaga oo bogaadiyay dadaalka ay Akadeemiyada AGA ugu jirto hiilka afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Madaxdaasi ka hor, waxaa halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha dhallinyarada G\/Banaadir Cabdi-kaafi Maxamuud Makaraan oo sheegay inuu ku faraxsan yahay in dhallinyarada 17- Degmo loo qabto muxaadaro ku saabsan Ahmiyada uu leeyahay afka Hooyo, waxaana uu u mahad-naqay Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AGA oo muxaadarada soo jeedinayay, isaga oo codsadey in la joogteeyo muxaadarooyinka iyo tababbbarada la siinayo dhallinta G\/Banaadir.<\/h4>\n<h4>Intaasi kadib, waxaa cod-baahiyaha lagu soo dhaweeyay Macallinkii bixinayay muxaadarada oo ahaa Guddoomiyaha AGA Prof. Afrax oo dhallinyarada G\/Banaadir la wadaagay muxaadaro ay aad u jeceleysteen, waxaana Profesoorku uu mid-mid u dul-istaagay qoddobo aad u xiisa badan oo muxaadaradaasi qeyb ka ahaa, isaga oo ugu dambayntii dhallinyarada kula dar-daarmay inaysan marti ka noqonin hiilka afkooda hooyo.<\/h4>\n<h4>Gaba-gabadii muxaadaradaasi waxaa ka hadlay Madaxa Dhallinyarada ee Xafiiska Arimaha Bulshada ee Madaxtooyada Soomalaiya Ubax Isxaaq, Gudoomiye Ku-xigeenka Dhallinyarada Geeska Afrika Cabdul-maalik Nuur Cumar iyo Guddoomiyaha Haweenka G\/Banaadir Jawaahir Baarqab oo soo wada dhaweeyay qabashada muxaadaradaasi, iyaga oo u mahad-celiyay Akadeemiyada AGA iyo Guddoonka dhallinyarada G\/Banaadir oo iska-kaashadey suurta-galinta muxaadaradaasi.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2777\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9961-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9961-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9961-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9961-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2778\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9994-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9994-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9994-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9994-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2775\" style=\"line-height: 1.5;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0016-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0016-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0016-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0016-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2780\" style=\"line-height: 1.5;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0028-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0028-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0028-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0028-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2798\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9977-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9977-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9977-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9977-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2790\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9921-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9921-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9921-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9921-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2789\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9903-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9903-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9903-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9903-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2782\" style=\"line-height: 1.5;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0034-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0034-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0034-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0034-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2784\" style=\"line-height: 1.5;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0055-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0055-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0055-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0055-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2786\" style=\"line-height: 1.5;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0060-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0060-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0060-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0060-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2787\" style=\"line-height: 1.5;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0077-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0077-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0077-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0077-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2788\" style=\"line-height: 1.5;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9894-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9894-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9894-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9894-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2791\" style=\"line-height: 1.5;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9930-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9930-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9930-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9930-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2792\" style=\"line-height: 1.5;\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9960-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9960-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9960-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9960-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2781\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0031-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0031-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0031-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_0031-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone wp-image-2779\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84889797_502093284019171_8339262575275409408_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"555\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84889797_502093284019171_8339262575275409408_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84889797_502093284019171_8339262575275409408_n-300x173.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84889797_502093284019171_8339262575275409408_n-768x444.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muxaadaro aad u qiimo badan oo ku saabsaneyd \u201cAhmiyadda Afka Hooyo iyo Aayaha Ubadka Soomaaliyeed\u201d, ayna ka soo qeyb-galeen Xildhibaanno, masuuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya, madaxda G\/Banaadir, Guddoonka AGA iyo in ka badan Boqol dhallinyaro ah ayaa galabta oo ku beegneyd 4\/2\/2020 waxaa lagu qabtay Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir. Hadal uu furitaankii muxaadaradaasi ka soo jeediyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2778,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Dhaxal-gal ah u Jeediyay Dhallinyarada G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Dhaxal-gal ah u Jeediyay Dhallinyarada G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muxaadaro aad u qiimo badan oo ku saabsaneyd \u201cAhmiyadda Afka Hooyo iyo Aayaha Ubadka Soomaaliyeed\u201d, ayna ka soo qeyb-galeen Xildhibaanno, masuuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya, madaxda G\/Banaadir, Guddoonka AGA iyo in ka badan Boqol dhallinyaro ah ayaa galabta oo ku beegneyd 4\/2\/2020 waxaa lagu qabtay Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir. Hadal uu furitaankii muxaadaradaasi ka soo jeediyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-05T21:02:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-05T21:37:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9994.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1984\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Dhaxal-gal ah u Jeediyay Dhallinyarada G\/Banaadir\",\"datePublished\":\"2020-02-05T21:02:01+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-05T21:37:18+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/\"},\"wordCount\":435,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Dhaxal-gal ah u Jeediyay Dhallinyarada G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-02-05T21:02:01+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-05T21:37:18+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Dhaxal-gal ah u Jeediyay Dhallinyarada G\/Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Dhaxal-gal ah u Jeediyay Dhallinyarada G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Dhaxal-gal ah u Jeediyay Dhallinyarada G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Muxaadaro aad u qiimo badan oo ku saabsaneyd \u201cAhmiyadda Afka Hooyo iyo Aayaha Ubadka Soomaaliyeed\u201d, ayna ka soo qeyb-galeen Xildhibaanno, masuuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya, madaxda G\/Banaadir, Guddoonka AGA iyo in ka badan Boqol dhallinyaro ah ayaa galabta oo ku beegneyd 4\/2\/2020 waxaa lagu qabtay Xarunta Dhallinyarada G\/Banaadir. Hadal uu furitaankii muxaadaradaasi ka soo jeediyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-02-05T21:02:01+00:00","article_modified_time":"2020-02-05T21:37:18+00:00","og_image":[{"width":2976,"height":1984,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/IMG_9994.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Dhaxal-gal ah u Jeediyay Dhallinyarada G\/Banaadir","datePublished":"2020-02-05T21:02:01+00:00","dateModified":"2020-02-05T21:37:18+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/"},"wordCount":435,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Dhaxal-gal ah u Jeediyay Dhallinyarada G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-02-05T21:02:01+00:00","dateModified":"2020-02-05T21:37:18+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-muxaadaro-dhaxal-gal-ah-u-jeediyay-dhallinyarada-g-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Muxaadaro Dhaxal-gal ah u Jeediyay Dhallinyarada G\/Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2774"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2774"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2774\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2800,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2774\/revisions\/2800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2774"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2774"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2774"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}