{"id":2746,"date":"2020-01-25T09:52:03","date_gmt":"2020-01-25T09:52:03","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2746"},"modified":"2020-02-01T09:00:06","modified_gmt":"2020-02-01T09:00:06","slug":"guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif ee Dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegan 25\/1\/2020 waxa uu kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda \u00a0Macaarif \u00a0 ee wadanaka Turkiga Mr, Ihsan Cerrah, kaasi oo ka dhacay xarunta Hay&#8217;adda Macaarif ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha AGA iyo Guddoomiyaha Macaarif ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa horumarinta luqadda afka hooyo iyo hannaankii ay u wada shaqeyn lahaayeen hay\u2019addaha ka shaqeeya afka, dhaqanka iyo hal-abuurka.<\/h4>\n<h4>Dr, Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo ka hadlayay munaasabaddii kulankaasi ayaa si cilmiyaysan uga warbixiyay hawlaha ay qabato Akadeemiyada AGA, waxaana uu si gaar ah ugu mahad-celiyay guud ahaan Dawladdda Turkiga, gaar ahaan hay\u2019adda Macaarif ee ka hawl gasha wadanka Soomaaliya.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif Mr, Ihsan Cerrah oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay booqashada uu ugu yimid Guddoomiyah AGA, waxaana uu caddeeyay inuu soo dhaweynayo hawlaha ay qabato Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, isaga oo hoosta ka xariiqay inuu jecel yahay in la baro luqadda Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>\u201cAniga, waxaa iga go\u2019an inta aan Xafiiska joogo inaan ka shaqeeyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dhinac, sidoo kale waxaa muhiim ii ah sidii loo horumrin lahaa afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, waxaana aan aaminsan ahay in afku uu yahay jiritaanka iyo astaanta lagu garto ummad kasta\u201d ayuu yiri Mr, Ihsan Cerrah.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaasi oo ku dhacday jawi wanaagsan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa xubno ka kala socday Akadeemiye-Goboleedka AGA iyo Hay\u2019adda Macaarif.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2747\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-50-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-50-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-50-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-50-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-50.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2748\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-51-1024x767.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-51-1024x767.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-51-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-51-768x575.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-51.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegan 25\/1\/2020 waxa uu kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda \u00a0Macaarif \u00a0 ee wadanaka Turkiga Mr, Ihsan Cerrah, kaasi oo ka dhacay xarunta Hay&#8217;adda Macaarif ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha AGA iyo Guddoomiyaha Macaarif ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2747,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif ee Dalka Turkiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif ee Dalka Turkiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegan 25\/1\/2020 waxa uu kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda \u00a0Macaarif \u00a0 ee wadanaka Turkiga Mr, Ihsan Cerrah, kaasi oo ka dhacay xarunta Hay&#8217;adda Macaarif ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha AGA iyo Guddoomiyaha Macaarif ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-25T09:52:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-01T09:00:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-50.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"809\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif ee Dalka Turkiga\",\"datePublished\":\"2020-01-25T09:52:03+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-01T09:00:06+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/\"},\"wordCount\":258,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif ee Dalka Turkiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-01-25T09:52:03+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-01T09:00:06+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif ee Dalka Turkiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif ee Dalka Turkiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif ee Dalka Turkiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa maanta oo ku beegan 25\/1\/2020 waxa uu kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda \u00a0Macaarif \u00a0 ee wadanaka Turkiga Mr, Ihsan Cerrah, kaasi oo ka dhacay xarunta Hay&#8217;adda Macaarif ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha AGA iyo Guddoomiyaha Macaarif ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-01-25T09:52:03+00:00","article_modified_time":"2020-02-01T09:00:06+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":809,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_PHOTO-2020-01-25-11-36-50.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif ee Dalka Turkiga","datePublished":"2020-01-25T09:52:03+00:00","dateModified":"2020-02-01T09:00:06+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/"},"wordCount":258,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/","name":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif ee Dalka Turkiga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-01-25T09:52:03+00:00","dateModified":"2020-02-01T09:00:06+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-aga-oo-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-guddoomiyaha-hayadda-turkish-macaarif\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka (AGA) oo Kulan Muhiim ah la Yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Macaarif ee Dalka Turkiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2746"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2746"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2772,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2746\/revisions\/2772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2747"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}