{"id":2691,"date":"2020-01-15T08:46:36","date_gmt":"2020-01-15T08:46:36","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2691"},"modified":"2020-01-15T08:49:54","modified_gmt":"2020-01-15T08:49:54","slug":"madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jabuuti waa Dhiiri-giliyaha Afka, Dhaqanka iyo Qoraalka Farta Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4><em>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan soo xiray shirweynihii lixaad ee Somali PEN ayaa sheegay inuu had iyo goor hiil u yahay nooleynta afka, dhaqanka iyo hal-abuurka Soomaaliyeed.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cAfka Soomaaliga waa af qani ah, waxaana loo qorey sidii afka loo horumarin lahaa, isla markaana loogu shaqeyn lahaa\u201d ayuu yiri Madaxweyne Geelle oo caddeeyay haddii aan afka Soomaaliga loo hiilin inuu dayac la soo gudboonaanayo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Madaxweyne Geelle ayaa ka digay in lagu cayaaro qoraalka farta Soomaaliga, waxaana uu soo jeediyay in la ilaaliyo shaqallada iyo xarfaha laba laabma ee afka Soomaaliga, isaga oo balan-qaaday inay ka go\u2019an tahay sidii loo xajin lahaa hodontinimada afka Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2692\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/LA-CLOTURE-DU-6\u00e8me-CONGRES-DU-\u00ab-SOMALI-SPEAKING-PEN-\u00bb-PLAC\u00c9-SOUS-L\u2019EGIDE-DU-PRESIDENT-GUELLEH-2.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"519\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/LA-CLOTURE-DU-6\u00e8me-CONGRES-DU-\u00ab-SOMALI-SPEAKING-PEN-\u00bb-PLAC\u00c9-SOUS-L\u2019EGIDE-DU-PRESIDENT-GUELLEH-2.jpg 800w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/LA-CLOTURE-DU-6\u00e8me-CONGRES-DU-\u00ab-SOMALI-SPEAKING-PEN-\u00bb-PLAC\u00c9-SOUS-L\u2019EGIDE-DU-PRESIDENT-GUELLEH-2-300x195.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/LA-CLOTURE-DU-6\u00e8me-CONGRES-DU-\u00ab-SOMALI-SPEAKING-PEN-\u00bb-PLAC\u00c9-SOUS-L\u2019EGIDE-DU-PRESIDENT-GUELLEH-2-768x498.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2693\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/LA-CLOTURE-DU-6\u00e8me-CONGRES-DU-\u00ab-SOMALI-SPEAKING-PEN-\u00bb-PLAC\u00c9-SOUS-L\u2019EGIDE-DU-PRESIDENT-GUELLEH-1-696x464.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/LA-CLOTURE-DU-6\u00e8me-CONGRES-DU-\u00ab-SOMALI-SPEAKING-PEN-\u00bb-PLAC\u00c9-SOUS-L\u2019EGIDE-DU-PRESIDENT-GUELLEH-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/LA-CLOTURE-DU-6\u00e8me-CONGRES-DU-\u00ab-SOMALI-SPEAKING-PEN-\u00bb-PLAC\u00c9-SOUS-L\u2019EGIDE-DU-PRESIDENT-GUELLEH-1-696x464-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan soo xiray shirweynihii lixaad ee Somali PEN ayaa sheegay inuu had iyo goor hiil u yahay nooleynta afka, dhaqanka iyo hal-abuurka Soomaaliyeed. \u201cAfka Soomaaliga waa af qani ah, waxaana loo qorey sidii afka loo horumarin lahaa, isla markaana loogu shaqeyn lahaa\u201d ayuu yiri Madaxweyne Geelle oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2692,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Jabuuti waa Dhiiri-giliyaha Afka, Dhaqanka iyo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Jabuuti waa Dhiiri-giliyaha Afka, Dhaqanka iyo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan soo xiray shirweynihii lixaad ee Somali PEN ayaa sheegay inuu had iyo goor hiil u yahay nooleynta afka, dhaqanka iyo hal-abuurka Soomaaliyeed. \u201cAfka Soomaaliga waa af qani ah, waxaana loo qorey sidii afka loo horumarin lahaa, isla markaana loogu shaqeyn lahaa\u201d ayuu yiri Madaxweyne Geelle oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-15T08:46:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-01-15T08:49:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/LA-CLOTURE-DU-6\u00e8me-CONGRES-DU-\u00ab-SOMALI-SPEAKING-PEN-\u00bb-PLAC\u00c9-SOUS-L\u2019EGIDE-DU-PRESIDENT-GUELLEH-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"519\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madaxweynaha Jabuuti waa Dhiiri-giliyaha Afka, Dhaqanka iyo Qoraalka Farta Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2020-01-15T08:46:36+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-15T08:49:54+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":119,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Jabuuti waa Dhiiri-giliyaha Afka, Dhaqanka iyo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-01-15T08:46:36+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-15T08:49:54+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Jabuuti waa Dhiiri-giliyaha Afka, Dhaqanka iyo Qoraalka Farta Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Jabuuti waa Dhiiri-giliyaha Afka, Dhaqanka iyo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Jabuuti waa Dhiiri-giliyaha Afka, Dhaqanka iyo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan soo xiray shirweynihii lixaad ee Somali PEN ayaa sheegay inuu had iyo goor hiil u yahay nooleynta afka, dhaqanka iyo hal-abuurka Soomaaliyeed. \u201cAfka Soomaaliga waa af qani ah, waxaana loo qorey sidii afka loo horumarin lahaa, isla markaana loogu shaqeyn lahaa\u201d ayuu yiri Madaxweyne Geelle oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-01-15T08:46:36+00:00","article_modified_time":"2020-01-15T08:49:54+00:00","og_image":[{"width":800,"height":519,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/LA-CLOTURE-DU-6\u00e8me-CONGRES-DU-\u00ab-SOMALI-SPEAKING-PEN-\u00bb-PLAC\u00c9-SOUS-L\u2019EGIDE-DU-PRESIDENT-GUELLEH-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madaxweynaha Jabuuti waa Dhiiri-giliyaha Afka, Dhaqanka iyo Qoraalka Farta Soomaaliga","datePublished":"2020-01-15T08:46:36+00:00","dateModified":"2020-01-15T08:49:54+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/"},"wordCount":119,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/","name":"Madaxweynaha Jabuuti waa Dhiiri-giliyaha Afka, Dhaqanka iyo Qoraalka Farta Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-01-15T08:46:36+00:00","dateModified":"2020-01-15T08:49:54+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-waa-dhiiri-giliyaha-afka-dhaqanka-iyo-qoraalka-farta-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Jabuuti waa Dhiiri-giliyaha Afka, Dhaqanka iyo Qoraalka Farta Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2691"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2691"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2695,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2691\/revisions\/2695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2692"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}