{"id":2682,"date":"2020-01-09T15:33:35","date_gmt":"2020-01-09T15:33:35","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2682"},"modified":"2020-01-09T15:38:23","modified_gmt":"2020-01-09T15:38:23","slug":"kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/","title":{"rendered":"Kulan lagu Gorfaynayay Buugga Maana-faay oo lagu Qabtay Xafiiska SPEN ee Wadanka Kenya"},"content":{"rendered":"<h4>Maalintii Axadda oo taariikhda ay ku beegneyd 5-ta Janaayo 2020, waxaa hoolka shirarka ee xarunta Dhaqanka Awjaamac uu naadiga Akhriska iyo Halabuurka SPEN laanteeda Kenya ku qabtay kulan lagu gorfaynayay buugta, waa barnaamij cusub oo naadigu hadda bilaabay, bishiina laba goor la qaban doono, kanina uu ahaa kii ugu horeeyey. Waxaa ka qayb galay 12 dhalinyaro ah oo isugu jira shaqaale iyo arday.<\/h4>\n<h4>Buugga miiska saarnaa ee la gorfeeyey wuxuu ahaa Maana-faay ee uu qoray Dr. Maxamed Daahir Afrax. Waxaa laga doodayey far-shaxannimada buugga loo qoray oo la isku raacay inuu yahay hab caalami ah.<\/h4>\n<h4>Dhallinta waxay u badnaayeen kuwa buugaag luqado kale ah aqriyey, waxay qireen buugaasi habkuu u qoran yahay iyo farsamadiisa ay aad uga wanaagsanayd marka loo eego buug badan oo dunida taal.<\/h4>\n<h4>Qodobada kale ee barnaamijka gorfaynta looga dooday waxaa ka mid ahaa dhaqanno ku jiray cutubka hore ee sheekada, sida qaybta; Xaaji Muumin inuu waxbarasho u diray gabadhiisa Maana-faay, maadaama tii ka weynayd uu maqabiyo kaga dhigay guriga, inay ka baxdana uu diiday.<\/h4>\n<h4>Qaybtaasi waxay dareen gooni ah gelisay 7 gabdhood oo ka mid ahaa barnaamijka oo goobta ku sugnaa, dareenkay ka qaateen ayaa ahaa in gabadha oo wax la baraa ay ku heli karto inay garato xuquuqdeeda aasaasiga ah iyo gaashaan ay kaga badbaaddo hadimooyin kala duwan oo aqoon-daradu keento.<\/h4>\n<h4>Gebagebadii; waxaa gorfayntii lagu sharaxay erey bixinno ku aadan Afsoomaaliga mugga weyn ee buuggu ku qornaa, qaybo ka mid ah dhalinyaradu waxay tilmaameen in ay ereyo badan oo afkooda hooyo ah ka kororsadeen intii gorfaynta socotay.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2683\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_Gorfeyn1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_Gorfeyn1.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_Gorfeyn1-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_Gorfeyn1-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2684\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_Gorfeynta.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_Gorfeynta.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_Gorfeynta-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_Gorfeynta-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n<h4>W\/Diyaariyay:<br \/>\nWakiilka Laanta Somali PEN ee Kenya<br \/>\nMaxamed Xasan Cirro<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalintii Axadda oo taariikhda ay ku beegneyd 5-ta Janaayo 2020, waxaa hoolka shirarka ee xarunta Dhaqanka Awjaamac uu naadiga Akhriska iyo Halabuurka SPEN laanteeda Kenya ku qabtay kulan lagu gorfaynayay buugta, waa barnaamij cusub oo naadigu hadda bilaabay, bishiina laba goor la qaban doono, kanina uu ahaa kii ugu horeeyey. Waxaa ka qayb galay 12 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2683,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kulan lagu Gorfaynayay Buugga Maana-faay oo lagu Qabtay Xafiiska SPEN ee Wadanka Kenya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kulan lagu Gorfaynayay Buugga Maana-faay oo lagu Qabtay Xafiiska SPEN ee Wadanka Kenya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maalintii Axadda oo taariikhda ay ku beegneyd 5-ta Janaayo 2020, waxaa hoolka shirarka ee xarunta Dhaqanka Awjaamac uu naadiga Akhriska iyo Halabuurka SPEN laanteeda Kenya ku qabtay kulan lagu gorfaynayay buugta, waa barnaamij cusub oo naadigu hadda bilaabay, bishiina laba goor la qaban doono, kanina uu ahaa kii ugu horeeyey. Waxaa ka qayb galay 12 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-09T15:33:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-01-09T15:38:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_Gorfeyn1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Kulan lagu Gorfaynayay Buugga Maana-faay oo lagu Qabtay Xafiiska SPEN ee Wadanka Kenya\",\"datePublished\":\"2020-01-09T15:33:35+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-09T15:38:23+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/\"},\"wordCount\":273,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/\",\"name\":\"Kulan lagu Gorfaynayay Buugga Maana-faay oo lagu Qabtay Xafiiska SPEN ee Wadanka Kenya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-01-09T15:33:35+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-09T15:38:23+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kulan lagu Gorfaynayay Buugga Maana-faay oo lagu Qabtay Xafiiska SPEN ee Wadanka Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kulan lagu Gorfaynayay Buugga Maana-faay oo lagu Qabtay Xafiiska SPEN ee Wadanka Kenya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kulan lagu Gorfaynayay Buugga Maana-faay oo lagu Qabtay Xafiiska SPEN ee Wadanka Kenya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Maalintii Axadda oo taariikhda ay ku beegneyd 5-ta Janaayo 2020, waxaa hoolka shirarka ee xarunta Dhaqanka Awjaamac uu naadiga Akhriska iyo Halabuurka SPEN laanteeda Kenya ku qabtay kulan lagu gorfaynayay buugta, waa barnaamij cusub oo naadigu hadda bilaabay, bishiina laba goor la qaban doono, kanina uu ahaa kii ugu horeeyey. Waxaa ka qayb galay 12 [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2020-01-09T15:33:35+00:00","article_modified_time":"2020-01-09T15:38:23+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/thumbnail_Gorfeyn1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Kulan lagu Gorfaynayay Buugga Maana-faay oo lagu Qabtay Xafiiska SPEN ee Wadanka Kenya","datePublished":"2020-01-09T15:33:35+00:00","dateModified":"2020-01-09T15:38:23+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/"},"wordCount":273,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/","name":"Kulan lagu Gorfaynayay Buugga Maana-faay oo lagu Qabtay Xafiiska SPEN ee Wadanka Kenya - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2020-01-09T15:33:35+00:00","dateModified":"2020-01-09T15:38:23+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/kulan-lagu-gorfaynayay-buugga-maana-faay-oo-lagu-qabtay-xafiiska-spen-ee-wadanka-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kulan lagu Gorfaynayay Buugga Maana-faay oo lagu Qabtay Xafiiska SPEN ee Wadanka Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2682"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2682"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2688,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2682\/revisions\/2688"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2683"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}