{"id":255,"date":"2018-03-08T16:36:38","date_gmt":"2018-03-08T16:36:38","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=255"},"modified":"2018-03-10T11:13:33","modified_gmt":"2018-03-10T11:13:33","slug":"buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/","title":{"rendered":"Buugga Taxanaha Afka iyo Suugaanta Soomaalida  (Afmaal)"},"content":{"rendered":"<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-256\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal02-705x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"898\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal02-705x1024.jpg 705w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal02-207x300.jpg 207w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal02-768x1116.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal02.jpg 1924w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-257\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal03.jpg\" alt=\"\" width=\"351\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal03.jpg 351w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal03-211x300.jpg 211w\" sizes=\"(max-width: 351px) 100vw, 351px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-258\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal01.jpeg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"770\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal01.jpeg 773w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal01-241x300.jpeg 241w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Afmaal01-768x957.jpeg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<p>Buuggani \u00a0wuxuu Daah-furayaa sil-silad la magac baxday taxanaha\u00a0 afka iyo suugaanta\u00a0 Soomaalida, waa guul cusub oo u soo hoyatey\u00a0 Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0(AGA), ujeedadii laga lahaa soo saarista buuggani ayaa ku qotonta \u00a0dhiira galinta, taageerida iyo horumarinta dadaalka cilmiyeed ee ku wajahan darsida iyo faafinta aqoonta ku saabsan afka, suugaanta iyo sooyaalka Soomaalida oo ay ka mid tahay taariikhdooda.<\/p>\n<p>Nuxur ahaan Buuuggani \u00a0wuxuu xambaarsan\u00a0 yahay dhawr iyo toban qoraal cilmiyeed oo lagu darsayo afka Soomaaliga iyo suugaantiisa, waa daraasado ka dhashay cilmi baaris ay si qoto dheer uga soo shaqeeyeen xeel-dheerayaal kala duwan oo badankood safka hore kaga jira horumarka xeel-dheerayaasha ku caan baxay qoraalada noocaan oo kale ah.<\/p>\n<p>Cilmi baarista ku urursan Buuggani waa cilmi baaris ugub oo la hubo inay wax weyn \u00a0ku soo kordhin doonto aqoonta arimahaan la xiriirta, wax badana ay u faa\u2019iideyn doonto qof kasta oo daneeya afka Soomaaliga, suugaantiisa iyo cilmiga afafka.<\/p>\n<p>Buuggani qiimaha badan ayaa \u00a0lagu soo bandhigay munaasabadii xuska Afartan (40) guurada ee hirgalinta far Soomaaliga ee lagu qabtay Dalka Jabuuti intii u dhaxeysay 17-21-kii desember 2012-kii.<\/p>\n<p>Saaxiib kasta oo xiiseynayo Buuggani \u00a0waxa uu ka \u00a0heli karaa Xarumaha cilmiga, Maktabadaha, \u00a0goobaha Aqoon faafinta iyo qaar ka mid ah Website-yada ay Soomaalidu leedahay, \u00a0si aad u horumariso afkaaga hooyo waa haboon inaad hal Buug ka heshaa \u00a0Afmaal oo ah taxane soo koobaya afka iyo suuugaanta Soomaalida.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buuggani \u00a0wuxuu Daah-furayaa sil-silad la magac baxday taxanaha\u00a0 afka iyo suugaanta\u00a0 Soomaalida, waa guul cusub oo u soo hoyatey\u00a0 Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0(AGA), ujeedadii laga lahaa soo saarista buuggani ayaa ku qotonta \u00a0dhiira galinta, taageerida iyo horumarinta dadaalka cilmiyeed ee ku wajahan darsida iyo faafinta aqoonta ku saabsan afka, suugaanta iyo sooyaalka Soomaalida oo ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":264,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[10],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Buugga Taxanaha Afka iyo Suugaanta Soomaalida (Afmaal) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Buugga Taxanaha Afka iyo Suugaanta Soomaalida (Afmaal) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Buuggani \u00a0wuxuu Daah-furayaa sil-silad la magac baxday taxanaha\u00a0 afka iyo suugaanta\u00a0 Soomaalida, waa guul cusub oo u soo hoyatey\u00a0 Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0(AGA), ujeedadii laga lahaa soo saarista buuggani ayaa ku qotonta \u00a0dhiira galinta, taageerida iyo horumarinta dadaalka cilmiyeed ee ku wajahan darsida iyo faafinta aqoonta ku saabsan afka, suugaanta iyo sooyaalka Soomaalida oo ay ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-03-08T16:36:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-03-10T11:13:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Buuga-Afmaal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"556\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"261\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Buugga Taxanaha Afka iyo Suugaanta Soomaalida (Afmaal)\",\"datePublished\":\"2018-03-08T16:36:38+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-10T11:13:33+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/\"},\"wordCount\":230,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Buugaag\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/\",\"name\":\"Buugga Taxanaha Afka iyo Suugaanta Soomaalida (Afmaal) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-03-08T16:36:38+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-10T11:13:33+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Buugga Taxanaha Afka iyo Suugaanta Soomaalida (Afmaal)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Buugga Taxanaha Afka iyo Suugaanta Soomaalida (Afmaal) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Buugga Taxanaha Afka iyo Suugaanta Soomaalida (Afmaal) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Buuggani \u00a0wuxuu Daah-furayaa sil-silad la magac baxday taxanaha\u00a0 afka iyo suugaanta\u00a0 Soomaalida, waa guul cusub oo u soo hoyatey\u00a0 Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0(AGA), ujeedadii laga lahaa soo saarista buuggani ayaa ku qotonta \u00a0dhiira galinta, taageerida iyo horumarinta dadaalka cilmiyeed ee ku wajahan darsida iyo faafinta aqoonta ku saabsan afka, suugaanta iyo sooyaalka Soomaalida oo ay ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-03-08T16:36:38+00:00","article_modified_time":"2018-03-10T11:13:33+00:00","og_image":[{"width":556,"height":261,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/Buuga-Afmaal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Buugga Taxanaha Afka iyo Suugaanta Soomaalida (Afmaal)","datePublished":"2018-03-08T16:36:38+00:00","dateModified":"2018-03-10T11:13:33+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/"},"wordCount":230,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Buugaag"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/","name":"Buugga Taxanaha Afka iyo Suugaanta Soomaalida (Afmaal) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-03-08T16:36:38+00:00","dateModified":"2018-03-10T11:13:33+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-taxanaha-afka-iyo-suugaanta-soomaalida-afmaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Buugga Taxanaha Afka iyo Suugaanta Soomaalida (Afmaal)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/255"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=255"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/255\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":260,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/255\/revisions\/260"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}