{"id":2521,"date":"2019-12-21T16:39:25","date_gmt":"2019-12-21T16:39:25","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2521"},"modified":"2019-12-22T03:50:14","modified_gmt":"2019-12-22T03:50:14","slug":"wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti oo Furey Shirweynihii 6-aad ee Somali PEN"},"content":{"rendered":"<h4>Shirweynihii lixaad ee Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed, ayna ka soo qeyb-galeen ergooyin kala socda deegaannada Geeska Afrika oo ay Soomaalida degto iyo wadamada qurbaha ayaa maanta oo ku beegan 21\/12\/2019 waxa uu si rasmi ah uga furmay guriga ummadda ee magaalada Jabuuti.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii furitaanka shirweynahaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxaa soo sharfay madax ka kala socotay wadamada Jabuuti, Soomaaliya iyo Ethiopia, masuuliyiin ka tirsan madaxda Somali PEN iyo marti sharaf kale oo isugu jirtay Safiirro, aqoonyahanno, qorayaal, abwaanno, suxufiyiin iyo dad kale oo muhiim ah, iyada oo uu shirweynahaasi socon doono inta u dhaxeysa 21-23 Disember 2019.<\/h4>\n<h4>Wasiirka Wasaaradda Arimaha Diinta, Dhaqanka iyo Awqaafta dalka Jabuuti Md, Muumin Xasan Barre oo si rasmi ah u furay shirweynahaasi ayaa sheegay inuu ergooyinka ka qeyb-qaadanayo shirweynahaa si uu si kalgacal leh ugu soo dhaweynayo magaalada Jabuuti, waxaana uu hoosta ka xariiqay inuu ku faraxsan yahay furitaanka shirweynahaasi.<\/h4>\n<h4>\u201cSomali PEN wey dadaashay, wax badanna way qabatay, waxaan qabaa in la soo gaarey xilligii la dar-dar galin lahaa waxqabadkeeda, waxaan idinku bishaareynayaa Dawladda Jabuuti \u00a0oo uu hogaaminayo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle inay door weyn ka cayaareyso \u00a0hirgalinta iyo isticmaalka afka Soomaaliga, sidoo kale waxaa naga go&#8217;an horumarintaa hawlaha Somali PEN\u201d ayuu yiri Wasiir Muumin oo caddeeyay inay Dawladda \u00a0Jabuuti, gaar ahaan Wasaaraddiisu soo saari doonto Filim laga sameynayo buug uu qorey qoraaga Nuuradiin Faarax, filimkaasi oo ku \u00a0hadlayo afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti ka hor, waxaa halkaasi ka hadlay Wasiirkii hore ee Dhaqanka iyo Isgaarsiinta Ethiopia Safiir Maxamuud Dirir, Wasiiru Dawlaha Warfaafinta Puntland Ashkir Nuur, Siyaasiga Cabdi-raxmaan Macallin C\/llaahi Baadiyoow, Drs. Caasha Xaaji Cilmi, Xaashi C\/llaahi Orrax oo ka mid odayaasha naadiga PEN iyo Dr. Cabdiraxmaan Yaasiin oo ku hadlayay magaca Guddiga Qabanqaabada shirweynahaasi.<\/h4>\n<h4>Furitaankii shirweynahaasi kadib, waxaa bilowday Aqoon-wadaagii Koowaad oo ku saabsanaa qalinka iyo kaaliinta qalinleyda Soomaaliyeed, ahmiyadda qoraalka iyo masuuliyadda saaran qalinleyda guud ahaan, waxaana fadhigaasi ka qeyb-qaatey Qoraa Axmed Faarax Cali (Idaajaa), Abwaan Saciid Saalax, Safiir Maxamuud Dirir, Saciid Jaamac, Seynab Daahir iyo Yaasmiin.<\/h4>\n<h4>Qaar ka mid ah masuulyiinta iyo hawl-wadeenka Somalipen ee aqoon wadaagaasi ku sugnaa ayaa halkaasi ka soo jeediyay tallooyin wax ku ool ah oo ay ku kordhinayaan mowduucyadii halkaasi looga hadlay, dhanka kale waxaa xusid mudan in Carwo Buugeed aad loo jecleystay ay \u00a0qeyb ka aheyd shirweynahaasi, iyada oo halkaasi lagu soo bandhiggay buugaag kala duwan oo aad loo xiisaynayay.<\/h4>\n<h4>Maalinta berri ah ayaa dib la isugu laaban doonaa shirweynahaasi oo loogu talagalay inuu socdo muddo Seddex maalin ah, waxaana madashii furitaanka shirweynahaasi ee maanta goob joog ka ahaa Guddoomiye Sharafeedka Somalipen, ahna Aas-aasihii naadiga qalinleyda Soomaaliyeed ee Somalipen Dr. Maxmed Daahir Afrax iyo madax kale.<\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2522\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3430.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3430.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3430-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2524\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3432.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3432.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3432-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2525\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3421.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3421.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3421-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2526\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3419.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3419.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3419-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2527\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3408.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3408.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3408-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2528\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3401.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3401.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3401-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2530\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3413.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3413.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3413-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2531\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3395-1.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3395-1.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3395-1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2532\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3368.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3368.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3368-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2533\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3449.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3449.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3449-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2534\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3327.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3327.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3327-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirweynihii lixaad ee Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed, ayna ka soo qeyb-galeen ergooyin kala socda deegaannada Geeska Afrika oo ay Soomaalida degto iyo wadamada qurbaha ayaa maanta oo ku beegan 21\/12\/2019 waxa uu si rasmi ah uga furmay guriga ummadda ee magaalada Jabuuti. Munaasabaddii furitaanka shirweynahaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2523,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti oo Furey Shirweynihii 6-aad ee Somali PEN - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti oo Furey Shirweynihii 6-aad ee Somali PEN - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirweynihii lixaad ee Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed, ayna ka soo qeyb-galeen ergooyin kala socda deegaannada Geeska Afrika oo ay Soomaalida degto iyo wadamada qurbaha ayaa maanta oo ku beegan 21\/12\/2019 waxa uu si rasmi ah uga furmay guriga ummadda ee magaalada Jabuuti. Munaasabaddii furitaanka shirweynahaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-21T16:39:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-22T03:50:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3425.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"481\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti oo Furey Shirweynihii 6-aad ee Somali PEN\",\"datePublished\":\"2019-12-21T16:39:25+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-22T03:50:14+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/\"},\"wordCount\":453,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/\",\"name\":\"Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti oo Furey Shirweynihii 6-aad ee Somali PEN - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-12-21T16:39:25+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-22T03:50:14+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti oo Furey Shirweynihii 6-aad ee Somali PEN\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti oo Furey Shirweynihii 6-aad ee Somali PEN - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti oo Furey Shirweynihii 6-aad ee Somali PEN - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Shirweynihii lixaad ee Naadiga PEN ee Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed, ayna ka soo qeyb-galeen ergooyin kala socda deegaannada Geeska Afrika oo ay Soomaalida degto iyo wadamada qurbaha ayaa maanta oo ku beegan 21\/12\/2019 waxa uu si rasmi ah uga furmay guriga ummadda ee magaalada Jabuuti. Munaasabaddii furitaanka shirweynahaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-12-21T16:39:25+00:00","article_modified_time":"2019-12-22T03:50:14+00:00","og_image":[{"width":640,"height":481,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/thumbnail_IMG_3425.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti oo Furey Shirweynihii 6-aad ee Somali PEN","datePublished":"2019-12-21T16:39:25+00:00","dateModified":"2019-12-22T03:50:14+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/"},"wordCount":453,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/","name":"Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti oo Furey Shirweynihii 6-aad ee Somali PEN - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-12-21T16:39:25+00:00","dateModified":"2019-12-22T03:50:14+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wasiirka-arimaha-diinta-iyo-dhaqanka-jabuuti-oo-furey-shirweynihii-6-aad-ee-somalipen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Arimaha Diinta iyo Dhaqanka Jabuuti oo Furey Shirweynihii 6-aad ee Somali PEN"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2521"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2521"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2540,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2521\/revisions\/2540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2523"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}