{"id":2512,"date":"2019-12-17T05:07:22","date_gmt":"2019-12-17T05:07:22","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2512"},"modified":"2019-12-17T05:14:05","modified_gmt":"2019-12-17T05:14:05","slug":"wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/","title":{"rendered":"Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska oo ka Hadlay Xaflad lagu soo Dhaweeynayay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan"},"content":{"rendered":"<h4><em>Xaflad loogu tala-galay soo dhaweynta Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan oo ka mid ah hal-abuurada taariikhda ku leh fanka Soomaaliyeed \u00a0ayaa habeenkii 16\/12\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada London ee wadanka Ingiriiska.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Munaasabaddii xafladdaasi oo ay soo qaban-qaabisay Guddoomiyaha ururka Haweenka UK Nadiifo Cali ayaa waxa ka soo qeyb-galay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan oo beryahan marti ku ahaa dalka Britain, hoggaanka Jaaliyadda Soomaalida ee UK, madax ka tirsan AGA, fannaaniin iyo marti sharaf kale.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wakiilka AGA ee dalka Ingiriiska Prof Cabdulqaadir Ruumi oo ka hadlay xafladdaasi ayaa ka warbixiyay himilada iyo howlaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, gaar ahaan qaybta UK., waxaana \u00a0uu si qoto dheer uga sheekeeyay howlaha ay Akadeemiyada AGA ka \u00a0wado wadamada Yurub ee kala ah wacyigelinta iyo ololaha hiilka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u00a0Intii ay xafladdaasi socotay waxaa halkaas heeso ka qaaday Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan iyo fannaanadda Maryan Ruun Xasan Cade, waxaana xusid mudan inay xafladdaas goob-joog ka ahaayeen hoggaanka jaaliyadda Soomaalida ee UK ee kala ah: Qaali Nuura, Dr Muhiddin Daqarre, Maxamad Maclow iyo Wakililka AGA ee Qaaradda Yurub Al-ustaad Cabdiraxmaan Abtidoon.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2513\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79777484_1749992855135946_7120968253924442112_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79777484_1749992855135946_7120968253924442112_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79777484_1749992855135946_7120968253924442112_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79777484_1749992855135946_7120968253924442112_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2514\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80275659_1749992838469281_8271428626306564096_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"824\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80275659_1749992838469281_8271428626306564096_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80275659_1749992838469281_8271428626306564096_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2515\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79299402_1749992835135948_5272003516104179712_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79299402_1749992835135948_5272003516104179712_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79299402_1749992835135948_5272003516104179712_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79299402_1749992835135948_5272003516104179712_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2516\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79777484_1749992855135946_7120968253924442112_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79777484_1749992855135946_7120968253924442112_n-1.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79777484_1749992855135946_7120968253924442112_n-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79777484_1749992855135946_7120968253924442112_n-1-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad loogu tala-galay soo dhaweynta Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan oo ka mid ah hal-abuurada taariikhda ku leh fanka Soomaaliyeed \u00a0ayaa habeenkii 16\/12\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada London ee wadanka Ingiriiska. Munaasabaddii xafladdaasi oo ay soo qaban-qaabisay Guddoomiyaha ururka Haweenka UK Nadiifo Cali ayaa waxa ka soo qeyb-galay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan oo beryahan marti ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2513,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska oo ka Hadlay Xaflad lagu soo Dhaweeynayay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska oo ka Hadlay Xaflad lagu soo Dhaweeynayay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad loogu tala-galay soo dhaweynta Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan oo ka mid ah hal-abuurada taariikhda ku leh fanka Soomaaliyeed \u00a0ayaa habeenkii 16\/12\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada London ee wadanka Ingiriiska. Munaasabaddii xafladdaasi oo ay soo qaban-qaabisay Guddoomiyaha ururka Haweenka UK Nadiifo Cali ayaa waxa ka soo qeyb-galay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan oo beryahan marti ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-17T05:07:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-17T05:14:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79777484_1749992855135946_7120968253924442112_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska oo ka Hadlay Xaflad lagu soo Dhaweeynayay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan\",\"datePublished\":\"2019-12-17T05:07:22+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-17T05:14:05+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/\"},\"wordCount\":188,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/\",\"name\":\"Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska oo ka Hadlay Xaflad lagu soo Dhaweeynayay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-12-17T05:07:22+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-17T05:14:05+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska oo ka Hadlay Xaflad lagu soo Dhaweeynayay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska oo ka Hadlay Xaflad lagu soo Dhaweeynayay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska oo ka Hadlay Xaflad lagu soo Dhaweeynayay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad loogu tala-galay soo dhaweynta Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan oo ka mid ah hal-abuurada taariikhda ku leh fanka Soomaaliyeed \u00a0ayaa habeenkii 16\/12\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada London ee wadanka Ingiriiska. Munaasabaddii xafladdaasi oo ay soo qaban-qaabisay Guddoomiyaha ururka Haweenka UK Nadiifo Cali ayaa waxa ka soo qeyb-galay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan oo beryahan marti ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-12-17T05:07:22+00:00","article_modified_time":"2019-12-17T05:14:05+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79777484_1749992855135946_7120968253924442112_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska oo ka Hadlay Xaflad lagu soo Dhaweeynayay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan","datePublished":"2019-12-17T05:07:22+00:00","dateModified":"2019-12-17T05:14:05+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/"},"wordCount":188,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/","name":"Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska oo ka Hadlay Xaflad lagu soo Dhaweeynayay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-12-17T05:07:22+00:00","dateModified":"2019-12-17T05:14:05+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-dalka-ingiriiska-oo-ka-hadlay-xaflad-lagu-soo-dhaweeynayay-laashin-axmadeey-cabdi-gaashaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wakiilka AGA ee Dalka Ingiriiska oo ka Hadlay Xaflad lagu soo Dhaweeynayay Laashin Axmadeey Cabdi Gaashaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2512"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2512"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2519,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2512\/revisions\/2519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}