{"id":2504,"date":"2019-12-14T06:42:34","date_gmt":"2019-12-14T06:42:34","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2504"},"modified":"2019-12-14T06:42:34","modified_gmt":"2019-12-14T06:42:34","slug":"dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/","title":{"rendered":"Dr. Xuseen Wadaad oo Muxaadaro ku Saabsan Afka iyo Suugaanta ka Jeediyay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida Finland"},"content":{"rendered":"<h4>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (aga) ee wadanka Sweden iyo dalalka Scandinavia Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa 12\/12\/2019 waxa uu muxaadaro ku saabsan afka iyo suuganata Soomaalida ka jeediyay Toddobaadka dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida Finland, kaasi oo ka soconayo magaalada Helsinki ee wadankaas.<\/h4>\n<h4>Dr. Xuseen Wadaad oo ka war-bixinayay qiimaha uu leeyahay afkeena hooyo ayaa caddeeyay inuu afka Soomaaliga ka mid yahay afafka ugu hodonsan ee looga hadlo Geeska Afrika, waxaana uu iftiimiyay afku inuu ka mid yahay astaamaha lagu garto ummada Soomaaliyeed, isaga Soomaalida Finland ku guubaabiyay inay xil gaar ah la iska saaraan daryeelka afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Mar uu Wakiilka AGA ee Sweden ka hadlayay doorka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ee hiilka afka Soomaaliga ayaa sheegay inay Akadeemiyada AGA dhabarka u ridatey sidii ay horseed uga noqon laheyd daryeelka afka Soomaaliga, isaga oo ka qeyb-galayaasha toddobaadkaasi la wadaagay salaan iyo fariin uu uga sidey Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Dr. Maxamed Daahir Afrax.<\/h4>\n<h4>Wakiilka AGA ee Sweden ayaa gaba-gabadii muxaadaradaas ka dib, waxa uu qaar ka mid ah masuuliyiintii iyo xubnihii ka soo qeyb-galay barnaamijkaasi uu guddoonsiiyay nuqulo ka mid ah Warsidaha ku hadla codka Akadeemiyada AGA.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2505\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80829042_2570828156297596_8343770259416678400_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80829042_2570828156297596_8343770259416678400_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80829042_2570828156297596_8343770259416678400_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2506\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79388503_2570825282964550_1878540711549206528_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79388503_2570825282964550_1878540711549206528_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79388503_2570825282964550_1878540711549206528_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2508\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79139884_2570824969631248_4697587580550512640_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79139884_2570824969631248_4697587580550512640_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79139884_2570824969631248_4697587580550512640_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2507\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79298754_2570825789631166_4936203220348305408_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79298754_2570825789631166_4936203220348305408_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79298754_2570825789631166_4936203220348305408_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (aga) ee wadanka Sweden iyo dalalka Scandinavia Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa 12\/12\/2019 waxa uu muxaadaro ku saabsan afka iyo suuganata Soomaalida ka jeediyay Toddobaadka dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida Finland, kaasi oo ka soconayo magaalada Helsinki ee wadankaas. Dr. Xuseen Wadaad oo ka war-bixinayay qiimaha uu leeyahay afkeena hooyo ayaa caddeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2505,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dr. Xuseen Wadaad oo Muxaadaro ku Saabsan Afka iyo Suugaanta ka Jeediyay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida Finland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dr. Xuseen Wadaad oo Muxaadaro ku Saabsan Afka iyo Suugaanta ka Jeediyay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida Finland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (aga) ee wadanka Sweden iyo dalalka Scandinavia Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa 12\/12\/2019 waxa uu muxaadaro ku saabsan afka iyo suuganata Soomaalida ka jeediyay Toddobaadka dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida Finland, kaasi oo ka soconayo magaalada Helsinki ee wadankaas. Dr. Xuseen Wadaad oo ka war-bixinayay qiimaha uu leeyahay afkeena hooyo ayaa caddeeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-14T06:42:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80829042_2570828156297596_8343770259416678400_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Dr. Xuseen Wadaad oo Muxaadaro ku Saabsan Afka iyo Suugaanta ka Jeediyay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida Finland\",\"datePublished\":\"2019-12-14T06:42:34+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-14T06:42:34+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/\"},\"wordCount\":198,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/\",\"name\":\"Dr. Xuseen Wadaad oo Muxaadaro ku Saabsan Afka iyo Suugaanta ka Jeediyay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida Finland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-12-14T06:42:34+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-14T06:42:34+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dr. Xuseen Wadaad oo Muxaadaro ku Saabsan Afka iyo Suugaanta ka Jeediyay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida Finland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dr. Xuseen Wadaad oo Muxaadaro ku Saabsan Afka iyo Suugaanta ka Jeediyay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida Finland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dr. Xuseen Wadaad oo Muxaadaro ku Saabsan Afka iyo Suugaanta ka Jeediyay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida Finland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (aga) ee wadanka Sweden iyo dalalka Scandinavia Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa 12\/12\/2019 waxa uu muxaadaro ku saabsan afka iyo suuganata Soomaalida ka jeediyay Toddobaadka dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida Finland, kaasi oo ka soconayo magaalada Helsinki ee wadankaas. Dr. Xuseen Wadaad oo ka war-bixinayay qiimaha uu leeyahay afkeena hooyo ayaa caddeeyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-12-14T06:42:34+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/80829042_2570828156297596_8343770259416678400_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Dr. Xuseen Wadaad oo Muxaadaro ku Saabsan Afka iyo Suugaanta ka Jeediyay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida Finland","datePublished":"2019-12-14T06:42:34+00:00","dateModified":"2019-12-14T06:42:34+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/"},"wordCount":198,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/","name":"Dr. Xuseen Wadaad oo Muxaadaro ku Saabsan Afka iyo Suugaanta ka Jeediyay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida Finland - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-12-14T06:42:34+00:00","dateModified":"2019-12-14T06:42:34+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-oo-muxaadaro-ku-saabsan-afka-iyo-suugaanta-ka-jeediyay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida-finland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dr. Xuseen Wadaad oo Muxaadaro ku Saabsan Afka iyo Suugaanta ka Jeediyay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida Finland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2504"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2504"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2511,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2504\/revisions\/2511"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2505"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}