{"id":2467,"date":"2019-12-09T05:01:22","date_gmt":"2019-12-09T05:01:22","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2467"},"modified":"2019-12-09T06:27:32","modified_gmt":"2019-12-09T06:27:32","slug":"golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/","title":{"rendered":"Golaha Abwaannada oo Shahaado Guddoonsiiyay Xubin ka Tirsan Golahaas"},"content":{"rendered":"<h4><em>Xaflad lagu maamuusayay dhiiri-galinta iyo Shahaado guddoonsiinta Ismahaan Cabdi-kaafi Guuleed (Araweelo) oo xubin ka ah Golaha Abwaannada Soomaaliyeed , ayna ka soo qeyb-galeen masuuliyiin kala duwan ayaa shallay oo ku beegneyd 8\/12\/2019 waxaa lagu qabtay Hoolka Golaha Abwaannada ee magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Munaasabaddii xafladdaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ugu horeyntii waxaa ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Abwaannadda Md, Xirsi Dhuux Maxamed, waxaana uu ka sheekeeyay qaabkii ay Ismahaan Araweelo ugu gurmatey shacbiga reer Balad-weyne, waxaana uu iftiimiyay inay gabadhaasi ku dhaqaaqday Is-xilqaan lagu ammaani karo, isaga oo Alle ka baryay inuu ka abaal-mariyo samafalkii ay u samaysay wallaalaha reer Hiiraan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cWaxqabad la taaban karo ayay Araweelo ka gaysatey magaalada Balad-weyne, xaqiiqdii waan soo dhaweynayaa, isla markaana waxaan uga mahadcelinayaa naf-hurnimada ay samaysay, waxaana aaminsan ahay inay Golaheena u soo hoyday sharaf, magac iyo maamuus cusub\u201d ayuu yiri Abwaan Xirsi Dhuux oo Ismahaan Araweelo halkaasi ku Guddoonsiiyay Shahaado Sharaf lagu dhiiri-galinayay waxqabadkeedii Gobolka Hiiraan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale waxaa xafladdaasi ka hadlay Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Abwaannada Axmed Saciid, Agaasimaha Radio Kulmiye (KNN) Burhaan Diini Faarax, Xoghaynta Guud ee AGA Seynab Xaaji Axmed {Ugbaad} &amp; Madaxa Barnaamijka Haldoor Dayax Axmed Maxamed kuwaasi oo Ismahaan Araweelo uga mahadnaqay taageeradii ay fidisay wallaalaha reer Baladweyne.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ismahaan Cabdi-kaafi Araweelo oo iyaduna xafladdaasi ka hadashay ayaa si qoto dheer uga warbixisay hannaankii ay ugu gurmatey shacbigii ay fatahaadu barakicisay, waxaana ay caddeysay Kumanaan Kun oo Doolar oo ay ka aruurisay Nafteeda, Eheladeeda, asaxaabteeda iyo dadka Soomaaliyeed ee kheyrka jecel inay gaarsiisay bulshadii ay dhibaatadu ku dhacday.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ismahaan Araweelo oo hadalkeeda sii wata ayaa ku nuux-nuxsatey inay laba socdaal ku tagtay magaalada Balad-weyne, waxaana ay hoosta ka xariiqday safar kasta inay gaynaysay Gurmad aad u tiro badan, iyada oo xustay inay halkaasi gaarsiisay kaalmo isugu jirta Raashin, Teendhooyin, Baco, Bustayaal, Daawooyin iyo Lacag Kaash ah oo ayay dadkaasi si Caddaalad ah ugu qeybisay.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Horey ayuu Golaha Abwaannada oo ay Ismahaan Araweelo ka tirsan gurmad, tageero iyo waxqabad uga gaysan jirey culeys kasta oo soo wajaha ummadda Soomaaliyeed.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2468\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78635344_2425206064271927_3964826324031242240_o.jpg\" alt=\"\" width=\"959\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78635344_2425206064271927_3964826324031242240_o.jpg 959w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78635344_2425206064271927_3964826324031242240_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78635344_2425206064271927_3964826324031242240_o-768x513.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 959px) 100vw, 959px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2469\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78979048_2425206120938588_1715927155164053504_o.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"346\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78979048_2425206120938588_1715927155164053504_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78979048_2425206120938588_1715927155164053504_o-300x168.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78979048_2425206120938588_1715927155164053504_o-768x430.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2470\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78168849_2425206740938526_5979070457192644608_o.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78168849_2425206740938526_5979070457192644608_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78168849_2425206740938526_5979070457192644608_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78168849_2425206740938526_5979070457192644608_o-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2471\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79709428_2425252227600644_5628038760001175552_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79709428_2425252227600644_5628038760001175552_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79709428_2425252227600644_5628038760001175552_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79709428_2425252227600644_5628038760001175552_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2472\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79174845_2425206044271929_7571107395212935168_o.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79174845_2425206044271929_7571107395212935168_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79174845_2425206044271929_7571107395212935168_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79174845_2425206044271929_7571107395212935168_o-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2473\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78650502_2425206630938537_7782530656461914112_o.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78650502_2425206630938537_7782530656461914112_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78650502_2425206630938537_7782530656461914112_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78650502_2425206630938537_7782530656461914112_o-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2474\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79156305_2425206544271879_1273332373039087616_o.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79156305_2425206544271879_1273332373039087616_o.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79156305_2425206544271879_1273332373039087616_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/79156305_2425206544271879_1273332373039087616_o-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad lagu maamuusayay dhiiri-galinta iyo Shahaado guddoonsiinta Ismahaan Cabdi-kaafi Guuleed (Araweelo) oo xubin ka ah Golaha Abwaannada Soomaaliyeed , ayna ka soo qeyb-galeen masuuliyiin kala duwan ayaa shallay oo ku beegneyd 8\/12\/2019 waxaa lagu qabtay Hoolka Golaha Abwaannada ee magaalada Muqdisho. Munaasabaddii xafladdaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ugu horeyntii waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2476,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Golaha Abwaannada oo Shahaado Guddoonsiiyay Xubin ka Tirsan Golahaas - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Abwaannada oo Shahaado Guddoonsiiyay Xubin ka Tirsan Golahaas - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad lagu maamuusayay dhiiri-galinta iyo Shahaado guddoonsiinta Ismahaan Cabdi-kaafi Guuleed (Araweelo) oo xubin ka ah Golaha Abwaannada Soomaaliyeed , ayna ka soo qeyb-galeen masuuliyiin kala duwan ayaa shallay oo ku beegneyd 8\/12\/2019 waxaa lagu qabtay Hoolka Golaha Abwaannada ee magaalada Muqdisho. Munaasabaddii xafladdaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ugu horeyntii waxaa ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-09T05:01:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-09T06:27:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78623386_2425206494271884_499346985325690880_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"959\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Golaha Abwaannada oo Shahaado Guddoonsiiyay Xubin ka Tirsan Golahaas\",\"datePublished\":\"2019-12-09T05:01:22+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-09T06:27:32+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/\"},\"wordCount\":337,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/\",\"name\":\"Golaha Abwaannada oo Shahaado Guddoonsiiyay Xubin ka Tirsan Golahaas - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-12-09T05:01:22+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-09T06:27:32+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Abwaannada oo Shahaado Guddoonsiiyay Xubin ka Tirsan Golahaas\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Abwaannada oo Shahaado Guddoonsiiyay Xubin ka Tirsan Golahaas - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Golaha Abwaannada oo Shahaado Guddoonsiiyay Xubin ka Tirsan Golahaas - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad lagu maamuusayay dhiiri-galinta iyo Shahaado guddoonsiinta Ismahaan Cabdi-kaafi Guuleed (Araweelo) oo xubin ka ah Golaha Abwaannada Soomaaliyeed , ayna ka soo qeyb-galeen masuuliyiin kala duwan ayaa shallay oo ku beegneyd 8\/12\/2019 waxaa lagu qabtay Hoolka Golaha Abwaannada ee magaalada Muqdisho. Munaasabaddii xafladdaasi oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ugu horeyntii waxaa ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-12-09T05:01:22+00:00","article_modified_time":"2019-12-09T06:27:32+00:00","og_image":[{"width":959,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/78623386_2425206494271884_499346985325690880_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Golaha Abwaannada oo Shahaado Guddoonsiiyay Xubin ka Tirsan Golahaas","datePublished":"2019-12-09T05:01:22+00:00","dateModified":"2019-12-09T06:27:32+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/"},"wordCount":337,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/","name":"Golaha Abwaannada oo Shahaado Guddoonsiiyay Xubin ka Tirsan Golahaas - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-12-09T05:01:22+00:00","dateModified":"2019-12-09T06:27:32+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/golaha-abwaannada-oo-shahaado-guddoonsiiyay-xubin-ka-tirsan-golahaas\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Abwaannada oo Shahaado Guddoonsiiyay Xubin ka Tirsan Golahaas"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2467"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2467"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2467\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2480,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2467\/revisions\/2480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2476"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2467"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2467"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2467"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}