{"id":245,"date":"2018-03-07T08:21:48","date_gmt":"2018-03-07T08:21:48","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=245"},"modified":"2018-03-07T08:21:48","modified_gmt":"2018-03-07T08:21:48","slug":"magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Magaalooyinka Oslo, Stockholm, Helsinki  iyo Den Haag oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo"},"content":{"rendered":"<p><em>Munaasab weyn oo ku aadaneyd xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ayaa dhawaan lagu qabtay Magaalada Oslo ee Dalka Norway, munaasabaddaasi \u00a0oo si qurux badan loo soo agaasimay\u00a0 ayaa waxay ka dhacday Maktabadda Xaafadda Toyen , waxaana lagu soo bandhigay buugaag dhowr ah oo ku qoran af Soomaali looguna tala galay carruurta ku dhalatay ama ku barbaarta qurbada si ay uga dhismaan dhanka afka hooyo. <\/em><\/p>\n<p><em>Qoraha buugtaas Ifraax Yuusuf Ciyow oo munaasabadaasi ka hadashay ayaa si faah-faahsan uga\u00a0 sheekeeysay \u00a0sababaha ku dhaliyey in ay soo saarto buugaagtaas, waxayna kula dar-daarantay Waalidiintii ka soo qeyb galay munaasabaddaas inay ku dadaalaan sidii ay carruurtooda u bari lahaayeen afkooda hooyo. <\/em><\/p>\n<p><em>\u00a0Sidoo kale waxaa halkaasi \u00a0ka hadlay aqoonyahanno dhowr ah oo intaba ka warbixiyay y \u00a0muhiimadda uu afka hooyo leeyahay, iyadoo halkaa laga xusay \u00a0halkudhegga sannadkan ay AGA qaadatay ee ahaa \u201cAfkaagu Waa Aqoonsigaaga\u201d.<\/em><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-246\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28379572_582106155487409_4164629934334383090_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28379572_582106155487409_4164629934334383090_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28379572_582106155487409_4164629934334383090_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28379572_582106155487409_4164629934334383090_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-247\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28468741_582106635487361_259504469676148069_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28468741_582106635487361_259504469676148069_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28468741_582106635487361_259504469676148069_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28468741_582106635487361_259504469676148069_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-248\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/DWue0bsW0AAFKxS-741x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/DWue0bsW0AAFKxS-741x1024.jpg 741w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/DWue0bsW0AAFKxS-217x300.jpg 217w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/DWue0bsW0AAFKxS-768x1062.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/DWue0bsW0AAFKxS.jpg 868w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<p><em>\u00a0<\/em><em>Munaasabad kale oo \u00a0lagu weynaynayay maalinta afka hooyo ayaa iyaduna lagu qabtay Magaalada Stockholm ee Wadanka Sweden, munaasabadaasi ayaa Laheyd \u00a0xiiso gooni ah, waxaana ka qeyb galayaashii xafladaasi \u00a0soo jiitey qaabkii loo soo agaasimay \u00a0qaban-qaabadii munaasabadaasi, ka soo qeybgalkii ballaarnaa, aqoonyahankii halkaa ka hadlay iyo mowduucii xiisaha badnaa ee looga \u00a0hadlay. <\/em><\/p>\n<p><em>Xafladaasi \u00a0oo\u00a0 diiradda loogu saaray ku bar-baarinta afka carruurta qurba joogga ah ayaa waxaa looga hadlay sida ay isugu xiran yihiin afka, dhaqanka, sumadda iyo astaanta qofka ama aqoonsiga dadnimo, Aqoonyahankii halkaa ka hadlay waxaa ka mid ahaa qoraa Maxamed Xirsi Guuleed, qoraa Yuusuf \u00a0Xasan, Ustaad Cabdalla Shafey, Dr. Jaamac Muuse oo ka soo kicitamay Hargeysa, Macallimad\/barbaariso Nimca Nuur iyo aqoonyahanno kale oo fara badan,\u00a0 kuwaasi oo \u00a0ka hadlay kaalinta waalidka, macallinka iyo bulshadada ee ku aaddan dhowridda afka iyo ku bar-baarinta jiilka soo koraya. <\/em><\/p>\n<p><em>Intii ay munaasabaddu socotay waxaa ba-rbar socday barnaamij madadaalo ah oo isugu jiray suugaan iyo ciyaaro loogu tala galay carruurta iyo waalidkaba.\u00a0<\/em><\/p>\n<p><em>\u00a0 <\/em><\/p>\n<p><em>\u00a0\u00a0<\/em><em>Magaalooyinka kale ee ka tirsan Qaarada Yurub oo lagu qabtay xuska maalinta Caalamiga ah ee afka hooyo waxaa ka mid ahaa Magaalada \u00a0Helsinki\u00a0 ee Cariga Finland, taariikh ahaan Magaalada Helsinki oo dhowr mar oo hore lagu qabatay munaasabaddan oo kale ayaa \u00a0maalintii ay bishu aheyd 21-ka Febraayo waxaa galabnimadeedii lagu qabtay \u00a0Maktabadda Dhexe ee Magaaladaasi barnaamij xiisa leh oo looga hadlayey afka iyo\u00a0 muhiimaddiisa laguna soo bandhigay buug cusub oo dhawaan soo baxay. <\/em><\/p>\n<p><em>Qorayaal, macallimiin iyo dadweyne aad u xiiseeya afka iyo suugaanta Soomaaliyeed ayaa ka soo qeyb galay, Qoraa Bashiir Xirsi oo buug uu dhawaan soo\u00a0 saaray halkaa lagu Daah-furay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in daah-furka buuggiisa ee Finland ku soo beeganto maalintan qiimaha weyn. <\/em><\/p>\n<p><em>\u00a0Sidoo kale waxaa munaasabdaasi ka hadlay aqoonyahanno badan oo sheegay in dhowrkii sanno ee tegey dadaal dheer loo galay sidii carruurta Soomaaliyeed loogu barbaarin lahaa afkooda hooyo si ay u bartaan isla markaana ay ugu \u00a0faanaan, waxayna kula dar-daarmeen waalidiinta in arrinkaa culeys la saaro iyadoo xustay in afku yahay aqoonsiga qofka. <\/em><\/p>\n<p><em>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/em><\/p>\n<p><em>Mmunaasabad kale oo aad u qiimo badneyd laguna\u00a0 xusayay maalinta afka hooyo ayaa\u00a0 iyaduna \u00a0waxaa lagu qabtay Magaalada Den Haag ee Wadanka Netherlands, sannad walba xilliyadaan oo kale\u00a0 ayay bulshooyinka kala gedisan ee ku nool Wadankaasi waxay wadaagaan barnaamij la magac baxay \u00a0Freedom Book Fair kaasi oo ah barnaamij ballaaran oo isugu jira bandhig buugeed, dood-aqooneedyo, suugaan iyo barnaamijyo kale oo xiiso badan. <\/em><\/p>\n<p><em>Saddex iyo Labaatankii Febraayo oo ku aadaneyd maalin jimca ah ayaa fiidnimadeedii \u00a0waxaa lagu qabtay Koorenhuis oo ah xarun dhaqan barnaamij u gaar ah Soomaalida looguna magac daray \u2018War iyo Wacaal\u2019 kuna saabsanaa afka, dhaqanka, buugta iyo suugaanta Soomaaliyeed. <\/em><\/p>\n<p><em>Barnaamijkan ayaa sida \u00a0sannadkii hore oo kale AGA waxay ku lahayd qeyb weyn. Waxaana si gaar ah uga dhex muuqday Cabdiraxmaan Abtidoon iyo Maxamed Cartan oo ka tirsan Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/em><\/p>\n<p><em>Gabyaa Farax Goobdoon ayaa suugaan ku soo bandhigtay, cilmi-baare Boodhari Warsame wuxuu ka soo qeyb galayaashii la wadaagay baaritaan uu muddo sannado ah waday kuna saabsaneyd Soomaalidii ugu horreysay ee timaada Qaaraddan Yurub, sidoo kale waxaa munaasabdaasi ka hadashay Fatima Nuur oo AGA uga wakiil ah Netherlands,\u00a0 waxayna si cilimiyaysan uga warbixisay \u00a0muhiimadda maalintaas iyo weliba afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed in lagu baraarugo. <\/em><\/p>\n<p><em>Barnaamijka oo lagu qabtay meel \u00a0Tiyaatar ah ayaa wuxuu u socday qaab Raadiyo oo kale ah oo aad u qurux badan , waxaana daa-dihinayey Xuseen Koofurow oo ka hawl gala mid ka mid ah Iddaacadaha Dalkaas.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/em><\/p>\n<p><em>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Waxaa Diyaariyay<\/em><\/p>\n<p><em>Abdirahman M. Abtidon :-Tel:+44 7950164456 (UK), <\/em><\/p>\n<p><em>+47 40997334 (Norway), +39 3510741924 (Italy)<\/em><\/p>\n<p><em>Facebook: Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon<\/em><\/p>\n<p><em>Twitter: \u00a0@AMAbtidon, \u00a0\u00a0Skype: \u00a0 \u00a0 \u00a0 A.Abtidon\u00a0 <\/em><\/p>\n<p><em>\u00a0\u00a0 <\/em><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasab weyn oo ku aadaneyd xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ayaa dhawaan lagu qabtay Magaalada Oslo ee Dalka Norway, munaasabaddaasi \u00a0oo si qurux badan loo soo agaasimay\u00a0 ayaa waxay ka dhacday Maktabadda Xaafadda Toyen , waxaana lagu soo bandhigay buugaag dhowr ah oo ku qoran af Soomaali looguna tala galay carruurta ku dhalatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":246,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[3,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Magaalooyinka Oslo, Stockholm, Helsinki iyo Den Haag oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Magaalooyinka Oslo, Stockholm, Helsinki iyo Den Haag oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasab weyn oo ku aadaneyd xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ayaa dhawaan lagu qabtay Magaalada Oslo ee Dalka Norway, munaasabaddaasi \u00a0oo si qurux badan loo soo agaasimay\u00a0 ayaa waxay ka dhacday Maktabadda Xaafadda Toyen , waxaana lagu soo bandhigay buugaag dhowr ah oo ku qoran af Soomaali looguna tala galay carruurta ku dhalatay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-03-07T08:21:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28379572_582106155487409_4164629934334383090_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Magaalooyinka Oslo, Stockholm, Helsinki iyo Den Haag oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo\",\"datePublished\":\"2018-03-07T08:21:48+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-07T08:21:48+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":736,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Magaalooyinka Oslo, Stockholm, Helsinki iyo Den Haag oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-03-07T08:21:48+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-07T08:21:48+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Magaalooyinka Oslo, Stockholm, Helsinki iyo Den Haag oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Magaalooyinka Oslo, Stockholm, Helsinki iyo Den Haag oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Magaalooyinka Oslo, Stockholm, Helsinki iyo Den Haag oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasab weyn oo ku aadaneyd xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ayaa dhawaan lagu qabtay Magaalada Oslo ee Dalka Norway, munaasabaddaasi \u00a0oo si qurux badan loo soo agaasimay\u00a0 ayaa waxay ka dhacday Maktabadda Xaafadda Toyen , waxaana lagu soo bandhigay buugaag dhowr ah oo ku qoran af Soomaali looguna tala galay carruurta ku dhalatay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-03-07T08:21:48+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28379572_582106155487409_4164629934334383090_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Magaalooyinka Oslo, Stockholm, Helsinki iyo Den Haag oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo","datePublished":"2018-03-07T08:21:48+00:00","dateModified":"2018-03-07T08:21:48+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"},"wordCount":736,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/","name":"Magaalooyinka Oslo, Stockholm, Helsinki iyo Den Haag oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-03-07T08:21:48+00:00","dateModified":"2018-03-07T08:21:48+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/magaalooyinka-oslo-stockholm-helsinki-iyo-den-haag-oo-lagu-qabtay-xuska-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Magaalooyinka Oslo, Stockholm, Helsinki iyo Den Haag oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Afka Hooyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/245"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=245"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":249,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/245\/revisions\/249"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}