{"id":2441,"date":"2019-11-27T08:08:28","date_gmt":"2019-11-27T08:08:28","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2441"},"modified":"2019-11-27T08:10:51","modified_gmt":"2019-11-27T08:10:51","slug":"aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/","title":{"rendered":"AGA-UK OO DURUUS CILMI AH KA SOO JEEDISAY KULAN AQOONEED LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON"},"content":{"rendered":"<h4>Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa lagu martiqaaday kulan aqooneed uu soo qabanqaabiyey Dugsiga Sare ee Capital Academy ee Waqooyiga Galbeed ee London, kaasoo loogu talagalay ardayda iyo waalidiinta dugsigaas, waxaana cashar qiima badan oo ka qayb galayaashii ay aad u jeclaysteen kuna saabsanaa taariikhda islaamka ee Geeska Afrika iyo Soomaalinimada ka soo jeediyey Ustaad Maxamed Cabdullaahi Cartan oo ka tirsan AGA-UK, sidoo kale hal-abuur Cabdirashiid ina Cawsgurow oo ka tirsan AGA-Kenya ayaa maanso ka hadlaysa waxa bulshadeenna u ah baadisooca halkaa ka tiriyey.<\/h4>\n<h4>Ustaad Cartan ayaa casharkiisii ugu soo bandhigay dhallinyaradii iyo waalidiintiiba halka ay Soomaalidu ka soo jeeddo, dhaqanka iyo dabeecadaha u gaarka ah ee lagu yaqaan Soomaalida, taariikhdoodii iyo bulshooyinkii uu ganacsigu kala dhaxayn jiray sida Faraaciintii, Shiinihii iyo Giriiggii hore, iyo raadraacyada caddeymaha ah halka laga helay.<\/h4>\n<h4>Saynab Aaden Sharci Daahir oo ka tirsan maamulka AGA lahaydna kaalinta isku xirka AGA iyo Capital Academy ayaa waxay ka warbixisay sababihii loo aasaasay Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo hawlaha ay qabato. Waxay ku dhiirragelisay dhallinyarada in ay ku dadaalaan barashada afka hooyo, kaas oo u ah astaan xoojineysa Soomaalinimadooda. Saynab oo iyadaba ah macallimad Dugsi Sare ayaa ardayda ku dhiirragelisay in ay waxbarashada ku dadaalaan si ay aaya fiican u helaan.<\/h4>\n<h4>Sharikadaha buugta soo saara ee LoohPress iyo Galool Somali ayaa waxay soo bandhigeen qaar ka mid ah buugta ay soo saareen iyo buugaag kale oo ay qoreen qorayaal Soomaaliyeed, waxayna ka soo qaybgalayaashii fursad u heleen in ay halkaa ka iibsadaan qaar ka mid ah buugtaas halkaa lagu soo bandhigay.<\/h4>\n<h4>Baar Xirsi oo ka tirsan dugsiga City Academy ayaa ka warbixisay sidii loo soo qabanqaabiyey kulankaas, waxayna u sheegtay waalidiintii iyo ardaydii kulankaas joogtay in ay soo socdaan kulamo kale oo dhawaan iyo mustaqbalkaba ay qaban doonaan. Waxayna hambalyo iyo mahadnaq u soo jeedisay AGA-UK kuna ammaantay waxqabadka ay bulshada u hayaan.<\/h4>\n<h4>Ugu dambeyntii maamulaha Dugsiga Sare ee Capital Academy ayaa u mahadnaqay ka soo qaybgalayaashii, wuxuuna ballan qaaday in ay wadi doonaan kulammada sidan oo kale ah oo lagu xoojinayo afka dhaqanka iyo sooyaalka Soomaaliyeed. Maamuluhu wuxuu ka codsaday AGA in ay barnaamijya kale la abaabulaan Dugsiga.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2442\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_5.jpg\" alt=\"\" width=\"593\" height=\"415\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_5.jpg 593w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_5-300x210.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 593px) 100vw, 593px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2443\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_7.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_7.jpg 627w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_7-300x213.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2444\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_2.jpg\" alt=\"\" width=\"491\" height=\"394\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_2.jpg 491w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_2-300x241.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 491px) 100vw, 491px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2445\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_8.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"429\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_8.jpg 668w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_8-300x208.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_8-110x75.jpg 110w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2446\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_1.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"315\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_1.jpg 627w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_1-300x153.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2447\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_9.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"399\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_9.jpg 749w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_9-300x194.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa lagu martiqaaday kulan aqooneed uu soo qabanqaabiyey Dugsiga Sare ee Capital Academy ee Waqooyiga Galbeed ee London, kaasoo loogu talagalay ardayda iyo waalidiinta dugsigaas, waxaana cashar qiima badan oo ka qayb galayaashii ay aad u jeclaysteen kuna saabsanaa taariikhda islaamka ee Geeska Afrika iyo Soomaalinimada ka soo jeediyey Ustaad Maxamed Cabdullaahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2442,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AGA-UK OO DURUUS CILMI AH KA SOO JEEDISAY KULAN AQOONEED LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AGA-UK OO DURUUS CILMI AH KA SOO JEEDISAY KULAN AQOONEED LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa lagu martiqaaday kulan aqooneed uu soo qabanqaabiyey Dugsiga Sare ee Capital Academy ee Waqooyiga Galbeed ee London, kaasoo loogu talagalay ardayda iyo waalidiinta dugsigaas, waxaana cashar qiima badan oo ka qayb galayaashii ay aad u jeclaysteen kuna saabsanaa taariikhda islaamka ee Geeska Afrika iyo Soomaalinimada ka soo jeediyey Ustaad Maxamed Cabdullaahi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-27T08:08:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-27T08:10:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"593\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"AGA-UK OO DURUUS CILMI AH KA SOO JEEDISAY KULAN AQOONEED LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON\",\"datePublished\":\"2019-11-27T08:08:28+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-27T08:10:51+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/\"},\"wordCount\":361,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/\",\"name\":\"AGA-UK OO DURUUS CILMI AH KA SOO JEEDISAY KULAN AQOONEED LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-11-27T08:08:28+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-27T08:10:51+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AGA-UK OO DURUUS CILMI AH KA SOO JEEDISAY KULAN AQOONEED LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AGA-UK OO DURUUS CILMI AH KA SOO JEEDISAY KULAN AQOONEED LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AGA-UK OO DURUUS CILMI AH KA SOO JEEDISAY KULAN AQOONEED LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa lagu martiqaaday kulan aqooneed uu soo qabanqaabiyey Dugsiga Sare ee Capital Academy ee Waqooyiga Galbeed ee London, kaasoo loogu talagalay ardayda iyo waalidiinta dugsigaas, waxaana cashar qiima badan oo ka qayb galayaashii ay aad u jeclaysteen kuna saabsanaa taariikhda islaamka ee Geeska Afrika iyo Soomaalinimada ka soo jeediyey Ustaad Maxamed Cabdullaahi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-11-27T08:08:28+00:00","article_modified_time":"2019-11-27T08:10:51+00:00","og_image":[{"width":593,"height":415,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/11\/thumbnail_5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"AGA-UK OO DURUUS CILMI AH KA SOO JEEDISAY KULAN AQOONEED LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON","datePublished":"2019-11-27T08:08:28+00:00","dateModified":"2019-11-27T08:10:51+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/"},"wordCount":361,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/","name":"AGA-UK OO DURUUS CILMI AH KA SOO JEEDISAY KULAN AQOONEED LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-11-27T08:08:28+00:00","dateModified":"2019-11-27T08:10:51+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/aga-uk-oo-duruus-cilmi-ah-ka-soo-jeedisay-kulan-aqooneed-lagu-qabtay-magaalada-london\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AGA-UK OO DURUUS CILMI AH KA SOO JEEDISAY KULAN AQOONEED LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2441"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2441"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2449,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2441\/revisions\/2449"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2442"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}