{"id":2415,"date":"2019-11-08T09:42:32","date_gmt":"2019-11-08T09:42:32","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2415"},"modified":"2019-11-08T09:44:36","modified_gmt":"2019-11-08T09:44:36","slug":"guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed Prof Kalaay!"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Wakiilkii Akadeemiye-Goboleedka ee Koonfur-Galbeed Prof Maxamed Cali Kalaay oo ku geeriyooday magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.<\/h4>\n<h4>Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Prof Maxamed Cali Kalaay, waxaana uu iftiimiyay marxuumku inuu ahaa aqoonyahan iyo waaya arag u taagan daryeelka iyo hiilka afka Soomaaliga, isaga oo caddeeyay inuu Prof Kalaay ahaa mutacallim noloshiisa u hibeeyay sidii uu ummaddiisa ugu Wacyigalin lahaa qiimaha uu leeyahay afkooda hooyo.<\/h4>\n<h4>\u201cAniga oo ku hadlayo Magacayga, magaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo guud ahaan magaca bahda afka, dhaqanka, hal-abuurka iyo suugaanta ayaa geerida Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed, waxaan uga tacsiyaynayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii, eheladii iyo saaxiibadii uu ka baxay marxuumkaas, waxaana Alle uga baryayaa inuu Jannadiisa ka waraabiyo\u201d ayuu yiri Prof. Maxamed Daahir Afrax.<\/h4>\n<h4>Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Cali (Kalaay,) waxa uu ahaa aqoonyahan \u00a0la jecel yahay, waxaana uu ahaa macallin wax soo barey dhallinyaro badan oo Soomalaiyeed, Allaha u naxariistee caan waxa uu ku ahaa hiilka afkiisa hooyo!<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2348\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/75266105_521507185329509_362927231887998976_n.jpg\" alt=\"\" width=\"867\" height=\"578\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/75266105_521507185329509_362927231887998976_n.jpg 867w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/75266105_521507185329509_362927231887998976_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/75266105_521507185329509_362927231887998976_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 867px) 100vw, 867px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Wakiilkii Akadeemiye-Goboleedka ee Koonfur-Galbeed Prof Maxamed Cali Kalaay oo ku geeriyooday magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Prof Maxamed Cali Kalaay, waxaana uu iftiimiyay marxuumku inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2348,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed Prof Kalaay! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed Prof Kalaay! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Wakiilkii Akadeemiye-Goboleedka ee Koonfur-Galbeed Prof Maxamed Cali Kalaay oo ku geeriyooday magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Prof Maxamed Cali Kalaay, waxaana uu iftiimiyay marxuumku inuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-11-08T09:42:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-11-08T09:44:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/75266105_521507185329509_362927231887998976_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"867\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"578\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed Prof Kalaay!\",\"datePublished\":\"2019-11-08T09:42:32+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-08T09:44:36+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/\"},\"wordCount\":196,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed Prof Kalaay! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-11-08T09:42:32+00:00\",\"dateModified\":\"2019-11-08T09:44:36+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed Prof Kalaay!\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed Prof Kalaay! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed Prof Kalaay! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Wakiilkii Akadeemiye-Goboleedka ee Koonfur-Galbeed Prof Maxamed Cali Kalaay oo ku geeriyooday magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Prof Maxamed Cali Kalaay, waxaana uu iftiimiyay marxuumku inuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-11-08T09:42:32+00:00","article_modified_time":"2019-11-08T09:44:36+00:00","og_image":[{"width":867,"height":578,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/75266105_521507185329509_362927231887998976_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed Prof Kalaay!","datePublished":"2019-11-08T09:42:32+00:00","dateModified":"2019-11-08T09:44:36+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/"},"wordCount":196,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/","name":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed Prof Kalaay! - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-11-08T09:42:32+00:00","dateModified":"2019-11-08T09:44:36+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-wakiilkii-aga-ee-k-galbeed-prof-kalaay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Wakiilkii AGA ee K\/Galbeed Prof Kalaay!"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2415"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2415"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2418,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2415\/revisions\/2418"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}