{"id":2376,"date":"2019-10-29T04:06:30","date_gmt":"2019-10-29T04:06:30","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2376"},"modified":"2019-10-29T04:33:53","modified_gmt":"2019-10-29T04:33:53","slug":"xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/","title":{"rendered":"Xubno Baarlammaan oo Wasaaradaha ku Boorriyey Turxaan-bixinta AfSoomaaliga Sharciyada"},"content":{"rendered":"<h4>Khamiistii dhaweyd oo ku beegneyd 24\/10\/2019, fadhi uu yeeshay Golaha Aqalka Sare ee Baarlammaanka Federaalka Soomaaliya, kuna saabsanaa ansixinta Dakhliga dalka ee sannadka soo socda, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyaddu ayaa xubnihii Aqalka ee kaalinta firfircoon ka qaatay waxaa ka mid ahayd Senator Samsam Daahir Maxamuud.<\/h4>\n<h4>Senatarradda oo ka falcelinaysey qabyo-qoraalkii ay soo akhriday ee ku saabsanaa arrinta kor ku xusan, waxay wasaaradda Maaliyadda iyo dhammaan haya\u2019daha kale ee dowladda u soo jeedisay in qabyo-qoraalka hindise-sharciyeedyada, inta aaaney horkeenin Baarlammaanka, ku soo dadaalaan turxaan-bixinta iyo tifaftirka qoraalka.<\/h4>\n<h4>Iyadoo sii xoojinaysa soo jeedinteeda ayay Senatorraddu waxay sii raacisay in ay haya\u2019dahaasi arrintaas la kaashadaan Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee ah xarun-cilmiyeedda u xilsaaran horumarinta, cilmiyaynta iyo tayeynta AfSoomaaliga.<\/h4>\n<h4>Senator Samsam waxay carrabka ku adkaysay in loo baahan yahay in hindise-sharciyeed kasta marka la diyaariyo la soo mariyo AGA, si ay xeeldheereyaasheeda afku u tifaftiraan luqad ahaan. Waxay xustay in ay tallaabdaasi xal u noqon karto dhibaatada hadda jirta ee ah qaladaadka badan iyo tayo-xumada lagala kulmo heerka AfSoomaaliga hindise-shariciyeedyada la hor keeno Baarlammaanka.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, Prof. Maxamed Daahir Afrax wuxuu magaca AGA hambalyo iyo bogaadin ugu dirayaa Senator Samsam Daahir Maxamuud, indheergaradnimada iyo u damqashada afka hooyo, taas oo u suurtagalisay in ay si dhiirran u soo jeediso taladan xilkasnimo ee ay sida weyn ugu riyaaqeen una soo dhaweeyeen Golaha Aqalka Sare.<\/h4>\n<h4>Akadeemiye ahaan waxaan rajaynaynaa in lagu camalfalo taladaas dhaxalgalka ah waxaanna diyaar u nahay inaan arrintaas gacan mug leh ka siinno haya\u2019ddii nala soo kaashata.<\/h4>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"IMG 20191029 072406\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uSxSo4U2AJw?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiistii dhaweyd oo ku beegneyd 24\/10\/2019, fadhi uu yeeshay Golaha Aqalka Sare ee Baarlammaanka Federaalka Soomaaliya, kuna saabsanaa ansixinta Dakhliga dalka ee sannadka soo socda, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyaddu ayaa xubnihii Aqalka ee kaalinta firfircoon ka qaatay waxaa ka mid ahayd Senator Samsam Daahir Maxamuud. Senatarradda oo ka falcelinaysey qabyo-qoraalkii ay soo akhriday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2377,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xubno Baarlammaan oo Wasaaradaha ku Boorriyey Turxaan-bixinta AfSoomaaliga Sharciyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xubno Baarlammaan oo Wasaaradaha ku Boorriyey Turxaan-bixinta AfSoomaaliga Sharciyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Khamiistii dhaweyd oo ku beegneyd 24\/10\/2019, fadhi uu yeeshay Golaha Aqalka Sare ee Baarlammaanka Federaalka Soomaaliya, kuna saabsanaa ansixinta Dakhliga dalka ee sannadka soo socda, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyaddu ayaa xubnihii Aqalka ee kaalinta firfircoon ka qaatay waxaa ka mid ahayd Senator Samsam Daahir Maxamuud. Senatarradda oo ka falcelinaysey qabyo-qoraalkii ay soo akhriday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-29T04:06:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-29T04:33:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DtFHivgWkAAqc-a.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xubno Baarlammaan oo Wasaaradaha ku Boorriyey Turxaan-bixinta AfSoomaaliga Sharciyada\",\"datePublished\":\"2019-10-29T04:06:30+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-29T04:33:53+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/\"},\"wordCount\":267,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/\",\"name\":\"Xubno Baarlammaan oo Wasaaradaha ku Boorriyey Turxaan-bixinta AfSoomaaliga Sharciyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-10-29T04:06:30+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-29T04:33:53+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xubno Baarlammaan oo Wasaaradaha ku Boorriyey Turxaan-bixinta AfSoomaaliga Sharciyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xubno Baarlammaan oo Wasaaradaha ku Boorriyey Turxaan-bixinta AfSoomaaliga Sharciyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xubno Baarlammaan oo Wasaaradaha ku Boorriyey Turxaan-bixinta AfSoomaaliga Sharciyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Khamiistii dhaweyd oo ku beegneyd 24\/10\/2019, fadhi uu yeeshay Golaha Aqalka Sare ee Baarlammaanka Federaalka Soomaaliya, kuna saabsanaa ansixinta Dakhliga dalka ee sannadka soo socda, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyaddu ayaa xubnihii Aqalka ee kaalinta firfircoon ka qaatay waxaa ka mid ahayd Senator Samsam Daahir Maxamuud. Senatarradda oo ka falcelinaysey qabyo-qoraalkii ay soo akhriday [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-10-29T04:06:30+00:00","article_modified_time":"2019-10-29T04:33:53+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/DtFHivgWkAAqc-a.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xubno Baarlammaan oo Wasaaradaha ku Boorriyey Turxaan-bixinta AfSoomaaliga Sharciyada","datePublished":"2019-10-29T04:06:30+00:00","dateModified":"2019-10-29T04:33:53+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/"},"wordCount":267,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/","name":"Xubno Baarlammaan oo Wasaaradaha ku Boorriyey Turxaan-bixinta AfSoomaaliga Sharciyada - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-10-29T04:06:30+00:00","dateModified":"2019-10-29T04:33:53+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xubno-baarlammaan-oo-wasaaradaha-ku-boorriyey-turxaan-bixinta-afsoomaaliga-sharciyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xubno Baarlammaan oo Wasaaradaha ku Boorriyey Turxaan-bixinta AfSoomaaliga Sharciyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2376"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2376"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2379,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2376\/revisions\/2379"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2377"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}