{"id":2368,"date":"2019-10-28T07:41:20","date_gmt":"2019-10-28T07:41:20","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2368"},"modified":"2019-10-28T07:55:20","modified_gmt":"2019-10-28T07:55:20","slug":"xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Khaalid Macow: \u201cWarsidaha AGA waa Isha aan ka Helo Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Khaalid Macoow Cabdulqaadir ayaa sheegay in horumar ballaaran oo lagu faani karo uu sameeyay Warsidaha ku hadla codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Xildhibaan Khaalid Macoow oo ka mid ah akhristayaasha Warsidaha Akadeemiyada ayaa caddeeyay inuu Warsidahaas ka helo macluumaad isugu jira aqoon, dhaqan, suugaan iyo hal-abuur waxtar u leh ummadda Soomaaliyeed, waxaana uu iftiimiyay Akademiye-Goboleedku inay mudan tahay in lagu bogaadiyo soo saarista Warsidahaas dhaxalgalka ah.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cDhammaan inta bog ee uu ka kooban yahay Warsidaha AGA si farxad leh ayaan u akhristaa, Tallo-ahaan waxaan ku tallin lahaa in la kordhiyo xilliyada uu soo baxo\u201d ayuu yiri Xildhibaan Khaalid oo balan-qaday inuu qoraallo ku saabsan dhinaca aqoon-faafinta uu la soo wadaagi doono bahda warsidahaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Warsidaha AGA waa Warside sannadkii labaad si joogto ah u soo baxayo, waxaana lagu daabacaa warrar iyo warbixinno ka hadlayo dhinacyada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2370\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/thumbnail_IMG_2532.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/thumbnail_IMG_2532.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/thumbnail_IMG_2532-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Khaalid Macoow Cabdulqaadir ayaa sheegay in horumar ballaaran oo lagu faani karo uu sameeyay Warsidaha ku hadla codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Xildhibaan Khaalid Macoow oo ka mid ah akhristayaasha Warsidaha Akadeemiyada ayaa caddeeyay inuu Warsidahaas ka helo macluumaad isugu jira aqoon, dhaqan, suugaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2369,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Khaalid Macow: \u201cWarsidaha AGA waa Isha aan ka Helo Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Khaalid Macow: \u201cWarsidaha AGA waa Isha aan ka Helo Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Khaalid Macoow Cabdulqaadir ayaa sheegay in horumar ballaaran oo lagu faani karo uu sameeyay Warsidaha ku hadla codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Xildhibaan Khaalid Macoow oo ka mid ah akhristayaasha Warsidaha Akadeemiyada ayaa caddeeyay inuu Warsidahaas ka helo macluumaad isugu jira aqoon, dhaqan, suugaan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-28T07:41:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-28T07:55:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/thumbnail_IMG_2530.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xildhibaan Khaalid Macow: \u201cWarsidaha AGA waa Isha aan ka Helo Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d\",\"datePublished\":\"2019-10-28T07:41:20+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-28T07:55:20+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\"},\"wordCount\":162,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\",\"name\":\"Xildhibaan Khaalid Macow: \u201cWarsidaha AGA waa Isha aan ka Helo Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-10-28T07:41:20+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-28T07:55:20+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Khaalid Macow: \u201cWarsidaha AGA waa Isha aan ka Helo Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Khaalid Macow: \u201cWarsidaha AGA waa Isha aan ka Helo Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Khaalid Macow: \u201cWarsidaha AGA waa Isha aan ka Helo Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Khaalid Macoow Cabdulqaadir ayaa sheegay in horumar ballaaran oo lagu faani karo uu sameeyay Warsidaha ku hadla codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA). Xildhibaan Khaalid Macoow oo ka mid ah akhristayaasha Warsidaha Akadeemiyada ayaa caddeeyay inuu Warsidahaas ka helo macluumaad isugu jira aqoon, dhaqan, suugaan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-10-28T07:41:20+00:00","article_modified_time":"2019-10-28T07:55:20+00:00","og_image":[{"width":640,"height":480,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/thumbnail_IMG_2530.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xildhibaan Khaalid Macow: \u201cWarsidaha AGA waa Isha aan ka Helo Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d","datePublished":"2019-10-28T07:41:20+00:00","dateModified":"2019-10-28T07:55:20+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/"},"wordCount":162,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/","name":"Xildhibaan Khaalid Macow: \u201cWarsidaha AGA waa Isha aan ka Helo Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-10-28T07:41:20+00:00","dateModified":"2019-10-28T07:55:20+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xildhibaan-khaalid-macow-warsidaha-aga-waa-isha-aan-ka-helo-waxqabadka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Khaalid Macow: \u201cWarsidaha AGA waa Isha aan ka Helo Waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2368"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2368"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2375,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2368\/revisions\/2375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}