{"id":2336,"date":"2019-10-19T17:33:21","date_gmt":"2019-10-19T17:33:21","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2336"},"modified":"2019-10-19T17:50:14","modified_gmt":"2019-10-19T17:50:14","slug":"wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/","title":{"rendered":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo ka Qeyb-galay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Baydhabo"},"content":{"rendered":"<h4><em>Bandhig aad u qurux badan oo loogu tala-galay Daah-furka buug cusub oo ka hadlayo arimaha Dawladnimada Soomaaliya, ayna ka soo qeyb-galeen aqoonyahanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa 18\/10\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada Baydhabo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ee K\/Galbeed Prof.Maxamed Cali Kalaay oo munaasabaddaasi ka hadlay ayaa si faah-faahsan uga warbixyay muhiimada uu leeyahay qoraalka, waxaana uu dhallinyarada daneysa akhriska iyo qoraalka uu ku guubaabiyay inay sii kordhiyaan qoraalkooda, isla markaana ay ku dadaalaan sidii ay u tayeyn lahaayeen buugaagta ay soo bandhiggayaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cAkadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) waa xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta AfSoomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed. Waa madal ay ku bahoobeen dalalka Geeska Afrika ee Soomaalidu degto, AfSoomaaligana lagaga hadlo, Halkudhegga Akadeemiye-Goboleedkuna waa hiilka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa\u201d ayuu yiri Prof. Kalaay oo ka qeyb-galayaashii bandhiggaasi uga warbixinayay hadafka iyo halkudhigga AGA.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Munaasabaddaasi waxaa isna ka hadlay qoraaga buugga Aweys C\/laahi Ibraahim oo ka sheekeeyay sababaha ku dhaliyay qoraalka buugaasi, isaga oo si kooban uga hadlay macluumaadka uu xambaarsan buugiiisa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Madashaasi oo ay goob joog ka haayeen masuulyiin iyo dadweyne aad u fara badan ayaa waxaa soo qaban-qaabiay naadiga akhriska iyo qoraalka ee Baydhabo.<\/em><\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2339\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72873841_618385602026865_8680865247294128128_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72873841_618385602026865_8680865247294128128_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72873841_618385602026865_8680865247294128128_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72873841_618385602026865_8680865247294128128_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2337\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72619187_1111812772344621_2805601899082940416_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72619187_1111812772344621_2805601899082940416_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72619187_1111812772344621_2805601899082940416_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72619187_1111812772344621_2805601899082940416_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2342\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/74533697_1213918385474220_2487296431052816384_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/74533697_1213918385474220_2487296431052816384_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/74533697_1213918385474220_2487296431052816384_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/74533697_1213918385474220_2487296431052816384_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2338\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72711377_2480095708750934_6836356911705620480_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72711377_2480095708750934_6836356911705620480_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72711377_2480095708750934_6836356911705620480_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72711377_2480095708750934_6836356911705620480_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2341\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73258825_506367389942271_7539674810201145344_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73258825_506367389942271_7539674810201145344_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73258825_506367389942271_7539674810201145344_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73258825_506367389942271_7539674810201145344_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2340\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73071113_2460470360901593_8070663300632805376_n-1024x528.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"319\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73071113_2460470360901593_8070663300632805376_n.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73071113_2460470360901593_8070663300632805376_n-300x155.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73071113_2460470360901593_8070663300632805376_n-768x396.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bandhig aad u qurux badan oo loogu tala-galay Daah-furka buug cusub oo ka hadlayo arimaha Dawladnimada Soomaaliya, ayna ka soo qeyb-galeen aqoonyahanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa 18\/10\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada Baydhabo. Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ee K\/Galbeed Prof.Maxamed Cali Kalaay oo munaasabaddaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":849,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo ka Qeyb-galay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo ka Qeyb-galay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bandhig aad u qurux badan oo loogu tala-galay Daah-furka buug cusub oo ka hadlayo arimaha Dawladnimada Soomaaliya, ayna ka soo qeyb-galeen aqoonyahanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa 18\/10\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada Baydhabo. Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ee K\/Galbeed Prof.Maxamed Cali Kalaay oo munaasabaddaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-19T17:33:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-19T17:50:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43436610_339904723428774_7670659278230781952_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo ka Qeyb-galay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Baydhabo\",\"datePublished\":\"2019-10-19T17:33:21+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-19T17:50:14+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/\"},\"wordCount\":213,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/\",\"name\":\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo ka Qeyb-galay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-10-19T17:33:21+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-19T17:50:14+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo ka Qeyb-galay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo ka Qeyb-galay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo ka Qeyb-galay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Bandhig aad u qurux badan oo loogu tala-galay Daah-furka buug cusub oo ka hadlayo arimaha Dawladnimada Soomaaliya, ayna ka soo qeyb-galeen aqoonyahanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa 18\/10\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada Baydhabo. Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ee K\/Galbeed Prof.Maxamed Cali Kalaay oo munaasabaddaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-10-19T17:33:21+00:00","article_modified_time":"2019-10-19T17:50:14+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/43436610_339904723428774_7670659278230781952_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo ka Qeyb-galay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Baydhabo","datePublished":"2019-10-19T17:33:21+00:00","dateModified":"2019-10-19T17:50:14+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/"},"wordCount":213,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/","name":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo ka Qeyb-galay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-10-19T17:33:21+00:00","dateModified":"2019-10-19T17:50:14+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-ka-qeyb-galay-daah-furka-buug-lagu-soo-bandhiggay-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo ka Qeyb-galay Daah-furka Buug lagu soo Bandhiggay Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2336"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2336"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2346,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2336\/revisions\/2346"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/849"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}