{"id":2321,"date":"2019-10-19T16:15:52","date_gmt":"2019-10-19T16:15:52","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2321"},"modified":"2019-10-19T16:26:12","modified_gmt":"2019-10-19T16:26:12","slug":"xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/","title":{"rendered":"Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Magaalada Nairobi ka Furtay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida"},"content":{"rendered":"<h4>Magaalada Nairobi ee wadanka Kiinya waxaa si habsami leh uga socda barnaamij loogu magac darey Todobaadka Dhaqanka Soomaalida ku nool magaaladaasi, kaasi oo ay soo qaban-qaabisay Xarunta Dhaqanka Aw-Jaamac Cumar Ciise ee Xaafadda Islii.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddii furitaanka toddobaadkaasi waxaa ka soo qeyb galay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Kiinya, Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kiinya, siyaasiyiin caan ah, masuuiyiin ka socday Gobollada Mandheere iyo Siyoolo, wakiilo matalayay ganacsatada wadankaasi, aqoonyahanno, dhallinyaro, haween, fannaaniin \u00a0iyo dadweyne aad u fara badan.<\/h4>\n<h4>Al-ustaad Maxamed Xasan Cirro oo\u00a0 ka mid ah masuuliyiinta xarunta Aw-Jaamac ayaa Saxaafadda la wadaagay barnaamijyada lagu soo bandhiggayo toddobaadka dhaqanka, waxaana uu \u00a0hoosta ka xariiqay in Hal-heyska sanadkaan uu yahay \u201cWada Shaqeyn\u201d.<\/h4>\n<h4>\u201cSanadkaan waxaa ahmiyad\u00a0 ballaaran\u00a0 la siiyay \u00a0is-dhexgalka bulshada, dhiiri-galinta dhallinyarada, soo bandhigida hiddihii iyo agab dhaqameedkii Soomaalida, intaasi waxaa bar-bar socda Dooddo iyo hadal jeedinno ay ka qeyb qaadanayaan siyaasiyiin iyo aqoonyahanno kala duwan, ujeedada sanad walba bandhiggan loo qabto waa sidii dadyowga halkaan ku dhaqan loo tusi lahaa dhaqankii hodonka ahaa ee ummadda Soomaaliyeed\u201d ayuu yiri Md, Cirro oo dhanka kale caddeeyay in halkaasi lagu soo bandhiggay in ka badan Seddex Boqol oo buug iyo War-sidayaal macruuf ah.<\/h4>\n<h4>Qaar ka mid ah madaxdii iyo dadkii ka soo qeyb galay barnaamijkaasi ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan qabashada toddobaadka dhaqanka Soomaalida ku nool magaalada Nairobi, waxaana ay halkaasi uga mahad celiyeen xarunta Aw-Jaamac soo \u00a0qaban qaabisay toddobaadkaasi.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2322\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72726562_449954442306969_8415906700464226304_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72726562_449954442306969_8415906700464226304_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72726562_449954442306969_8415906700464226304_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72726562_449954442306969_8415906700464226304_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2329\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72718204_387210092158020_7352673922703163392_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72718204_387210092158020_7352673922703163392_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72718204_387210092158020_7352673922703163392_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72718204_387210092158020_7352673922703163392_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72718204_387210092158020_7352673922703163392_n-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2324\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72730274_3001547609859383_2351820226095480832_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"411\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72730274_3001547609859383_2351820226095480832_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72730274_3001547609859383_2351820226095480832_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72730274_3001547609859383_2351820226095480832_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72730274_3001547609859383_2351820226095480832_n-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2325\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/BC404E15-CACE-480E-83B0-002A2A33F6B0_w1023_r1_s.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"347\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/BC404E15-CACE-480E-83B0-002A2A33F6B0_w1023_r1_s.jpg 1023w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/BC404E15-CACE-480E-83B0-002A2A33F6B0_w1023_r1_s-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/BC404E15-CACE-480E-83B0-002A2A33F6B0_w1023_r1_s-768x432.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2326\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72958165_2446641555594744_4455036419269722112_n-Copy.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"309\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72958165_2446641555594744_4455036419269722112_n-Copy.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72958165_2446641555594744_4455036419269722112_n-Copy-300x150.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72958165_2446641555594744_4455036419269722112_n-Copy-768x384.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72958165_2446641555594744_4455036419269722112_n-Copy-660x330.jpg 660w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2327\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73149264_2637761436281003_1737550004807008256_n.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73149264_2637761436281003_1737550004807008256_n.jpg 480w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73149264_2637761436281003_1737550004807008256_n-150x300.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2328\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73308483_2346996998898239_4577863580468117504_n.jpg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73308483_2346996998898239_4577863580468117504_n.jpg 480w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73308483_2346996998898239_4577863580468117504_n-150x300.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Nairobi ee wadanka Kiinya waxaa si habsami leh uga socda barnaamij loogu magac darey Todobaadka Dhaqanka Soomaalida ku nool magaaladaasi, kaasi oo ay soo qaban-qaabisay Xarunta Dhaqanka Aw-Jaamac Cumar Ciise ee Xaafadda Islii. Munaasabaddii furitaanka toddobaadkaasi waxaa ka soo qeyb galay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Kiinya, Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kiinya, siyaasiyiin caan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2329,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Magaalada Nairobi ka Furtay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Magaalada Nairobi ka Furtay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Nairobi ee wadanka Kiinya waxaa si habsami leh uga socda barnaamij loogu magac darey Todobaadka Dhaqanka Soomaalida ku nool magaaladaasi, kaasi oo ay soo qaban-qaabisay Xarunta Dhaqanka Aw-Jaamac Cumar Ciise ee Xaafadda Islii. Munaasabaddii furitaanka toddobaadkaasi waxaa ka soo qeyb galay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Kiinya, Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kiinya, siyaasiyiin caan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-19T16:15:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-19T16:26:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72718204_387210092158020_7352673922703163392_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Magaalada Nairobi ka Furtay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida\",\"datePublished\":\"2019-10-19T16:15:52+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-19T16:26:12+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/\"},\"wordCount\":240,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/\",\"name\":\"Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Magaalada Nairobi ka Furtay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-10-19T16:15:52+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-19T16:26:12+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Magaalada Nairobi ka Furtay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Magaalada Nairobi ka Furtay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Magaalada Nairobi ka Furtay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Magaalada Nairobi ee wadanka Kiinya waxaa si habsami leh uga socda barnaamij loogu magac darey Todobaadka Dhaqanka Soomaalida ku nool magaaladaasi, kaasi oo ay soo qaban-qaabisay Xarunta Dhaqanka Aw-Jaamac Cumar Ciise ee Xaafadda Islii. Munaasabaddii furitaanka toddobaadkaasi waxaa ka soo qeyb galay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Kiinya, Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kiinya, siyaasiyiin caan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-10-19T16:15:52+00:00","article_modified_time":"2019-10-19T16:26:12+00:00","og_image":[{"width":960,"height":639,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72718204_387210092158020_7352673922703163392_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Magaalada Nairobi ka Furtay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida","datePublished":"2019-10-19T16:15:52+00:00","dateModified":"2019-10-19T16:26:12+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/"},"wordCount":240,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/","name":"Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Magaalada Nairobi ka Furtay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-10-19T16:15:52+00:00","dateModified":"2019-10-19T16:26:12+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-dhaqanka-ee-aw-jaamac-cumar-ciise-oo-magaalada-nairobi-ka-furtay-toddobaadka-dhaqanka-soomaalida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xarunta Dhaqanka ee Aw-Jaamac Cumar Ciise oo Magaalada Nairobi ka Furtay Toddobaadka Dhaqanka Soomaalida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2321"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2321"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2333,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2321\/revisions\/2333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}