{"id":2310,"date":"2019-10-18T15:26:08","date_gmt":"2019-10-18T15:26:08","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2310"},"modified":"2019-10-30T07:00:01","modified_gmt":"2019-10-30T07:00:01","slug":"naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/","title":{"rendered":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo ku Guuleystay Taaba-galinta Xafiis Cusub"},"content":{"rendered":"<h4><em>Xaflad lagu maamusayay furitaanka Xafiis cusub oo uu yeeshay Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir, ayna ka soo qeyb-galeen madaxda naadigaas iyo masuuliyiin ka socotay qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa shallay oo ku beegneyd 17-10-2019 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha naadiga akhriska iyo qoraalka Banaadir Khadar Cabdi C\/llaahi oo hadal kooban ka soo jeediyay munaasabaddaas ayaa sheegay inuu naadigiisa ku faraxsan yahay furitaanka xafiiskaasi, waxaana uu caddeeyay xafiiskaasi inuu ka dhashay hinside iyo dadaal ay sameeyeen xubnaha naadigiisa, isaga oo dhanka kale u mahad-celiyay saaxiibadii kala soo qeyb galay furitaanka xafiiskaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Madaxdii ka socotay qeybaha kala duwan ee bulshada oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa naadiga Banaadir ku bogaadiyay furitaanka xafiiskaasi, waxayna naadigaasi ku guubaabiyeen inuu laba jibaaro dadaalka uu ugu jiro xoojinta Akhriska iyo Qoraalka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Munasabaddaasi ayaa goob joog waxaa ka ahaa madax ka socotay saaxiibada naadigaasi oo ay ka mid ahaayeen: dhallinyarada Degmada Xamar Jajab, madaxda madbacadda KPC, xubno mata&#8217;ayay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), wakiilo ka socday AYUC-Soomaaliya iyo marti sharaf kale.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2311\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73409313_2420365404873700_8920545811348062208_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73409313_2420365404873700_8920545811348062208_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73409313_2420365404873700_8920545811348062208_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73409313_2420365404873700_8920545811348062208_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2312\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72779236_2420367198206854_887069789262970880_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72779236_2420367198206854_887069789262970880_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72779236_2420367198206854_887069789262970880_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72779236_2420367198206854_887069789262970880_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2313\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73011844_2420365724873668_8938938665195798528_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73011844_2420365724873668_8938938665195798528_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73011844_2420365724873668_8938938665195798528_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73011844_2420365724873668_8938938665195798528_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2314\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72373131_2420366551540252_6809266457025708032_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72373131_2420366551540252_6809266457025708032_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72373131_2420366551540252_6809266457025708032_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72373131_2420366551540252_6809266457025708032_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2315\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72427355_2420366841540223_4432262320822943744_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72427355_2420366841540223_4432262320822943744_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72427355_2420366841540223_4432262320822943744_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/72427355_2420366841540223_4432262320822943744_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2316\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/74286535_2420367098206864_749058067542310912_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/74286535_2420367098206864_749058067542310912_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/74286535_2420367098206864_749058067542310912_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/74286535_2420367098206864_749058067542310912_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaflad lagu maamusayay furitaanka Xafiis cusub oo uu yeeshay Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir, ayna ka soo qeyb-galeen madaxda naadigaas iyo masuuliyiin ka socotay qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa shallay oo ku beegneyd 17-10-2019 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha naadiga akhriska iyo qoraalka Banaadir Khadar Cabdi C\/llaahi oo hadal kooban ka soo jeediyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2311,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo ku Guuleystay Taaba-galinta Xafiis Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo ku Guuleystay Taaba-galinta Xafiis Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaflad lagu maamusayay furitaanka Xafiis cusub oo uu yeeshay Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir, ayna ka soo qeyb-galeen madaxda naadigaas iyo masuuliyiin ka socotay qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa shallay oo ku beegneyd 17-10-2019 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha naadiga akhriska iyo qoraalka Banaadir Khadar Cabdi C\/llaahi oo hadal kooban ka soo jeediyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-18T15:26:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-30T07:00:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73409313_2420365404873700_8920545811348062208_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo ku Guuleystay Taaba-galinta Xafiis Cusub\",\"datePublished\":\"2019-10-18T15:26:08+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-30T07:00:01+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/\"},\"wordCount\":177,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/\",\"name\":\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo ku Guuleystay Taaba-galinta Xafiis Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-10-18T15:26:08+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-30T07:00:01+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo ku Guuleystay Taaba-galinta Xafiis Cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo ku Guuleystay Taaba-galinta Xafiis Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo ku Guuleystay Taaba-galinta Xafiis Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xaflad lagu maamusayay furitaanka Xafiis cusub oo uu yeeshay Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir, ayna ka soo qeyb-galeen madaxda naadigaas iyo masuuliyiin ka socotay qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa shallay oo ku beegneyd 17-10-2019 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha naadiga akhriska iyo qoraalka Banaadir Khadar Cabdi C\/llaahi oo hadal kooban ka soo jeediyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-10-18T15:26:08+00:00","article_modified_time":"2019-10-30T07:00:01+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/10\/73409313_2420365404873700_8920545811348062208_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo ku Guuleystay Taaba-galinta Xafiis Cusub","datePublished":"2019-10-18T15:26:08+00:00","dateModified":"2019-10-30T07:00:01+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/"},"wordCount":177,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/","name":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo ku Guuleystay Taaba-galinta Xafiis Cusub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-10-18T15:26:08+00:00","dateModified":"2019-10-30T07:00:01+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhriska-iyo-qoraalka-banaadir-oo-ku-guuleystay-furitaanka-xafiis-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Banaadir oo ku Guuleystay Taaba-galinta Xafiis Cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2310"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2310"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2380,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2310\/revisions\/2380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}