{"id":2293,"date":"2019-10-16T07:23:53","date_gmt":"2019-10-16T07:23:53","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2293"},"modified":"2019-10-16T07:30:39","modified_gmt":"2019-10-16T07:30:39","slug":"maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/","title":{"rendered":"Maxay Dalayntu Qoraalka Tartaa?"},"content":{"rendered":"<h4>Qofku marka uu hadlayo hadalkiisa si habaysan ayuu u soo gudbiyaa. Sidaas oo kale, waa in qoraalkana habsami loo qoraa. Waxyaabaha erayada ka baxsan, ee ka qayb qaata gudbinta macnaha, iyagoo calaamado ah, waa in lagu daraa qoraalka. Taas ayaana loo yaqaanaa dalaynta ama astaamaynta qoraalka, ama \u201cpunctuation\u201d \u201c\u0639\u0644\u0627\u0645\u0627\u062a \u0627\u0644\u062a\u0631\u0642\u064a\u0645\u201d.<\/h4>\n<h4>Aalaaba qofku marka uu hadlayo waxaa macnaha kaaba luuqda codka, neefsashada (aamusyar), dareenka wejiga iyo dhaqdhaqaaqa ay xubnaha jirku samaynayaan. Dalayntu waa isku day ah in arrimahaas lagu muujiyo astaamo la isla yaqaan.<\/h4>\n<h4>\u201cDalaynta qoraalku\u201d waxay taabbagelisaa helidda akhris sax ah, faham sax ah, iyo, sidoo kale, qurxinta qoraalka. Bal is barbardhig macnaha ay gudbinayaan labadan weerood:<\/h4>\n<h4>Tus1: Cali, Axmed walaalkii, ayaan arkay.<br \/>\nTus 2: Cali Axmed walaalkii ayaan arkay.<\/h4>\n<h4>Waxaa la arkay waa laba qof oo kala duwan, waxaana kala duway hakadka ku jira.<br \/>\nAstaamaha qoraalka loogu adeegsiga badan yahay waxaa ka mid ah:<\/h4>\n<h4>1. Joogsi(.)<br \/>\nWaxaa la adeegsadaa marka weertu dhammaato, caadina tahay; sida:<br \/>\nFaarax waxa uu dhegaysanayaa idaacadda.<\/h4>\n<h4>2. Calaamadda Su`aasha( ? )<br \/>\nWaxaa la adeegsadaa marka ay dhammaato weer-su`aaleed, sida:<br \/>\nMa aragta yqalinkaygii?<\/h4>\n<h4>3. Calaamadda Yaabka( ! )<br \/>\nWaxaa la qoraa marka lagu dhawaaqo hadal yaab ku jiro, ama filanwaa ka muuqdo; sida:<br \/>\nAlla, qurux badanaa surwaalkani!<\/h4>\n<h4>4. Hakad ( , )<br \/>\nHakadka waxaa la adeegsadaa weedha dhexdeeda, si loo kala sooro ama loo kala saaro erayo ama oraahyo weedha dhexdeeda ah; sida:<br \/>\nWaxaa yimid Cali, Faarax, Geeddi iyo Caasho.<br \/>\nQalin cusub, oo cas, ayaan soo gatay.<br \/>\nHaddii aad soo habsaantid, waan kaa tegayaa.<br \/>\nFadlan, koob shaah ah ii shub.<\/h4>\n<h4>Haddii ay kaa murugto meesha ku habboon hakadka, waxaad kaalmaysataa inaad qoraalka kor u akhrido; meesha aad neefsato ayuu hakadku gelayaa!<\/h4>\n<h4>5. Joogsi Dhiman ama hakad culus ( ; )<br \/>\nWaxaa loo adeegsadaa asteeyaa meel macnuhu buuxsamay, welise weertu aanay xirmin; sida:<br \/>\nCali waxa uu sitaa shaati duug ah, oo cas; surwaal Jiinis ah, oo cadaaday; iyo taleefan cusub, oo qaali ah.<\/h4>\n<h4>6. Laba Dhibcood( : )<br \/>\nWaxaa loo isticmaalaa in la qeexo waxyaabo taxan oo dheer, sida:<br \/>\nDhismahan waxaa wada degan kulliyadaha: culuumta siyaasadda iyo warbaahinta, caafimaadka, injineeriyada iyo waxbarashada.<\/h4>\n<h4>7. Kolmaha Xigashada ( \u201c \u201d )<br \/>\nCalaamadda nwaxaa loo adeegsadaa soo-guurinta hadal kale, sida:<br \/>\nCabdi hore ayuu u yiri: \u201chorumarku, dadaal iyo cilmi ayuu u baahan yahay\u201d.<br \/>\nAstaamaha ka sokow, xeerarka qoraalka waxaa loogu isticmaal badan yahay xarfaha waaweyn.<\/h4>\n<h4>8. Xarafka Weyn (Capital Letter)<br \/>\nXarfaha waaweyn waxaa loo isticmaalaa meelo ay ka mid yihiin: bilowga weerta; magacyada gaarka ah ee qof, dal, qabiil, gobol, bil, maalin iwm; sida:<br \/>\nCali waa Soomaali degan Mombasa ee dalka KiIniya; wuxuuna dhashay bisha Maarso maalin Sabti ah.<\/h4>\n<h4>Inkasta oo dalayntu muhiim tahay, haddana waxaa dhacda in dadka qaarkiiis ka fududaystaan. Dalaynta oo la khaldaa, waxay dhaawici kartaa macnaha qoraalku gudbinayo; qoraagana waxay ku tahay ceeb iyo dhaliil ay tahay inuu ka dhowrsado.<\/h4>\n<h4>W.Q. Bare Sare<br \/>\nMustafa Fayruus<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qofku marka uu hadlayo hadalkiisa si habaysan ayuu u soo gudbiyaa. Sidaas oo kale, waa in qoraalkana habsami loo qoraa. Waxyaabaha erayada ka baxsan, ee ka qayb qaata gudbinta macnaha, iyagoo calaamado ah, waa in lagu daraa qoraalka. Taas ayaana loo yaqaanaa dalaynta ama astaamaynta qoraalka, ama \u201cpunctuation\u201d \u201c\u0639\u0644\u0627\u0645\u0627\u062a \u0627\u0644\u062a\u0631\u0642\u064a\u0645\u201d. Aalaaba qofku marka uu hadlayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1979,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[5],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxay Dalayntu Qoraalka Tartaa? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxay Dalayntu Qoraalka Tartaa? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qofku marka uu hadlayo hadalkiisa si habaysan ayuu u soo gudbiyaa. Sidaas oo kale, waa in qoraalkana habsami loo qoraa. Waxyaabaha erayada ka baxsan, ee ka qayb qaata gudbinta macnaha, iyagoo calaamado ah, waa in lagu daraa qoraalka. Taas ayaana loo yaqaanaa dalaynta ama astaamaynta qoraalka, ama \u201cpunctuation\u201d \u201c\u0639\u0644\u0627\u0645\u0627\u062a \u0627\u0644\u062a\u0631\u0642\u064a\u0645\u201d. Aalaaba qofku marka uu hadlayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-16T07:23:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-16T07:30:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67692530_1328781940610540_6915502189624426496_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Maxay Dalayntu Qoraalka Tartaa?\",\"datePublished\":\"2019-10-16T07:23:53+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-16T07:30:39+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/\"},\"wordCount\":449,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Cilmi Baaris\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/\",\"name\":\"Maxay Dalayntu Qoraalka Tartaa? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-10-16T07:23:53+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-16T07:30:39+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxay Dalayntu Qoraalka Tartaa?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxay Dalayntu Qoraalka Tartaa? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxay Dalayntu Qoraalka Tartaa? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Qofku marka uu hadlayo hadalkiisa si habaysan ayuu u soo gudbiyaa. Sidaas oo kale, waa in qoraalkana habsami loo qoraa. Waxyaabaha erayada ka baxsan, ee ka qayb qaata gudbinta macnaha, iyagoo calaamado ah, waa in lagu daraa qoraalka. Taas ayaana loo yaqaanaa dalaynta ama astaamaynta qoraalka, ama \u201cpunctuation\u201d \u201c\u0639\u0644\u0627\u0645\u0627\u062a \u0627\u0644\u062a\u0631\u0642\u064a\u0645\u201d. Aalaaba qofku marka uu hadlayo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-10-16T07:23:53+00:00","article_modified_time":"2019-10-16T07:30:39+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67692530_1328781940610540_6915502189624426496_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Maxay Dalayntu Qoraalka Tartaa?","datePublished":"2019-10-16T07:23:53+00:00","dateModified":"2019-10-16T07:30:39+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/"},"wordCount":449,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Cilmi Baaris"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/","name":"Maxay Dalayntu Qoraalka Tartaa? - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-10-16T07:23:53+00:00","dateModified":"2019-10-16T07:30:39+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maxay-dalayntu-qoraalka-tartaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxay Dalayntu Qoraalka Tartaa?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2293"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2293"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2294,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2293\/revisions\/2294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1979"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}