{"id":2275,"date":"2019-10-04T10:28:10","date_gmt":"2019-10-04T10:28:10","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2275"},"modified":"2019-10-04T10:29:47","modified_gmt":"2019-10-04T10:29:47","slug":"dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"Dr.  Xuseen Wadaad:  \u201cWaxaan Idinkugu Bishaaraynayaa in Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay u Taagan Tahay Daryeelka Afka Hooyo\u201d"},"content":{"rendered":"<h4><em>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo ka hadlayay bandhiggii buugaagta ee magaalada Gothenburg ayaa sheegay inuu ugu bishaareynayo ummadda Soomaaliyeed ee dibadda ku dhaqan inay u taagan tahay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga daryeelka iyo hiilka afka hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cAkadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) waa xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed. Waa madal ay ku bahoobeen dalalka Geeska Afrika ee Soomaalidu degto, AfSoomaaligana lagaga hadlo\u201d ayuu yiri Dr. Xuseen Wadaad oo caddeeyay Halkudhegga AGA inuu yahay hiilka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wakiilka AGA ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo fekradaha ay bandhiggaasi ka soo jeediyeen Waalidiinta iyo ka qeyb galayaashii carwadaasi, waxaana uu hoosta ka xariiqay in tallooyinkii halkaasi lagu soo bandhiggay inuu gaarsiin doono Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka Dr. Maxmaed Daahir Afrax.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Bandhiggii buugaagta ee dhawaan lagu soo gunnaanaday magaalada Gothenburg ayaa intiisa badan waxaa looga hadlay baraarujin ku aadan sidii la isaga kaashan lahaa daryeelka, illaalinta iyo hiilka afka hooyo.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2162\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/69881145_1146059742252132_4610376835086155776_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/69881145_1146059742252132_4610376835086155776_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/69881145_1146059742252132_4610376835086155776_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/69881145_1146059742252132_4610376835086155776_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo ka hadlayay bandhiggii buugaagta ee magaalada Gothenburg ayaa sheegay inuu ugu bishaareynayo ummadda Soomaaliyeed ee dibadda ku dhaqan inay u taagan tahay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga daryeelka iyo hiilka afka hooyo. \u201cAkadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) waa xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2162,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dr. Xuseen Wadaad: \u201cWaxaan Idinkugu Bishaaraynayaa in Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay u Taagan Tahay Daryeelka Afka Hooyo\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dr. Xuseen Wadaad: \u201cWaxaan Idinkugu Bishaaraynayaa in Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay u Taagan Tahay Daryeelka Afka Hooyo\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo ka hadlayay bandhiggii buugaagta ee magaalada Gothenburg ayaa sheegay inuu ugu bishaareynayo ummadda Soomaaliyeed ee dibadda ku dhaqan inay u taagan tahay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga daryeelka iyo hiilka afka hooyo. \u201cAkadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) waa xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-10-04T10:28:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-10-04T10:29:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/69881145_1146059742252132_4610376835086155776_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Dr. Xuseen Wadaad: \u201cWaxaan Idinkugu Bishaaraynayaa in Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay u Taagan Tahay Daryeelka Afka Hooyo\u201d\",\"datePublished\":\"2019-10-04T10:28:10+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-04T10:29:47+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":171,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/\",\"name\":\"Dr. Xuseen Wadaad: \u201cWaxaan Idinkugu Bishaaraynayaa in Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay u Taagan Tahay Daryeelka Afka Hooyo\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-10-04T10:28:10+00:00\",\"dateModified\":\"2019-10-04T10:29:47+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dr. Xuseen Wadaad: \u201cWaxaan Idinkugu Bishaaraynayaa in Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay u Taagan Tahay Daryeelka Afka Hooyo\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dr. Xuseen Wadaad: \u201cWaxaan Idinkugu Bishaaraynayaa in Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay u Taagan Tahay Daryeelka Afka Hooyo\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dr. Xuseen Wadaad: \u201cWaxaan Idinkugu Bishaaraynayaa in Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay u Taagan Tahay Daryeelka Afka Hooyo\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo ka hadlayay bandhiggii buugaagta ee magaalada Gothenburg ayaa sheegay inuu ugu bishaareynayo ummadda Soomaaliyeed ee dibadda ku dhaqan inay u taagan tahay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga daryeelka iyo hiilka afka hooyo. \u201cAkadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) waa xarun aqooneed loo abuuray daryeelka iyo horumarinta Af-Soomaaliga iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-10-04T10:28:10+00:00","article_modified_time":"2019-10-04T10:29:47+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/69881145_1146059742252132_4610376835086155776_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Dr. Xuseen Wadaad: \u201cWaxaan Idinkugu Bishaaraynayaa in Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay u Taagan Tahay Daryeelka Afka Hooyo\u201d","datePublished":"2019-10-04T10:28:10+00:00","dateModified":"2019-10-04T10:29:47+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/"},"wordCount":171,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/","name":"Dr. Xuseen Wadaad: \u201cWaxaan Idinkugu Bishaaraynayaa in Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay u Taagan Tahay Daryeelka Afka Hooyo\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-10-04T10:28:10+00:00","dateModified":"2019-10-04T10:29:47+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dr-xuseen-wadaad-waxaan-idinkugu-bishaaraynayaa-in-akadeemiye-goboleedka-aga-ay-u-taagan-tahay-daryeelka-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dr. Xuseen Wadaad: \u201cWaxaan Idinkugu Bishaaraynayaa in Akadeemiye-Goboleedka (AGA) ay u Taagan Tahay Daryeelka Afka Hooyo\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2275"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2275"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2278,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2275\/revisions\/2278"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2162"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}