{"id":2255,"date":"2019-09-28T07:51:52","date_gmt":"2019-09-28T07:51:52","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2255"},"modified":"2019-09-28T08:06:18","modified_gmt":"2019-09-28T08:06:18","slug":"prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/","title":{"rendered":"Prof C\/qaadir Ruumi:  \u201cAfka Soomaaliga Waxa uu ka mid Yahay Afafka loo Yaqaan Cross-Border Languages ee Looga Hadlo Geeska Africa\u201d"},"content":{"rendered":"<h4><em>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga (AGA) ee wadanka Ingiriiska Prof. Cabdulqaadir Ruumi ayaa war-bixin dheer oo la xiriirta tadawurka uu sameynayo Af Soomaaliga iyo dowrka Akadeemiye- Goboleedka AfSoomaaliga ee hiilka afka hooyo iyo Hal-abuurkiisa waxaa uu ka jeediyay Carwada Buugaagta iyo Fanka Soomaalida ee ka socota magaalada Gothenburg ee dalka Sweden.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Prof. Ruumi ayaa ka qeyb-galayaasha carwadaasi faah-faahin dheer ka siiyay taariikhda, wax-qabadka iyo dadaalka ay AGA ugu jirto daryeelka iyo illaalinta afka hooyo, waxaana uu halkaasi ku soo bandhiggay qaar ka mid ah buugaagta ay soo saartay Akadeemiyada iyo nuqulo ka mid ah Warsidaha ku hadla codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cNasiib wanaag Afka Soomaaliga waxaa loo aqoonsaday inuu ka mid yahay afafka loo yaqaan Cross-Border Languages ee looga hadlo Geeska Africa\u201d ayuu yiri Prof. Ruumi oo intaasi ku darey si loo horumariyo luqadaha Cross-Border languages in Ururka Midowga Afrika uu arintaasi u xil- saaray inay ka shaqeeyso Akadeemiyada Luqadaha Africa ee loo yaqaanno (ACALAN).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dhinaca kale Wakiilka AGA, waxa u kulamo gaar gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah aqoonyahannadii ka soo qeyb galay carwadaasi, aqoonyahannadii uu la kulmayna waxaa ka mid ahaa Professor Cali Jumcaale Axmed oo bare sare ka ah Kulliyadda Queens ee Jaamacadda New York ee Mareykanka, waxaana uu halkaasi ku guddoonsiiyay war-sidaha Akadeemiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA ) ee tifaftira macluumaadka la xiriira luqadda iyo suugaanta Af Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Carwadaasi oo maalintii shalay aheyd ka furantay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ayaa waxaa ka soo qayb galay marti isugu jirtay Shisheeye iyo Soomaali, kuwaasi oo xiiseeya luqadda, suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2256\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71351569_1662758440526055_7707197239327719424_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71351569_1662758440526055_7707197239327719424_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71351569_1662758440526055_7707197239327719424_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2257\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71186215_1662896667178899_8518578696833990656_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71186215_1662896667178899_8518578696833990656_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71186215_1662896667178899_8518578696833990656_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71186215_1662896667178899_8518578696833990656_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2258\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/1463763_378962178905694_1301464764_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"411\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/1463763_378962178905694_1301464764_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/1463763_378962178905694_1301464764_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/1463763_378962178905694_1301464764_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/1463763_378962178905694_1301464764_n-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2259\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/1451467_378962368905675_741203820_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"411\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/1451467_378962368905675_741203820_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/1451467_378962368905675_741203820_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/1451467_378962368905675_741203820_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/1451467_378962368905675_741203820_n-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2260\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71174065_1662941897174376_3436636739232333824_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71174065_1662941897174376_3436636739232333824_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71174065_1662941897174376_3436636739232333824_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71174065_1662941897174376_3436636739232333824_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga (AGA) ee wadanka Ingiriiska Prof. Cabdulqaadir Ruumi ayaa war-bixin dheer oo la xiriirta tadawurka uu sameynayo Af Soomaaliga iyo dowrka Akadeemiye- Goboleedka AfSoomaaliga ee hiilka afka hooyo iyo Hal-abuurkiisa waxaa uu ka jeediyay Carwada Buugaagta iyo Fanka Soomaalida ee ka socota magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Prof. Ruumi ayaa ka qeyb-galayaasha carwadaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2260,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Prof C\/qaadir Ruumi: \u201cAfka Soomaaliga Waxa uu ka mid Yahay Afafka loo Yaqaan Cross-Border Languages ee Looga Hadlo Geeska Africa\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Prof C\/qaadir Ruumi: \u201cAfka Soomaaliga Waxa uu ka mid Yahay Afafka loo Yaqaan Cross-Border Languages ee Looga Hadlo Geeska Africa\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga (AGA) ee wadanka Ingiriiska Prof. Cabdulqaadir Ruumi ayaa war-bixin dheer oo la xiriirta tadawurka uu sameynayo Af Soomaaliga iyo dowrka Akadeemiye- Goboleedka AfSoomaaliga ee hiilka afka hooyo iyo Hal-abuurkiisa waxaa uu ka jeediyay Carwada Buugaagta iyo Fanka Soomaalida ee ka socota magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Prof. Ruumi ayaa ka qeyb-galayaasha carwadaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-09-28T07:51:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-09-28T08:06:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71174065_1662941897174376_3436636739232333824_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Prof C\/qaadir Ruumi: \u201cAfka Soomaaliga Waxa uu ka mid Yahay Afafka loo Yaqaan Cross-Border Languages ee Looga Hadlo Geeska Africa\u201d\",\"datePublished\":\"2019-09-28T07:51:52+00:00\",\"dateModified\":\"2019-09-28T08:06:18+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/\"},\"wordCount\":273,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/\",\"name\":\"Prof C\/qaadir Ruumi: \u201cAfka Soomaaliga Waxa uu ka mid Yahay Afafka loo Yaqaan Cross-Border Languages ee Looga Hadlo Geeska Africa\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-09-28T07:51:52+00:00\",\"dateModified\":\"2019-09-28T08:06:18+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Prof C\/qaadir Ruumi: \u201cAfka Soomaaliga Waxa uu ka mid Yahay Afafka loo Yaqaan Cross-Border Languages ee Looga Hadlo Geeska Africa\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Prof C\/qaadir Ruumi: \u201cAfka Soomaaliga Waxa uu ka mid Yahay Afafka loo Yaqaan Cross-Border Languages ee Looga Hadlo Geeska Africa\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Prof C\/qaadir Ruumi: \u201cAfka Soomaaliga Waxa uu ka mid Yahay Afafka loo Yaqaan Cross-Border Languages ee Looga Hadlo Geeska Africa\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka Afsoomaaliga (AGA) ee wadanka Ingiriiska Prof. Cabdulqaadir Ruumi ayaa war-bixin dheer oo la xiriirta tadawurka uu sameynayo Af Soomaaliga iyo dowrka Akadeemiye- Goboleedka AfSoomaaliga ee hiilka afka hooyo iyo Hal-abuurkiisa waxaa uu ka jeediyay Carwada Buugaagta iyo Fanka Soomaalida ee ka socota magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Prof. Ruumi ayaa ka qeyb-galayaasha carwadaasi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-09-28T07:51:52+00:00","article_modified_time":"2019-09-28T08:06:18+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/09\/71174065_1662941897174376_3436636739232333824_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Prof C\/qaadir Ruumi: \u201cAfka Soomaaliga Waxa uu ka mid Yahay Afafka loo Yaqaan Cross-Border Languages ee Looga Hadlo Geeska Africa\u201d","datePublished":"2019-09-28T07:51:52+00:00","dateModified":"2019-09-28T08:06:18+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/"},"wordCount":273,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/","name":"Prof C\/qaadir Ruumi: \u201cAfka Soomaaliga Waxa uu ka mid Yahay Afafka loo Yaqaan Cross-Border Languages ee Looga Hadlo Geeska Africa\u201d - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-09-28T07:51:52+00:00","dateModified":"2019-09-28T08:06:18+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/prof-c-qaadir-ruumi-afka-soomaaliga-waxa-uu-ka-mid-yahay-afafka-loo-yaqaan-cross-border-languages-ee-looga-hadlo-geeska-africa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Prof C\/qaadir Ruumi: \u201cAfka Soomaaliga Waxa uu ka mid Yahay Afafka loo Yaqaan Cross-Border Languages ee Looga Hadlo Geeska Africa\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2255"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2255"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2255\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2263,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2255\/revisions\/2263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}