{"id":222,"date":"2018-03-01T05:25:04","date_gmt":"2018-03-01T05:25:04","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=222"},"modified":"2018-03-01T05:25:04","modified_gmt":"2018-03-01T05:25:04","slug":"soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"SOOMAALIDA UK OO XUSTAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO"},"content":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo kaashaneysa bulshada Soomaaliyeed ee deggan Magaalada Bristol ee Wadankan Ingriiska ayaa 24-kii bishan Febraayo waxay\u00a0 si wadajir ah u qabteen munaasabad l looga hadlayo, qiimaha uu leeyahay AfSoomaaligu, macno ahaan waxa uu ka dhigan yahay iyo sida lagu horuumarin karo.<\/p>\n<p>Munaasabaddaasi \u00a0oo lagu suntay maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo\u00a0 ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah Soomaalida deggan Bristol, xuska munaasabadaasi oo aad u qiima badnaa ayaa qodobadda looga hadlay\u00a0 waxaa ka mid ahaa Hadafka AGA, doorka Warbaahinta, caqabadaha hor taagan in Afkeena Hooyo uu yeesho dhidibbo adag, habka sixida qoraallada iyo doorka Akhriska Buugaagta, taabbagelinta sixida naxwaha afka wax lagu qoro iyo sida ay ku timid in Afsoomaaliga sidiisaba la qoro.<\/p>\n<p>Aqoonyahannadii, qorayaashii iyo masuuliyiintii halkaas ka hadlay waxaa ka mid ahaa\u00a0 Profasoor Cabdulkhaadir Ruumi, Aamina Muuse Weheliye oo ka Wakiil ahayd AGA Uk, qoraa Injineer Barre, Qoraa Maxamed Haykal, qoraa Khaalid Qodax, Axmed Dhagaxtuur oo ahaa isku-duba-ridaha munaasabadda iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa si wacan u daadihiyey Cabdi Cumar Maxamed oo ka tirsan Soomaalida Bristol, halka uu hadallo kooban uu Af-Soomaali ku jeediyey, Dimos Griziotis oo ah Injineer u dhashay Dalka Giriigga hase yeeshee ah arday barta Afka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Munasabadda ayaa sidoo kale lagu daah furay Buug cusub isla markaasna waxaa lagu soo bandhigay Buug hore u qornaa.<\/p>\n<p>Amina Muuse Weheliye<\/p>\n<p>AGA, UK<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-223\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6616-1024x719.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"434\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6616-1024x719.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6616-300x211.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6616-768x540.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6616.jpg 1926w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-224\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6613-1024x548.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"331\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6613-1024x548.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6613-300x161.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6613-768x411.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6613-310x165.jpg 310w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6613.jpg 2002w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-225\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6626-1024x388.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"234\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6626-1024x388.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6626-300x114.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6626-768x291.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6626.jpg 2021w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-226\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6627-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6627-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6627-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6627-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6627.jpg 1944w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo kaashaneysa bulshada Soomaaliyeed ee deggan Magaalada Bristol ee Wadankan Ingriiska ayaa 24-kii bishan Febraayo waxay\u00a0 si wadajir ah u qabteen munaasabad l looga hadlayo, qiimaha uu leeyahay AfSoomaaligu, macno ahaan waxa uu ka dhigan yahay iyo sida lagu horuumarin karo. Munaasabaddaasi \u00a0oo lagu suntay maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo\u00a0 ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":223,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[3,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SOOMAALIDA UK OO XUSTAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SOOMAALIDA UK OO XUSTAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo kaashaneysa bulshada Soomaaliyeed ee deggan Magaalada Bristol ee Wadankan Ingriiska ayaa 24-kii bishan Febraayo waxay\u00a0 si wadajir ah u qabteen munaasabad l looga hadlayo, qiimaha uu leeyahay AfSoomaaligu, macno ahaan waxa uu ka dhigan yahay iyo sida lagu horuumarin karo. Munaasabaddaasi \u00a0oo lagu suntay maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo\u00a0 ayaa waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-03-01T05:25:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6616.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1926\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1353\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"SOOMAALIDA UK OO XUSTAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO\",\"datePublished\":\"2018-03-01T05:25:04+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-01T05:25:04+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":232,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"name\":\"SOOMAALIDA UK OO XUSTAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-03-01T05:25:04+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-01T05:25:04+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SOOMAALIDA UK OO XUSTAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SOOMAALIDA UK OO XUSTAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SOOMAALIDA UK OO XUSTAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga oo kaashaneysa bulshada Soomaaliyeed ee deggan Magaalada Bristol ee Wadankan Ingriiska ayaa 24-kii bishan Febraayo waxay\u00a0 si wadajir ah u qabteen munaasabad l looga hadlayo, qiimaha uu leeyahay AfSoomaaligu, macno ahaan waxa uu ka dhigan yahay iyo sida lagu horuumarin karo. Munaasabaddaasi \u00a0oo lagu suntay maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo\u00a0 ayaa waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-03-01T05:25:04+00:00","og_image":[{"width":1926,"height":1353,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/IMG_6616.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"SOOMAALIDA UK OO XUSTAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO","datePublished":"2018-03-01T05:25:04+00:00","dateModified":"2018-03-01T05:25:04+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"wordCount":232,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","name":"SOOMAALIDA UK OO XUSTAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-03-01T05:25:04+00:00","dateModified":"2018-03-01T05:25:04+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/soomaalida-uk-oo-xustay-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SOOMAALIDA UK OO XUSTAY MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/222"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=222"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":227,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/222\/revisions\/227"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}