{"id":2112,"date":"2019-08-31T03:52:18","date_gmt":"2019-08-31T03:52:18","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2112"},"modified":"2019-08-31T04:10:17","modified_gmt":"2019-08-31T04:10:17","slug":"wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wakiilka AGA ee Sweden oo Wareysi Siiyay Teleefishinno Caan ah oo ku Yaalo Muqdisho"},"content":{"rendered":"<h4>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa wareysiyo gaar-gaar ah kala siiyay qaar ka mid ah Taleefishinnada waa-weyn ee fadhigoodu uu yahay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Taleefishinnadaas oo isugu jira qaar caalami ah iyo kuwo ku kooban gudaha Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah SNTV, Somali Cable TV, Goobjoog TV, Dalsan TV iyo Channelka loo yaqaano Astaan TV, sidoo kale Wakiilka AGA ayaa wareysi gaar ah siiyay Iddaacadda la yiraahdo Kulmiye {KNN}.<\/h4>\n<h4>Dr. Xuseen Wadaad ayaa warbaahintaasi uga warramanay dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ugu jirto daryeelka iyo hiilka afka hooyo, waxaana uu si gaar ah ugu sharaxay shaqooyinka ay qabato Laanta Akadeemiyada ee ka furan wadanka Sweden.<\/h4>\n<h4>Dhinaca kale Wakiilka AGA ee dalka Sweden ayaa Taleefishinnadaasi uga sheekeeyay taariikhdiisa ku aadan dhinacyada Qoraalka, Waxbarashada, Aqoon-faafinta iyo Suugaanta, waxaana uu warbaahintaasi la wadaagyay waayihiisii hore ee Soomaaliya iyo sidii uu dalku ahaa 35 sanno ka hor intii aanu ka amba-bixin.<\/h4>\n<h4>Wakiilka AGA ee Sweden Dr. Xuseen Wadaad ayaa dhawaan booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, waxaana uu ka qeyb-qaatay Bandhiggii 5-aad ee Buugaagta Muqdisho.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2114\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/safe_image.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"281\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/safe_image.jpg 540w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/safe_image-300x156.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2115\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/70148548_1703418216456711_2911044011919671296_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/70148548_1703418216456711_2911044011919671296_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/70148548_1703418216456711_2911044011919671296_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2075\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2116\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69034740_2068765213229379_7371468802669674496_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69034740_2068765213229379_7371468802669674496_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69034740_2068765213229379_7371468802669674496_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa wareysiyo gaar-gaar ah kala siiyay qaar ka mid ah Taleefishinnada waa-weyn ee fadhigoodu uu yahay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Taleefishinnadaas oo isugu jira qaar caalami ah iyo kuwo ku kooban gudaha Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah SNTV, Somali Cable TV, Goobjoog [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2075,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wakiilka AGA ee Sweden oo Wareysi Siiyay Teleefishinno Caan ah oo ku Yaalo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wakiilka AGA ee Sweden oo Wareysi Siiyay Teleefishinno Caan ah oo ku Yaalo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa wareysiyo gaar-gaar ah kala siiyay qaar ka mid ah Taleefishinnada waa-weyn ee fadhigoodu uu yahay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Taleefishinnadaas oo isugu jira qaar caalami ah iyo kuwo ku kooban gudaha Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah SNTV, Somali Cable TV, Goobjoog [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-31T03:52:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-31T04:10:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wakiilka AGA ee Sweden oo Wareysi Siiyay Teleefishinno Caan ah oo ku Yaalo Muqdisho\",\"datePublished\":\"2019-08-31T03:52:18+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-31T04:10:17+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/\"},\"wordCount\":192,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/\",\"name\":\"Wakiilka AGA ee Sweden oo Wareysi Siiyay Teleefishinno Caan ah oo ku Yaalo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-08-31T03:52:18+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-31T04:10:17+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wakiilka AGA ee Sweden oo Wareysi Siiyay Teleefishinno Caan ah oo ku Yaalo Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wakiilka AGA ee Sweden oo Wareysi Siiyay Teleefishinno Caan ah oo ku Yaalo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wakiilka AGA ee Sweden oo Wareysi Siiyay Teleefishinno Caan ah oo ku Yaalo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa wareysiyo gaar-gaar ah kala siiyay qaar ka mid ah Taleefishinnada waa-weyn ee fadhigoodu uu yahay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Taleefishinnadaas oo isugu jira qaar caalami ah iyo kuwo ku kooban gudaha Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah SNTV, Somali Cable TV, Goobjoog [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-08-31T03:52:18+00:00","article_modified_time":"2019-08-31T04:10:17+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wakiilka AGA ee Sweden oo Wareysi Siiyay Teleefishinno Caan ah oo ku Yaalo Muqdisho","datePublished":"2019-08-31T03:52:18+00:00","dateModified":"2019-08-31T04:10:17+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/"},"wordCount":192,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/","name":"Wakiilka AGA ee Sweden oo Wareysi Siiyay Teleefishinno Caan ah oo ku Yaalo Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-08-31T03:52:18+00:00","dateModified":"2019-08-31T04:10:17+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-sweden-oo-wareysi-siiyay-teleefishinno-caan-ah-oo-ku-yaalo-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wakiilka AGA ee Sweden oo Wareysi Siiyay Teleefishinno Caan ah oo ku Yaalo Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2112"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2112"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2122,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2112\/revisions\/2122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}