{"id":209,"date":"2018-03-01T04:47:30","date_gmt":"2018-03-01T04:47:30","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=209"},"modified":"2018-03-01T04:47:30","modified_gmt":"2018-03-01T04:47:30","slug":"gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/","title":{"rendered":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR  U FURAY  DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIYADA AQRISKA IYO QORAALKA."},"content":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa maanta \u00a0oo ku began 28\/2\/2018 dhallinyaro\u00a0 ka tirsan \u00a0naadiyada aqriska iyo qoraalka waxay tababbar ugu qabatay Hotel Al-Furaat ee Magaalada \u00a0Muqdisho,\u00a0Tababbarkaasi oo \u00a0ku saabsanaa Habaynta Qoraalka ayaa waxaa ka faa\u2019iidaystay in ka badan 50- dhallinyaro ah.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo si rasmi ah u furay tababbarkaasi \u00a0ayaa sheegay\u00a0 inuu ku faraxsan yahay sida ay naadiyada aqriska iyo qoraalka ugu heelan yihiin \u00a0barashada qurxinta qoraalka, waxaana uu carrabka ku dhuftay \u00a0inuu soo dhaweynayo da\u2019 yarta hibada u leh\u00a0 hal-abuurnimada, isagoo intaasi ku darey\u00a0 inay lagama maarmaan tahay sidii loo xoojin\u00a0 lahaa nooleynta afka, \u00a0dhaqanka iyo aqoonta.<\/p>\n<p>\u201cAfku waa aqoon sidaha Koowaad ee nolosha, qof kasta waxaa ku waajib ah\u00a0 daryeelka\u00a0 iyo nooleynta afkiisa hooyo,\u00a0 haddaad tihiin dhallinyaradii Soomaaliyeed waxaan idinku guubaabinayaa inaad ku fara adeygtaan ilaalinta afkiina, dhaqankiina iyo suugaantiina\u201d ayuu yiri Prof. Afrax oo intaasi raaciyay in Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ay tahay madal aqooneed ka dhaxaysa ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Akadeemiyada AGA oo si cilmiyaysan uga taariikheeyay wanaaga uu leeyahay cilmiga ayaa ku nuux-nuuxsaday inuu bahda naadiyada kula dar-daarmayo\u00a0 sidi ay \u00a0dabeecad uga\u00a0 dhigan lahaayeen \u00a0aqriska iyo \u00a0qoraalka,\u00a0 waxana uu ku guubaabiyay \u00a0inay iska war hayaan oo ay mar walba wada xiriiraan.<\/p>\n<p>Munaasabadii furitaanka tababbarkaasi waxaa kaloo ka hadashay\u00a0 \u00a0Farxiya Muxyadiin (Lama-filaan) oo ku hadlaysay magaca ka qeyb galayaasha tababbarkaasi, waxaana ay \u00a0balanqaaday\u00a0 casharada ay halkaasi ka qaataan inay ku dabaqi doonaan qoraaladooda, iyadoo u\u00a0 mahadcelisay\u00a0 Akadeemiyada AGA \u00a0oo tabarbbarkaasi soo qaban-qaabisay.<\/p>\n<p>Khudbadahaasi kadib \u00a0waxaa halkaasi ka bilowday casharro ay bixinayeen Macalimiiin ka tirsan Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, kuwaasi oo kala ahaa Prof. Mustafa C\/laahi Feyrus iyo C\/laahi Sheikh Cabdi (Gacanka), \u00a0duruustaas oo aad loola dhacay ayaa ku kala saabsanaa Dalaynta ama astaamaynta Qoraalka iyo Habeynta Hadalka, dufcadda maanta qaadatey tabarbaarkaasi\u00a0 \u00a0ayaa noqonaysa middIi labaad ee la siiyo \u00a0tababbarkaasi<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah ka qeyb-galayaashii tababbarkaasi oo ka qayb-qaatay falceliskii tabbabarka ayaa isku wada raacay inay si weyn uga heleen aqoontii ay halkaasi ku qaateen, waxaana\u00a0 ay codsadeen in tababbarrada noocaan oo kale ah la\u00a0 joogteeyo lana wada gaarsiiyo intii la kari karo.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-210\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_092253-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_092253-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_092253-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_092253-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-211\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28512754_1691502470910234_904267924_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28512754_1691502470910234_904267924_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28512754_1691502470910234_904267924_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28512754_1691502470910234_904267924_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-212\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28537920_1691502620910219_773711908_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28537920_1691502620910219_773711908_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28537920_1691502620910219_773711908_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28537920_1691502620910219_773711908_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-213\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_091753-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_091753-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_091753-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_091753-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-214\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_091838.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_091838.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_091838-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_091838-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-215\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28535370_1691503530910128_1621037502_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28535370_1691503530910128_1621037502_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28535370_1691503530910128_1621037502_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28535370_1691503530910128_1621037502_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-216\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28535747_1691517940908687_813494819_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28535747_1691517940908687_813494819_n.jpg 894w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28535747_1691517940908687_813494819_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28535747_1691517940908687_813494819_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-217\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28512647_1691504180910063_1432003806_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28512647_1691504180910063_1432003806_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28512647_1691504180910063_1432003806_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28512647_1691504180910063_1432003806_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-218\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28511362_1691515054242309_1004255995_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28511362_1691515054242309_1004255995_n.jpg 894w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28511362_1691515054242309_1004255995_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/28511362_1691515054242309_1004255995_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-219\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_093405-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_093405-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_093405-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_093405-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-220\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_093143-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_093143-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_093143-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_093143-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0oo u taagan ilaalinta iyo daryeelka\u00a0 afka Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa ayaa horey u soo qabatey tababbaro badan oo lagu kala qabtay Magaalooyin iyo \u00a0\u00a0Gobollo ka mid ah dhulalka ay Soomaalidu degto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa maanta \u00a0oo ku began 28\/2\/2018 dhallinyaro\u00a0 ka tirsan \u00a0naadiyada aqriska iyo qoraalka waxay tababbar ugu qabatay Hotel Al-Furaat ee Magaalada \u00a0Muqdisho,\u00a0Tababbarkaasi oo \u00a0ku saabsanaa Habaynta Qoraalka ayaa waxaa ka faa\u2019iidaystay in ka badan 50- dhallinyaro ah. Gudoomiyaha \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo si rasmi ah u furay tababbarkaasi \u00a0ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":210,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[3,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U FURAY DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIYADA AQRISKA IYO QORAALKA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U FURAY DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIYADA AQRISKA IYO QORAALKA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa maanta \u00a0oo ku began 28\/2\/2018 dhallinyaro\u00a0 ka tirsan \u00a0naadiyada aqriska iyo qoraalka waxay tababbar ugu qabatay Hotel Al-Furaat ee Magaalada \u00a0Muqdisho,\u00a0Tababbarkaasi oo \u00a0ku saabsanaa Habaynta Qoraalka ayaa waxaa ka faa\u2019iidaystay in ka badan 50- dhallinyaro ah. Gudoomiyaha \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo si rasmi ah u furay tababbarkaasi \u00a0ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-03-01T04:47:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_092253-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U FURAY DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIYADA AQRISKA IYO QORAALKA.\",\"datePublished\":\"2018-03-01T04:47:30+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-01T04:47:30+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/\"},\"wordCount\":389,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/\",\"name\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U FURAY DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIYADA AQRISKA IYO QORAALKA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-03-01T04:47:30+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-01T04:47:30+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U FURAY DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIYADA AQRISKA IYO QORAALKA.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U FURAY DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIYADA AQRISKA IYO QORAALKA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U FURAY DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIYADA AQRISKA IYO QORAALKA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) \u00a0ayaa maanta \u00a0oo ku began 28\/2\/2018 dhallinyaro\u00a0 ka tirsan \u00a0naadiyada aqriska iyo qoraalka waxay tababbar ugu qabatay Hotel Al-Furaat ee Magaalada \u00a0Muqdisho,\u00a0Tababbarkaasi oo \u00a0ku saabsanaa Habaynta Qoraalka ayaa waxaa ka faa\u2019iidaystay in ka badan 50- dhallinyaro ah. Gudoomiyaha \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof. Maxamed Daahir Afrax oo si rasmi ah u furay tababbarkaasi \u00a0ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-03-01T04:47:30+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/20180228_092253-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U FURAY DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIYADA AQRISKA IYO QORAALKA.","datePublished":"2018-03-01T04:47:30+00:00","dateModified":"2018-03-01T04:47:30+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/"},"wordCount":389,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/","name":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U FURAY DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIYADA AQRISKA IYO QORAALKA. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-03-01T04:47:30+00:00","dateModified":"2018-03-01T04:47:30+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/gudoomiyaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-oo-tababbar-u-furay-dhallinyaro-ka-tirsan-naadiyada-aqriska-iyo-qoraalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GUDOOMIYAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA OO TABABBAR U FURAY DHALLINYARO KA TIRSAN NAADIYADA AQRISKA IYO QORAALKA."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/209"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=209"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":221,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/209\/revisions\/221"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/210"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}