{"id":2071,"date":"2019-08-21T11:18:04","date_gmt":"2019-08-21T11:18:04","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2071"},"modified":"2019-08-21T11:39:44","modified_gmt":"2019-08-21T11:39:44","slug":"wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wakiillada AGA ee Qaaradda Yurub oo lagu Daah-furay Dooddii 1-aad ee Bandhigga Buugaagta Muqdisho"},"content":{"rendered":"<h4>Wakiillada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Qaaradda Yurub\u00a0 Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon iyo Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa maanta oo ku beegan 21\/8\/2019 waxa ay si mug leh uga soo dhex muuqdeen dood cilmiyeedkii Koowaad ee lagu daah-furay Bandhigga Buugaagta Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Dooddaas oo aad u xiiso badneyd ayaa Wakiillada AGA waxaa kala qeyb-qaatay aqoonyahannad lagu magacaabo \u00a0Macallin Fartuun Kuusoow, waxaana dooddaasi oo aad loo jecleystay lagu gorfeeyay mowduuc ku saabsanaa ololihii Aqriska iyo Qoraalka farta Soomaaliga oo ay hirgilisay Dowladdii Soomaaliya, waxaana daadihinayay Wariye Axmed Cabdi Ceynab<\/h4>\n<h4>Cilmi-baare Cabdiraxmaan Abtidoon iyo Qoraa Xuseen Maxamed Cabdulle ayaa caddeeyay in ololihii 1974-kii uu ahaa dhacdo ay Soomaaliya kaga yaabisay caalamka, waxayna iftiimiyeen ololahaasi inay wax \u00a0ku barteen Boqollaal Kun oo\u00a0 Soomaali ah, iyaga oo dhinaca kale ka sheekeeyeey xaalku sidii uu ahaa xilligaasi.<\/h4>\n<h4>\u201cXaqiiqdii waa la sameyn karaa olole ka waxtar badan midkii hore, laakiin waxaa jira caqabado badan oo ku horgudban in lagu dhaqaaqo\u201d ayay yiraahdeen Wakiilladaasi ka tirsan Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo sharaxayay sida mustaqbalka loo abaabuli karo olole la mid ah midkii hore oo kale.<\/h4>\n<h4>Qaar ka mid ah ka qeyb-galayaashii bandhiggaasi ayaa weydiiyay Wakiilladaasi halka waqtigaan loogu soo hagaagi karo Tuxaan bixinta qoraalka farta Soomaaliga, Wakiilladaasi oo ka jawaabayay su\u2019aashaasi ayaa ku cel-celiyay in arintaasi iyo hiilka afka Soomaaligaba loogu soo hagaagi karo Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, iyaga oo si cilimiyaysan uga hadlay dadaalka ay Akadeemiyadu ugu jirto daryeelka \u00a0afkeena hooyo.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2072\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69313569_2502245549858606_1572616650685939712_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69313569_2502245549858606_1572616650685939712_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69313569_2502245549858606_1572616650685939712_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69313569_2502245549858606_1572616650685939712_n-768x511.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69313569_2502245549858606_1572616650685939712_n-310x205.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2073\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69594651_10217582921898056_7569525146440957952_n.jpg\" alt=\"\" width=\"913\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69594651_10217582921898056_7569525146440957952_n.jpg 913w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69594651_10217582921898056_7569525146440957952_n-285x300.jpg 285w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69594651_10217582921898056_7569525146440957952_n-768x808.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 913px) 100vw, 913px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2074\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECemQxCWwAAUZ7p-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECemQxCWwAAUZ7p-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECemQxCWwAAUZ7p-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECemQxCWwAAUZ7p-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECemQxCWwAAUZ7p.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2075\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/ECendLwWsAE1mow.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiillada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Qaaradda Yurub\u00a0 Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon iyo Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa maanta oo ku beegan 21\/8\/2019 waxa ay si mug leh uga soo dhex muuqdeen dood cilmiyeedkii Koowaad ee lagu daah-furay Bandhigga Buugaagta Muqdisho. Dooddaas oo aad u xiiso badneyd ayaa Wakiillada AGA waxaa kala qeyb-qaatay aqoonyahannad lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2072,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wakiillada AGA ee Qaaradda Yurub oo lagu Daah-furay Dooddii 1-aad ee Bandhigga Buugaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wakiillada AGA ee Qaaradda Yurub oo lagu Daah-furay Dooddii 1-aad ee Bandhigga Buugaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakiillada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Qaaradda Yurub\u00a0 Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon iyo Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa maanta oo ku beegan 21\/8\/2019 waxa ay si mug leh uga soo dhex muuqdeen dood cilmiyeedkii Koowaad ee lagu daah-furay Bandhigga Buugaagta Muqdisho. Dooddaas oo aad u xiiso badneyd ayaa Wakiillada AGA waxaa kala qeyb-qaatay aqoonyahannad lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-21T11:18:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-21T11:39:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69313569_2502245549858606_1572616650685939712_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wakiillada AGA ee Qaaradda Yurub oo lagu Daah-furay Dooddii 1-aad ee Bandhigga Buugaagta Muqdisho\",\"datePublished\":\"2019-08-21T11:18:04+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-21T11:39:44+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/\"},\"wordCount\":244,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/\",\"name\":\"Wakiillada AGA ee Qaaradda Yurub oo lagu Daah-furay Dooddii 1-aad ee Bandhigga Buugaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-08-21T11:18:04+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-21T11:39:44+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wakiillada AGA ee Qaaradda Yurub oo lagu Daah-furay Dooddii 1-aad ee Bandhigga Buugaagta Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wakiillada AGA ee Qaaradda Yurub oo lagu Daah-furay Dooddii 1-aad ee Bandhigga Buugaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wakiillada AGA ee Qaaradda Yurub oo lagu Daah-furay Dooddii 1-aad ee Bandhigga Buugaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wakiillada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Qaaradda Yurub\u00a0 Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon iyo Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) ayaa maanta oo ku beegan 21\/8\/2019 waxa ay si mug leh uga soo dhex muuqdeen dood cilmiyeedkii Koowaad ee lagu daah-furay Bandhigga Buugaagta Muqdisho. Dooddaas oo aad u xiiso badneyd ayaa Wakiillada AGA waxaa kala qeyb-qaatay aqoonyahannad lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-08-21T11:18:04+00:00","article_modified_time":"2019-08-21T11:39:44+00:00","og_image":[{"width":960,"height":639,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69313569_2502245549858606_1572616650685939712_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wakiillada AGA ee Qaaradda Yurub oo lagu Daah-furay Dooddii 1-aad ee Bandhigga Buugaagta Muqdisho","datePublished":"2019-08-21T11:18:04+00:00","dateModified":"2019-08-21T11:39:44+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/"},"wordCount":244,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/","name":"Wakiillada AGA ee Qaaradda Yurub oo lagu Daah-furay Dooddii 1-aad ee Bandhigga Buugaagta Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-08-21T11:18:04+00:00","dateModified":"2019-08-21T11:39:44+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-qaaradda-yurub-oo-lagu-daah-furay-dooddii-1-aad-ee-bandhigga-buugaagta-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wakiillada AGA ee Qaaradda Yurub oo lagu Daah-furay Dooddii 1-aad ee Bandhigga Buugaagta Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2071"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2071"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2081,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2071\/revisions\/2081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}