{"id":2028,"date":"2019-08-15T16:56:44","date_gmt":"2019-08-15T16:56:44","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2028"},"modified":"2019-08-16T14:44:52","modified_gmt":"2019-08-16T14:44:52","slug":"muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo Daah-fur Ballaaran loogu Sameeyay Buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar"},"content":{"rendered":"<h4>Munaasabad aad u ballaaran oo ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), looguna tala-galay Daah-furka buugga War Helaa &#8211; Tala Hela ee Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar, ayna ka soo qeyb galeen Xildhibaanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 15\/8\/2019 waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Guddoomiye Ku-xigeenka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo ah qoraaga buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar ayaa halkaasi ka soo jeedisay warbixin dheer oo ku saabsan nuxurka uu xambaarsan yahay buuggaasi, waxaana ay sheegtay inay buuggaasi ugu tala-galashay sidii ay bulshada Soomaaliyeed ugu iftiimin laheyd sooyaalka taariikheed ee wadankooda soo maray.<\/h4>\n<h4>\u201cBuugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar, waxa uu ka kooban yahay Labaatan cutub oo taariikh ah, taariikhdaas oo ka soo bilaabanaysa 1941-kii, buuggan waxa uu si tifaf-tiran u macneynayaa sababta keentay Wasaayadii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, aas-aaskii SYL, dhalashadii Dawladdii daakhiliga aheyd, xornimo qaadashadii Soomaaliya, maamulka Dawladdihii rayidka ahaa, inqilaabkii Kacaanka, Dagaalkii 1977, bur-burkii Soomaaliya, imaatinkii Unisom, ka bixitaanka xilligii Ku-meel-gaarka ahaa, Shidaalka Soomaaliya, khilaafka baddeed ee Soomaaliya iyo Kenya, qadiyadda Somaliland iyo cutubyo kale oo xiiso badan\u201d ayay tiri qoraa Maryan Cariif Qaasim.<\/h4>\n<h4>Guddoomiye Ku-xigeenka AGA Xildhibaan Maryan Cariif oo hadalkeeda sii wadata ayaa caddeysay inay si aad ah ugu faraxsan tahay soo saarista buuggeeda cusub, waxaana ay ku boorisay shacbiga Soomaaliyeed inay bartaan taariikhda dalkooda, iyada oo u mahad celisay hawl-wadeennada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo soo agaasimay munaasabadda Daah-furka buuggaasi.<\/h4>\n<h4>Hadal jeedintaasi kadib, waxaa loo gudbay falanqeynta buugga Siyaasiga Da\u2019da yar, waxaana gorfayntaasi ka qeyb qaadatay Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dhalxa, Admiral Guuto Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare), Aqoonyahan Xasan Sheikh Cali iyo C\/llaahi Sheikh Cabdi {Gacanka}, waxaana faaqidaadaas hogaaminayay Al-ustaad Cabdi-naasir Yuusuf Macallin, aqoonyahannadaasi ayaa qiray in buugga Siyaasiga Da\u2019da yar uu Dhaxal reeb Qaran u yahay dhallinyarada Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Golaha Abwaannadda Soomaaliyeed Abwaan Xersi Dhuux Maxamed iyo Yaxye Daahir Xuseen (Axyaa Wadani) oo ku hadlayay magaca Naadiyada iyo Xarumaha akhriska iyo qoraalka ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin bandhigga fiican ee loo sameeyay buugga War Helaa &#8211; Tala Hela ee Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar, waxayna bogaadiyeen qoraaga buuggaasi qiimaha badan Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaas oo ku soo gaba-gabowday jawi aad u wanaagsan ayaa dadkii ka qeyb-galay waxay halkaasi ku qaateen nuqlo ka mid ah buugga Siyaasiga Da\u2019da yar, waxaana nasiib wanaag ahaa inay buuggaasi saxiixaysay qaraa Maryan Cariif Qaasim.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2029\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68363354_1067311373457694_4487884406458941440_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68363354_1067311373457694_4487884406458941440_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68363354_1067311373457694_4487884406458941440_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68363354_1067311373457694_4487884406458941440_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2030\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68253538_1832755736870543_3784155432348549120_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68253538_1832755736870543_3784155432348549120_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68253538_1832755736870543_3784155432348549120_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68253538_1832755736870543_3784155432348549120_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2031\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68451487_2412968325648201_6609040918546743296_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68451487_2412968325648201_6609040918546743296_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68451487_2412968325648201_6609040918546743296_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2032\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68354570_475385059685105_5552315080663629824_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68354570_475385059685105_5552315080663629824_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68354570_475385059685105_5552315080663629824_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68354570_475385059685105_5552315080663629824_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2033\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69346979_469054960615256_260319436689375232_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69346979_469054960615256_260319436689375232_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69346979_469054960615256_260319436689375232_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2034\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68725423_968322113519039_907792147472711680_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68725423_968322113519039_907792147472711680_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68725423_968322113519039_907792147472711680_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68725423_968322113519039_907792147472711680_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2035\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68312992_420282168590261_1978925762387902464_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"519\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68312992_420282168590261_1978925762387902464_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68312992_420282168590261_1978925762387902464_n-300x252.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68312992_420282168590261_1978925762387902464_n-768x645.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2036\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68880614_2509013616021178_7184297022717952000_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68880614_2509013616021178_7184297022717952000_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68880614_2509013616021178_7184297022717952000_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68880614_2509013616021178_7184297022717952000_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2037\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68415760_367992087426689_9087288983083286528_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68415760_367992087426689_9087288983083286528_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68415760_367992087426689_9087288983083286528_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68415760_367992087426689_9087288983083286528_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2038\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68415760_451438172127299_6057676884219527168_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68415760_451438172127299_6057676884219527168_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68415760_451438172127299_6057676884219527168_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68415760_451438172127299_6057676884219527168_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2039\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68916543_2897652553794104_7473531871461113856_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68916543_2897652553794104_7473531871461113856_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68916543_2897652553794104_7473531871461113856_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68916543_2897652553794104_7473531871461113856_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2040\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69053262_380461252616286_8444066589115940864_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69053262_380461252616286_8444066589115940864_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69053262_380461252616286_8444066589115940864_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/69053262_380461252616286_8444066589115940864_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2041\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68391790_218274132444378_3277161562695008256_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68391790_218274132444378_3277161562695008256_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68391790_218274132444378_3277161562695008256_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68391790_218274132444378_3277161562695008256_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2042\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68712894_463158044234638_4707461306637090816_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"463\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68712894_463158044234638_4707461306637090816_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68712894_463158044234638_4707461306637090816_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68712894_463158044234638_4707461306637090816_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2043\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68674579_368075644123065_8746725710330068992_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68674579_368075644123065_8746725710330068992_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68674579_368075644123065_8746725710330068992_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-2044\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67927323_722640311510639_182269491395166208_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67927323_722640311510639_182269491395166208_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67927323_722640311510639_182269491395166208_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67927323_722640311510639_182269491395166208_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad aad u ballaaran oo ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), looguna tala-galay Daah-furka buugga War Helaa &#8211; Tala Hela ee Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar, ayna ka soo qeyb galeen Xildhibaanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 15\/8\/2019 waxaa lagu qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2029,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muqdisho oo Daah-fur Ballaaran loogu Sameeyay Buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muqdisho oo Daah-fur Ballaaran loogu Sameeyay Buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad aad u ballaaran oo ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), looguna tala-galay Daah-furka buugga War Helaa &#8211; Tala Hela ee Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar, ayna ka soo qeyb galeen Xildhibaanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 15\/8\/2019 waxaa lagu qabtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-15T16:56:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-16T14:44:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68363354_1067311373457694_4487884406458941440_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Muqdisho oo Daah-fur Ballaaran loogu Sameeyay Buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar\",\"datePublished\":\"2019-08-15T16:56:44+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-16T14:44:52+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/\"},\"wordCount\":409,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/\",\"name\":\"Muqdisho oo Daah-fur Ballaaran loogu Sameeyay Buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-08-15T16:56:44+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-16T14:44:52+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muqdisho oo Daah-fur Ballaaran loogu Sameeyay Buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muqdisho oo Daah-fur Ballaaran loogu Sameeyay Buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muqdisho oo Daah-fur Ballaaran loogu Sameeyay Buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad aad u ballaaran oo ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), looguna tala-galay Daah-furka buugga War Helaa &#8211; Tala Hela ee Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar, ayna ka soo qeyb galeen Xildhibaanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa maanta \u00a0oo ku beegan 15\/8\/2019 waxaa lagu qabtay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-08-15T16:56:44+00:00","article_modified_time":"2019-08-16T14:44:52+00:00","og_image":[{"width":960,"height":719,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68363354_1067311373457694_4487884406458941440_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Muqdisho oo Daah-fur Ballaaran loogu Sameeyay Buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar","datePublished":"2019-08-15T16:56:44+00:00","dateModified":"2019-08-16T14:44:52+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/"},"wordCount":409,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/","name":"Muqdisho oo Daah-fur Ballaaran loogu Sameeyay Buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-08-15T16:56:44+00:00","dateModified":"2019-08-16T14:44:52+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-daah-fur-ballaaran-loogu-sameeyay-buugga-qaamuuska-siyaasaiga-dada-yar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muqdisho oo Daah-fur Ballaaran loogu Sameeyay Buugga Qaamuuska Siyaasiga Da\u2019da yar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2028"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2028"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2051,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2028\/revisions\/2051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}