{"id":2009,"date":"2019-08-11T06:15:23","date_gmt":"2019-08-11T06:15:23","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=2009"},"modified":"2019-08-11T06:16:22","modified_gmt":"2019-08-11T06:16:22","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciida Carafo ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan ummaddaha Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxa uu u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacbiga oo dhan uu u rajaynayo\u00a0 inay ku ciiddaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab iyo rayn-rayn.<\/h4>\n<h4>Prof. Afrax ayaa qoraalkiisa ku sheegay inuu ugu duceynayo dadka Soomaaliyeed inuu Alle sannadkan sannadkiisa kale ku gaarsiiyo nabad, barraare iyo horumar, isagoo dhinaca kalana ku baaqay in loo samafalo dadka aan waxba haysan si ay uga qeyb qaataan farxadda Ciiddul Adxaaga.<\/h4>\n<h4>Sannad walba marka la gaaro ciidda loo yaqanao Ciiddul-Adxaaga \u00a0oo ka mid ah labadda ciiddood ee uu Alle siiyay addoomadiisa ayaa dunida islaamka waxaa looga dabaal-degaa farxadda ay leeyihiin maalmahaasi barakaysan.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1694\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/52778847_641973436231429_2373248084223197184_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/52778847_641973436231429_2373248084223197184_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/52778847_641973436231429_2373248084223197184_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/52778847_641973436231429_2373248084223197184_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan ummaddaha Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxa uu u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacbiga oo dhan uu u rajaynayo\u00a0 inay ku ciiddaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1694,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciida Carafo ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciida Carafo ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan ummaddaha Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxa uu u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacbiga oo dhan uu u rajaynayo\u00a0 inay ku ciiddaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-11T06:15:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-11T06:16:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/52778847_641973436231429_2373248084223197184_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciida Carafo ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed\",\"datePublished\":\"2019-08-11T06:15:23+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-11T06:16:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\"},\"wordCount\":140,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciida Carafo ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-08-11T06:15:23+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-11T06:16:22+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciida Carafo ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciida Carafo ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciida Carafo ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax \u00a0ayaa guud ahaan ummaddaha Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxa uu u direy dhambaal hambalyo ah oo ku aadan munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo, waxaana uu dhambaalkiisa ku sheegay inuu shacbiga oo dhan uu u rajaynayo\u00a0 inay ku ciiddaan jawi farxadeed oo uu weheliyo caafimaad qab [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-08-11T06:15:23+00:00","article_modified_time":"2019-08-11T06:16:22+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/52778847_641973436231429_2373248084223197184_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciida Carafo ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed","datePublished":"2019-08-11T06:15:23+00:00","dateModified":"2019-08-11T06:16:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/"},"wordCount":140,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciida Carafo ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-08-11T06:15:23+00:00","dateModified":"2019-08-11T06:16:22+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-munaasabadda-ciida-carafo-ugu-hambalyeeyay-shacbiga-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Munaasabadda Ciida Carafo ugu Hambalyeeyay Shacbiga Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2009"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2009"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2011,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2009\/revisions\/2011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}