{"id":1995,"date":"2019-08-09T04:21:09","date_gmt":"2019-08-09T04:21:09","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1995"},"modified":"2019-08-09T04:27:33","modified_gmt":"2019-08-09T04:27:33","slug":"xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xarunta Horumarinta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta oo laga Furay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<h4><em>Xarun cusub oo qaabilsan horumarinta afka, dhaqanka iyo suugaanta oo loogu magac-darey (Horukac), ayna ku midaysan yihiin dhallinyaro Soomaaliyeed oo isku xil saartay illaalinta iyo daryeelka arimahaas ayaa shalay oo ku beegneyd 8\/8\/2019 waxaa looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Munaasabaddii furitaanka Xaruntaasi oo si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), masuulyiin matalaysay Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyio Suugaanta, wakiilo ka socday naadiyada akhriska iyo qoraalka, xubno ka socday bahda waxbarashada iyo dhallinyarada xiisaysa afka, dhaqanka iyo hal-abuurkiisa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Agaasimaha Waxbarashada Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, ahna Guddoomiyaha Naadiga Somalipen Al-ustaad Cabdi-naasir Yuusuf Macallin oo ka hadlay furitaankii Xaruntaasi ayaa sheegay Akadeemiyada AGA inay ku faraxsan tahay abuuritaanka Xaruntaasi, waxaana uu caddeeyay inay Horukac gacan ka siin doonaan adeegyada ay u baahan yihiin, isaga oo madaxda iyo hawl-wadeenka Xaruntaasi soo gaarsiiyay salaan iyo Hambalyo uu uga siday Guddoomiyaha AGA Prof. Maxamed Daahir Afrax.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cWaqti fiican oo aad loogu baahi qabay Xarun ceynkaan oo kale ah ayay dhalatay Xarunta Horukac, waxaana rajaynayaa bulshadu inay Xaruntaan wax badan ka faa\u2019iideysan doonto\u201d ayuu yiri Al-ustaad Cabdi-naasir Yuusuf oo Xaruntaasi kula dar-daarmay inay ka dhabayso sidii ay hiil ugu noqon laheyd daryeelka afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Agaasimaha horumarinta afka ee Akadeemiyada Cilmiga iyo Suugaanta Abwaan Barre Shiikh (Bangaladesh), Maamulaha Xarunta Hal-door Dayax Axmed Maxamed iyo masuulyiinta ka kala ah Axmed Abshir Geedi oo ka socday Xarunta Gurya-samo iyo Bashiir Cabdi Maxamed (Balcad) oo ku hadlayay magaca naadiyada ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan dhalashada Xaruntaasi, waxayna balan qaadeen inay la shaqeyn doonaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha iyo Xoghayaha Guud ee Xarunta Horukac Yaxye Daahir Xuseen (Axyaa Wadani) iyo C\/qaadir Axmed (Jubba) oo iyaguna munaasabaddaasi ka hadlay ayaa ka sheekeeyay baahida keentay dhismaha Xaruntaasi iyo hawlaha ay qaban doonto, iyaga oo dhinaca kale u mahade-cliyay Guddoomiyaha AGA oo ay sheegeen inay u hayaan Abaal aaney waligood illoobi doonin.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Gaba-gabadii, waxaa halkaasi lagu soo bandhiggay dad isugu jiray rag iyo haween oo Xaruntaasi ay bartay akhriska iyo qoraalka farta Soomaaliga, arintaas oo aad loogu ammaanay Xarunta Horukac.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1996\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68862850_2344045202357305_7905522907613233152_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68862850_2344045202357305_7905522907613233152_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68862850_2344045202357305_7905522907613233152_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68862850_2344045202357305_7905522907613233152_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1997\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67651236_2474909209405246_6588485887967887360_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67651236_2474909209405246_6588485887967887360_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67651236_2474909209405246_6588485887967887360_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67651236_2474909209405246_6588485887967887360_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1998\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67807104_360211437994264_6502722726870908928_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67807104_360211437994264_6502722726870908928_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67807104_360211437994264_6502722726870908928_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67807104_360211437994264_6502722726870908928_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1999\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67773962_721331694970111_7847527663567634432_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67773962_721331694970111_7847527663567634432_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67773962_721331694970111_7847527663567634432_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67773962_721331694970111_7847527663567634432_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2000\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68750709_507660086670004_7328377309889560576_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68750709_507660086670004_7328377309889560576_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68750709_507660086670004_7328377309889560576_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68750709_507660086670004_7328377309889560576_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2001\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67695877_2618411824889677_3928340838844727296_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67695877_2618411824889677_3928340838844727296_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67695877_2618411824889677_3928340838844727296_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67695877_2618411824889677_3928340838844727296_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2002\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67690937_388330205154186_691933993188196352_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67690937_388330205154186_691933993188196352_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67690937_388330205154186_691933993188196352_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67690937_388330205154186_691933993188196352_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2003\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67941278_1161079440760411_6868424447502581760_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67941278_1161079440760411_6868424447502581760_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67941278_1161079440760411_6868424447502581760_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67941278_1161079440760411_6868424447502581760_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-2004\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67653441_2420951188184081_1719289461721792512_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67653441_2420951188184081_1719289461721792512_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67653441_2420951188184081_1719289461721792512_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67653441_2420951188184081_1719289461721792512_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarun cusub oo qaabilsan horumarinta afka, dhaqanka iyo suugaanta oo loogu magac-darey (Horukac), ayna ku midaysan yihiin dhallinyaro Soomaaliyeed oo isku xil saartay illaalinta iyo daryeelka arimahaas ayaa shalay oo ku beegneyd 8\/8\/2019 waxaa looga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Munaasabaddii furitaanka Xaruntaasi oo si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1996,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xarunta Horumarinta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta oo laga Furay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xarunta Horumarinta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta oo laga Furay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xarun cusub oo qaabilsan horumarinta afka, dhaqanka iyo suugaanta oo loogu magac-darey (Horukac), ayna ku midaysan yihiin dhallinyaro Soomaaliyeed oo isku xil saartay illaalinta iyo daryeelka arimahaas ayaa shalay oo ku beegneyd 8\/8\/2019 waxaa looga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Munaasabaddii furitaanka Xaruntaasi oo si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-09T04:21:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-09T04:27:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68862850_2344045202357305_7905522907613233152_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Xarunta Horumarinta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta oo laga Furay Muqdisho\",\"datePublished\":\"2019-08-09T04:21:09+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-09T04:27:33+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/\"},\"wordCount\":341,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/\",\"name\":\"Xarunta Horumarinta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta oo laga Furay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-08-09T04:21:09+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-09T04:27:33+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xarunta Horumarinta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta oo laga Furay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xarunta Horumarinta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta oo laga Furay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xarunta Horumarinta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta oo laga Furay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xarun cusub oo qaabilsan horumarinta afka, dhaqanka iyo suugaanta oo loogu magac-darey (Horukac), ayna ku midaysan yihiin dhallinyaro Soomaaliyeed oo isku xil saartay illaalinta iyo daryeelka arimahaas ayaa shalay oo ku beegneyd 8\/8\/2019 waxaa looga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Munaasabaddii furitaanka Xaruntaasi oo si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb-galay madax ka socotay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-08-09T04:21:09+00:00","article_modified_time":"2019-08-09T04:27:33+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/68862850_2344045202357305_7905522907613233152_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Xarunta Horumarinta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta oo laga Furay Muqdisho","datePublished":"2019-08-09T04:21:09+00:00","dateModified":"2019-08-09T04:27:33+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/"},"wordCount":341,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/","name":"Xarunta Horumarinta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta oo laga Furay Muqdisho - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-08-09T04:21:09+00:00","dateModified":"2019-08-09T04:27:33+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/xarunta-horumarinta-afka-dhaqanka-iyo-suugaanta-oo-laga-furay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xarunta Horumarinta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta oo laga Furay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1995"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1995"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2007,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1995\/revisions\/2007"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}