{"id":1985,"date":"2019-08-03T07:49:10","date_gmt":"2019-08-03T07:49:10","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1985"},"modified":"2019-08-03T07:54:11","modified_gmt":"2019-08-03T07:54:11","slug":"wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/","title":{"rendered":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Hadal Dhaxal-gal ah ka soo Jeediyay Bandhigga Baydhabo"},"content":{"rendered":"<h4><em>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Koonfur Galbeed Bare Sare Maxamed Cali Kalaay oo ka mid ah masuuliyiinta ka qeyb-qaadanaysa Bandhigga Dhaqanka, Wax-soo saarka, Farshaxanka iyo Buugaagta ee Baydhabo ayaa halkaasi ka soo jeediyay hadal dhaxal-gal ah.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Bare Sare Maxamed Cali Kalaay oo dhinaca kale ka tirsan guddiga qaban-qaabada bandhiggaasi ayaa si qoto dheer uga hadlay maraxladda ay xilligan ku sugan tahay waxbarashada Soomaaliya, waxaana uu ifttiimyay sida loogu baahan yahay in xoogga loo saaro horumarinteeda, isaga oo caddeeyay waxbarashadu inay mar walba u baahan tahay Dawlad.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cHaddii aan si gaar ah u eego waxbarshada gaarka loo leeyahay, mar kasta waxa ay fiirinaysaa waxa ay dadku rabaan, Annaga markii aannu furaynay Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya, waxa aannu xoogga saarnay dhanka Caafimaadka; maxaa yeelay Baydhabo waxaa waqtigaasi ka jirtay baahi caafimaad\u201d ayuu yiri Bare Sare Maxamed Cali Kalaay oo ka qeyb qaadanayay Dood Cilmiyeed halku dhiggeedu ahaa \u201cFaa\u2019iidada Waxbarashada iyo Doorka ay ku Leedahay Horumarka Bulshada\u201d<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dooddaas oo aad u xiisa badneyd ayaa Wakiilka AGA waxaa kala qeyb galay Danjire Yuusuf, Garaad Digtoor Maxamed Ibraahim Macallin iyo Aweys Cabdullaahi Ibraahim, waxaana dooddaasi daa-dihinayay Abuukar Al-badri.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Bandhiggaasi oo qeybo badan ka kooban ayaa waxaa lagu casuumay masuuliyiin kala duwan, aqoonyahanno, qorayaal, dhaqan yaqaanno iyo marti sharaf badan, waxaana furitaankiisii ka soo qeyb galay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka K\/Galbeed.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1986\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67413267_719426535182295_1884760597287927808_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67413267_719426535182295_1884760597287927808_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67413267_719426535182295_1884760597287927808_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67413267_719426535182295_1884760597287927808_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1988\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67723114_719312668527015_4508369420480937984_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67723114_719312668527015_4508369420480937984_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67723114_719312668527015_4508369420480937984_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67723114_719312668527015_4508369420480937984_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1987\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67455340_719454771846138_2725379872863027200_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67455340_719454771846138_2725379872863027200_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67455340_719454771846138_2725379872863027200_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67455340_719454771846138_2725379872863027200_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1989\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67577535_718689031922712_4054912455610990592_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67577535_718689031922712_4054912455610990592_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67577535_718689031922712_4054912455610990592_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67577535_718689031922712_4054912455610990592_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1990\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67819406_718690611922554_6370577531044626432_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67819406_718690611922554_6370577531044626432_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67819406_718690611922554_6370577531044626432_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67819406_718690611922554_6370577531044626432_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1991\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67273231_711241522667463_4872450821750521856_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67273231_711241522667463_4872450821750521856_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67273231_711241522667463_4872450821750521856_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67273231_711241522667463_4872450821750521856_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Koonfur Galbeed Bare Sare Maxamed Cali Kalaay oo ka mid ah masuuliyiinta ka qeyb-qaadanaysa Bandhigga Dhaqanka, Wax-soo saarka, Farshaxanka iyo Buugaagta ee Baydhabo ayaa halkaasi ka soo jeediyay hadal dhaxal-gal ah. Bare Sare Maxamed Cali Kalaay oo dhinaca kale ka tirsan guddiga qaban-qaabada bandhiggaasi ayaa si qoto dheer uga hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1986,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Hadal Dhaxal-gal ah ka soo Jeediyay Bandhigga Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Hadal Dhaxal-gal ah ka soo Jeediyay Bandhigga Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Koonfur Galbeed Bare Sare Maxamed Cali Kalaay oo ka mid ah masuuliyiinta ka qeyb-qaadanaysa Bandhigga Dhaqanka, Wax-soo saarka, Farshaxanka iyo Buugaagta ee Baydhabo ayaa halkaasi ka soo jeediyay hadal dhaxal-gal ah. Bare Sare Maxamed Cali Kalaay oo dhinaca kale ka tirsan guddiga qaban-qaabada bandhiggaasi ayaa si qoto dheer uga hadlay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-08-03T07:49:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-08-03T07:54:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67413267_719426535182295_1884760597287927808_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Hadal Dhaxal-gal ah ka soo Jeediyay Bandhigga Baydhabo\",\"datePublished\":\"2019-08-03T07:49:10+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-03T07:54:11+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/\"},\"wordCount\":229,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/\",\"name\":\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Hadal Dhaxal-gal ah ka soo Jeediyay Bandhigga Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-08-03T07:49:10+00:00\",\"dateModified\":\"2019-08-03T07:54:11+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Hadal Dhaxal-gal ah ka soo Jeediyay Bandhigga Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Hadal Dhaxal-gal ah ka soo Jeediyay Bandhigga Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Hadal Dhaxal-gal ah ka soo Jeediyay Bandhigga Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee Koonfur Galbeed Bare Sare Maxamed Cali Kalaay oo ka mid ah masuuliyiinta ka qeyb-qaadanaysa Bandhigga Dhaqanka, Wax-soo saarka, Farshaxanka iyo Buugaagta ee Baydhabo ayaa halkaasi ka soo jeediyay hadal dhaxal-gal ah. Bare Sare Maxamed Cali Kalaay oo dhinaca kale ka tirsan guddiga qaban-qaabada bandhiggaasi ayaa si qoto dheer uga hadlay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-08-03T07:49:10+00:00","article_modified_time":"2019-08-03T07:54:11+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/67413267_719426535182295_1884760597287927808_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Hadal Dhaxal-gal ah ka soo Jeediyay Bandhigga Baydhabo","datePublished":"2019-08-03T07:49:10+00:00","dateModified":"2019-08-03T07:54:11+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/"},"wordCount":229,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/","name":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Hadal Dhaxal-gal ah ka soo Jeediyay Bandhigga Baydhabo - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-08-03T07:49:10+00:00","dateModified":"2019-08-03T07:54:11+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-k-galbeed-oo-hadal-dhaxal-gal-ah-ka-soo-jeediyay-bandhigga-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wakiilka AGA ee K\/Galbeed oo Hadal Dhaxal-gal ah ka soo Jeediyay Bandhigga Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1985"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1985"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1994,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1985\/revisions\/1994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}