{"id":1963,"date":"2019-07-26T08:14:54","date_gmt":"2019-07-26T08:14:54","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1963"},"modified":"2019-07-26T08:14:54","modified_gmt":"2019-07-26T08:14:54","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo ka Hadlay Masiibadii ka Dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka hadlay mashaqadii 24-kii bishan ka dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir, waxaana uu sheegay in uuu si aad uga naxay qaraxii ka dhacay xaruntaasi ee dhaliyay Dhaawaca iyo Dhimashada.<\/h4>\n<h4>Prof. Afrax oo ku hadlayay magaciisa, magaca Akadeemiyada iyo guud ahaan magaca bahda Afka, Dhaqanka iyo Hal-abuurka ayaa sheegay inuu ummadda Soomaaliyeed uga Tacsiyaynayo masuulyiintii iyo shaqaalihii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay xarunta G\/Banaadir, waxaana uu dhanka kale caddeeyay inuu caafimaad taam ah u rajaynaayo Guddoomiyaha G\/Banaadir iyo madaxda kale ee dhaawacoodu loo qaaday wadanka dibaddiisa!<\/h4>\n<h4>Galabnimadii Arbacada ayay aheyd markii uu qaraxa ka dhacay gudaha xarunta Maamulka G\/Banaadir, qaraxaasi ayaa dhacay xilli ay halkaasi shir ku lahaayeen madaxda G\/Banaadir iyo Guddoomiyaasha Degmooyinka Gobolka.<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka hadlay mashaqadii 24-kii bishan ka dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir, waxaana uu sheegay in uuu si aad uga naxay qaraxii ka dhacay xaruntaasi ee dhaliyay Dhaawaca iyo Dhimashada. Prof. Afrax oo ku hadlayay magaciisa, magaca Akadeemiyada iyo guud ahaan magaca bahda Afka, Dhaqanka iyo Hal-abuurka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1964,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo ka Hadlay Masiibadii ka Dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo ka Hadlay Masiibadii ka Dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka hadlay mashaqadii 24-kii bishan ka dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir, waxaana uu sheegay in uuu si aad uga naxay qaraxii ka dhacay xaruntaasi ee dhaliyay Dhaawaca iyo Dhimashada. Prof. Afrax oo ku hadlayay magaciisa, magaca Akadeemiyada iyo guud ahaan magaca bahda Afka, Dhaqanka iyo Hal-abuurka ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-26T08:14:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/xarunta-dowladda-hoose-ee-muqdisho.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Hadlay Masiibadii ka Dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir\",\"datePublished\":\"2019-07-26T08:14:54+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-26T08:14:54+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/\"},\"wordCount\":138,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Hadlay Masiibadii ka Dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-07-26T08:14:54+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-26T08:14:54+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Hadlay Masiibadii ka Dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Hadlay Masiibadii ka Dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Hadlay Masiibadii ka Dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akdeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka hadlay mashaqadii 24-kii bishan ka dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir, waxaana uu sheegay in uuu si aad uga naxay qaraxii ka dhacay xaruntaasi ee dhaliyay Dhaawaca iyo Dhimashada. Prof. Afrax oo ku hadlayay magaciisa, magaca Akadeemiyada iyo guud ahaan magaca bahda Afka, Dhaqanka iyo Hal-abuurka ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-07-26T08:14:54+00:00","og_image":[{"width":720,"height":430,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/xarunta-dowladda-hoose-ee-muqdisho.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo ka Hadlay Masiibadii ka Dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir","datePublished":"2019-07-26T08:14:54+00:00","dateModified":"2019-07-26T08:14:54+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/"},"wordCount":138,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Hadlay Masiibadii ka Dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-07-26T08:14:54+00:00","dateModified":"2019-07-26T08:14:54+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-hadlay-masiibadii-ka-dhacday-xarunta-maamulka-g-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Hadlay Masiibadii ka Dhacday Xarunta Maamulka G\/Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1963"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1965,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1963\/revisions\/1965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}