{"id":196,"date":"2018-02-27T05:48:05","date_gmt":"2018-02-27T05:48:05","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=196"},"modified":"2018-03-01T05:29:49","modified_gmt":"2018-03-01T05:29:49","slug":"laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"LAAMAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO XUSAY MAALINTA AFKA HOOYO."},"content":{"rendered":"<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-228\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28167772_1772870902776279_5974911109721561556_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"222\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28167772_1772870902776279_5974911109721561556_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28167772_1772870902776279_5974911109721561556_n-300x69.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28167772_1772870902776279_5974911109721561556_n-768x178.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/>Laamaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ee\u00a0 ku kala firirsan dacalada adduunka ayaa si kala gooni\u2013gooni ah u xusay maailnta caalamiga ah ee afka hooyo, Laan kasta oo ka tirsan Akadeemiyada AGA \u00a0ayaa xuskaasi ku qabatey xarunta ay ku leedahay halka ay \u00a0caalamka \u00a0kaga dhaqan tahay.<\/p>\n<p>Magaalooyinka \u00a0uu xuskaasi ka dhacay ayaa \u00a0kor u dhaafaya 10- Magaalo, waxaana munaasbad walba ka soo qeyb galay masuulyiin kala duwan iyo dadweyne aad u fara badan, Magaalooyinka lagu qabtay xuskaasi ayaa waxaa ka mid ahaa Baydhabo, Garowe, Hargeysa, Jabuuti, Jig-jiga, London, Minnesota iyo goobo \u00a0kale oo badan.<\/p>\n<p>Munaasabadii xuska afka hooyo ee lagu qabtay \u00a0Magaalada Baydhabo ayaa waxa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiinta maamulka heer Gobol, Degmo iyo madaxda \u00a0Koonfur Galbeed, hadal uu halkaasi ak soo jeediyay Wasiirka Waxbarshada Hidaha iyo Tacliinta Sare Dr. Maxamed Abuukar Cali ayaa ka warbixiyay muhiimada uu ummad kasta u leeyahay afkeeda, waxaana uu bulshada ku booriyya inay u hawl gasho illaalinta afkeeda hooyo.<\/p>\n<p>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ee\u00a0 degaanada Koonfur Galbeed Prof. Maxamed Cali Kalaay oo isna munaasabdaasi ka hadlay ayaa ka sheekeeyay sida \u00a0kuu u yimid xuska maalinta afka hooyo,\u00a0 waxana uu dhinaca kale ka waramay dadaadka ay \u00a0Akadeemiayada AGA \u00a0ugu jirto daryeelka afka Soomaaliga, isagoo xusay inay waajib tahay nooleynta afkeena hooyo.<\/p>\n<p>Munaasabadaasi oo ku dhacday jawi aad u wanaagsan ayaa qeyb libaax leh waxaa ka qaatey Guddomiyaha Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya Prof. cabdirisaaq Xaaji Xuseen iyo qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan Magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Munaasabad kale oo taasi la mid ah ayaa ka dhacday \u00a0Magaalada Garowe ee xarunta Dawlad Goboleedka Puntland, munaasabdii xuskaasi oo fiican \u00a0loo soo agaasimay \u00a0ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax ka kal socotay maamulka \u00a0Puntland, masuuliyiin matalaysay Akdeemiye-Goboleedka AGA, wakiilo ka socday bahda Waxbarshada\u00a0 iyo marti sharaf kale,<\/p>\n<p>Madaxdii xuskaasi ka hadashay ayaa ku dheeraatay ka hadalka tariiqda afka Soomaaliga iyo heerarka uu soo marey, waxaana ay sheegeen inay bulshada Soomaaliyeed ugu Hambalyeynayaan xuska maalinta caalamiga ah ee afkla hooyo, iyagoo balanqaaday inay horseed ka noqon doonaan xoojinta afka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Magaalada Jig-jiga ee Dawlad deegaanka Domaalida Itobiya ayaa iyaduna lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta afka hooyo, khudbad ay halkaasi ka soo jeediyeen Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda Jigjiga Md, Ilyaas Cumar, Macallin Maxamud Wakiilka AGA\u00a0 ee Dawlad deegaanka Soomaalida Itobiya iyo Bare Sare Axmed Sheikh Cabdi-raxmaan oo ka tirsan Golaha Dhexe ee Akadeemiyada AGA ayaa ka hadlay wanaaga uu afku leeyahay, waxaana ay bulshada ku guubaabiyeen sidii xil gaar ah la isaga saari lahaa horumaint afka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Munaasabdaasi oo ku dhacday jawi aad wacan ayaa waxaa lagu soo bandhigay suugaan ay tirinayeen qaar ka mid ah abwaanada Soomaalida itoobiya, Munaasbado kale oo kuwaasi la \u00a0mid ah ayaa sidoo kale waxaa lagu \u00a0qabtay Magaalooyinka Hargeysa , Londan iyo Waqooyi Ameerika (Minnesota).<\/p>\n<p>Sannad walba marka lagaaro xuska maalinta afka hooyo ayaa Laamaha Akademiye-Goboleedka AfSoomaaliga waxay soo abaabulaan munasabado lagu weynaynayo xuskaasi.<img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-197\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28168497_1768833693180000_7371685319638399027_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28168497_1768833693180000_7371685319638399027_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28168497_1768833693180000_7371685319638399027_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28168497_1768833693180000_7371685319638399027_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-198\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/thumbnail_20180221_162728.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"376\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/thumbnail_20180221_162728.jpg 719w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/thumbnail_20180221_162728-300x157.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laamaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ee\u00a0 ku kala firirsan dacalada adduunka ayaa si kala gooni\u2013gooni ah u xusay maailnta caalamiga ah ee afka hooyo, Laan kasta oo ka tirsan Akadeemiyada AGA \u00a0ayaa xuskaasi ku qabatey xarunta ay ku leedahay halka ay \u00a0caalamka \u00a0kaga dhaqan tahay. Magaalooyinka \u00a0uu xuskaasi ka dhacay ayaa \u00a0kor u dhaafaya 10- Magaalo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":197,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[3,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>LAAMAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO XUSAY MAALINTA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"LAAMAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO XUSAY MAALINTA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Laamaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ee\u00a0 ku kala firirsan dacalada adduunka ayaa si kala gooni\u2013gooni ah u xusay maailnta caalamiga ah ee afka hooyo, Laan kasta oo ka tirsan Akadeemiyada AGA \u00a0ayaa xuskaasi ku qabatey xarunta ay ku leedahay halka ay \u00a0caalamka \u00a0kaga dhaqan tahay. Magaalooyinka \u00a0uu xuskaasi ka dhacay ayaa \u00a0kor u dhaafaya 10- Magaalo, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-27T05:48:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-03-01T05:29:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28168497_1768833693180000_7371685319638399027_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"LAAMAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO XUSAY MAALINTA AFKA HOOYO.\",\"datePublished\":\"2018-02-27T05:48:05+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-01T05:29:49+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":484,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/\",\"name\":\"LAAMAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO XUSAY MAALINTA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-27T05:48:05+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-01T05:29:49+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"LAAMAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO XUSAY MAALINTA AFKA HOOYO.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"LAAMAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO XUSAY MAALINTA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"LAAMAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO XUSAY MAALINTA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Laamaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA ee\u00a0 ku kala firirsan dacalada adduunka ayaa si kala gooni\u2013gooni ah u xusay maailnta caalamiga ah ee afka hooyo, Laan kasta oo ka tirsan Akadeemiyada AGA \u00a0ayaa xuskaasi ku qabatey xarunta ay ku leedahay halka ay \u00a0caalamka \u00a0kaga dhaqan tahay. Magaalooyinka \u00a0uu xuskaasi ka dhacay ayaa \u00a0kor u dhaafaya 10- Magaalo, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-27T05:48:05+00:00","article_modified_time":"2018-03-01T05:29:49+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28168497_1768833693180000_7371685319638399027_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"LAAMAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO XUSAY MAALINTA AFKA HOOYO.","datePublished":"2018-02-27T05:48:05+00:00","dateModified":"2018-03-01T05:29:49+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/"},"wordCount":484,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/","name":"LAAMAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO XUSAY MAALINTA AFKA HOOYO. - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-27T05:48:05+00:00","dateModified":"2018-03-01T05:29:49+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/laamaha-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-xusay-maalinta-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"LAAMAHA AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AFSOOMAALIGA (AGA) OO XUSAY MAALINTA AFKA HOOYO."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/196"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=196"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":229,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/196\/revisions\/229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}