{"id":1955,"date":"2019-07-24T09:46:41","date_gmt":"2019-07-24T09:46:41","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1955"},"modified":"2019-07-24T09:50:50","modified_gmt":"2019-07-24T09:50:50","slug":"buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/","title":{"rendered":"Buugga Maana-faay oo si Weyn u soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhigga Buugaagta Garoowe"},"content":{"rendered":"<h4><em>Carwadii buugaagta Garoowe oo maalintii labaad si habsami leh uga socota magaalada Garoowe ayaa nasiib wanaag waxaa maanta lagu soo bandhigay Gorfeyn gaar ah oo ku saabsan buugga sheekada caan baxday ee Maana-faay, taasi oo ah Boqoradda sheekooyinka Soomaalida.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Faaqidaadda buugaas oo aad loo jecleystay ayaa waxaa ka qeyb-galay Prof Mustafe c\/llaahi Feyruus, Aqoonyahan Maxamad Shiikh Xasan (Af-guriye) iyo Qoraa, Macallimad Dayax Axmed Maxamed oo dhamaantood ka tirsan hawl-wadeenka sare ee Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA), waxaana gorfayntaas xiriirinayay Bashiir Cabdulqaadir Suuley.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dhinaca kale, ka qeyb-galayaasha bandhiggaas ayaa si weyn waxaa u soo jiitay buugga Maana-faay oo ka mid ah buugaagta lagu soo bandhiggay carwadaas, waxaana la arkayay ka qeyb-galayaasha bandhiggaas oo ku mashquulsan akhriska sheekadaas, Xubno ka mid ah akhristayaashaas ayaa laga soo xigtay inay ku faraxsan yihiin helida sheekadaas, iyaga oo hoosta ka xariiqay qisadaas inay u qoran tahay hannaan casri ah oo akhriste walba soo jiidan karta.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Qisada Maana-faay waa hormuudka sheekooyinka ku qoran afka hooyo, waana qisadii ugu faafida badneyd uguna caansan sheekooyinka Soomaaliyeed, waxayna u qoran tahay hab casri ah oo kuu saamaxayo inaan akhriskeeda ka xiisa dhicin.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1956\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67215454_1329023477253053_7837411413562753024_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67215454_1329023477253053_7837411413562753024_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67215454_1329023477253053_7837411413562753024_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67215454_1329023477253053_7837411413562753024_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1957\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67415824_1329501000538634_5192856554558193664_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67415824_1329501000538634_5192856554558193664_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67415824_1329501000538634_5192856554558193664_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67415824_1329501000538634_5192856554558193664_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1959\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_0371-1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_0371-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_0371-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_0371-1-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Carwadii buugaagta Garoowe oo maalintii labaad si habsami leh uga socota magaalada Garoowe ayaa nasiib wanaag waxaa maanta lagu soo bandhigay Gorfeyn gaar ah oo ku saabsan buugga sheekada caan baxday ee Maana-faay, taasi oo ah Boqoradda sheekooyinka Soomaalida. Faaqidaadda buugaas oo aad loo jecleystay ayaa waxaa ka qeyb-galay Prof Mustafe c\/llaahi Feyruus, Aqoonyahan Maxamad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1957,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Buugga Maana-faay oo si Weyn u soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Buugga Maana-faay oo si Weyn u soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Carwadii buugaagta Garoowe oo maalintii labaad si habsami leh uga socota magaalada Garoowe ayaa nasiib wanaag waxaa maanta lagu soo bandhigay Gorfeyn gaar ah oo ku saabsan buugga sheekada caan baxday ee Maana-faay, taasi oo ah Boqoradda sheekooyinka Soomaalida. Faaqidaadda buugaas oo aad loo jecleystay ayaa waxaa ka qeyb-galay Prof Mustafe c\/llaahi Feyruus, Aqoonyahan Maxamad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-24T09:46:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-24T09:50:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67415824_1329501000538634_5192856554558193664_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Buugga Maana-faay oo si Weyn u soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhigga Buugaagta Garoowe\",\"datePublished\":\"2019-07-24T09:46:41+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-24T09:50:50+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\"},\"wordCount\":195,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\",\"name\":\"Buugga Maana-faay oo si Weyn u soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-07-24T09:46:41+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-24T09:50:50+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Buugga Maana-faay oo si Weyn u soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhigga Buugaagta Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Buugga Maana-faay oo si Weyn u soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Buugga Maana-faay oo si Weyn u soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Carwadii buugaagta Garoowe oo maalintii labaad si habsami leh uga socota magaalada Garoowe ayaa nasiib wanaag waxaa maanta lagu soo bandhigay Gorfeyn gaar ah oo ku saabsan buugga sheekada caan baxday ee Maana-faay, taasi oo ah Boqoradda sheekooyinka Soomaalida. Faaqidaadda buugaas oo aad loo jecleystay ayaa waxaa ka qeyb-galay Prof Mustafe c\/llaahi Feyruus, Aqoonyahan Maxamad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-07-24T09:46:41+00:00","article_modified_time":"2019-07-24T09:50:50+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67415824_1329501000538634_5192856554558193664_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Buugga Maana-faay oo si Weyn u soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhigga Buugaagta Garoowe","datePublished":"2019-07-24T09:46:41+00:00","dateModified":"2019-07-24T09:50:50+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/"},"wordCount":195,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/","name":"Buugga Maana-faay oo si Weyn u soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-07-24T09:46:41+00:00","dateModified":"2019-07-24T09:50:50+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/buugga-maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiitay-ka-qeyb-galayaasha-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Buugga Maana-faay oo si Weyn u soo Jiitay ka Qeyb-galayaasha Bandhigga Buugaagta Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1955"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1955"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1955\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1962,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1955\/revisions\/1962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1957"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1955"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1955"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1955"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}