{"id":1942,"date":"2019-07-23T13:20:27","date_gmt":"2019-07-23T13:20:27","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1942"},"modified":"2019-07-23T13:32:10","modified_gmt":"2019-07-23T13:32:10","slug":"madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo Furay Carwadii Shanaad ee Bandhigga Buugaagta Garoowe"},"content":{"rendered":"<h4>Madaxweynaha Dawlad-Goboleedka Puntland Md, Saciid C\/llaahi Deni ayaa maanta oo ku beegan 23\/7\/2019 waxa uu magaalada Garoowe\u00a0 si rasmi ah uga furay carwadii Shanaad ee bandhigga buugaagta Garoowe, taasi oo socon doonto mudoo Seddex maalmood ah.<\/h4>\n<h4>Madaxweyne Dani\u00a0 oo ka hadlayay furitaankii carwadaasi ayaa sheegay magaalada Garoowe \u00a0inuu ku soo dhaweynayo aqoonyahannada, qorayaasha, hal-abuurrada, cilmi baarayaasha, suuganyahanka Iyo dhammaan \u00a0martida ka kala timid Gobollada fog f-og ee dalka, \u00a0si ay hibadooda ugu biiriyaan bandhigga buugaagta Garoowe, isaga oo caddeeyay inuu ku farxsan yahay \u00a0in la isku xilqaamo ilaalinta afka, dhaqanka iyo hiddaha ummadda Soomaaliyeed.<\/h4>\n<h4>\u201cWaa muhiim \u00a0in wax la qoro, qoraaguna waxaa waajib ku ah inuu\u00a0 noqdaa mid dhex-dhexaad ah oo aan lex-jeclo Deegaan iyo mid Qabiil ka muuqan, waxaana soo jeedinayaa \u00a0In \u00a0la akhristo lana iibsado buugaagta, si loo \u00a0dhiirigeliyo qorayaasha\u201d ayuu yiri Madaxweynaha Puntland oo iftiimiyay \u00a0ummad kasta oo horumartay inay ku aflaxday aqoon, akhris iyo qoraal.<\/h4>\n<h4>Furitaankii munaasabaddaasi ka dib, waxaa halkaasi ka bilowday dooddii ugu horreysay ee bandhigga, dood cilmiyeedkaasi oo ku saabsneyd \u00a0&#8220;Dawrka AfSoomaaligu ka qaadan karo Horumarinta Waxbarashada&#8221; ayaa waxaa ka qeyb-galay Guddoomiyaha \u00a0Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamad Daahir Afrax,\u00a0 Prof Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka mid ah madaxda Akadeemiyada \u00a0iyo aqoonyahannada kala ah \u00a0Dr. Ibraahim Cajaa&#8217;ib iyo\u00a0 Eng. Cabdifitaax Cabdullaahi Muuse, dooddaasi oo aad u xiisa badneyd ayaa waxaa xiriirinayay Xoosh Docol Curdan.<\/h4>\n<h4>Carwadaan oo noqonaysa middii Shanaad ee Garoowe lagu qabto ayaa waxay ka mid tahay bandhigyada kala duwan ee sannad kasta lagu kala qabto magaalooyin ka mid ah wadanka Soomaaliya.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1943\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67119815_1328785490610185_502677010909233152_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67119815_1328785490610185_502677010909233152_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67119815_1328785490610185_502677010909233152_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67119815_1328785490610185_502677010909233152_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1944\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67059851_1328781947277206_5960333061068423168_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67059851_1328781947277206_5960333061068423168_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67059851_1328781947277206_5960333061068423168_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67059851_1328781947277206_5960333061068423168_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1945\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67172042_1328757220613012_2694970469320228864_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67172042_1328757220613012_2694970469320228864_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67172042_1328757220613012_2694970469320228864_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67172042_1328757220613012_2694970469320228864_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1946\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67439754_1328781023943965_2367178006943760384_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67439754_1328781023943965_2367178006943760384_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67439754_1328781023943965_2367178006943760384_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67439754_1328781023943965_2367178006943760384_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1947\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67510806_1328820300606704_11950407198703616_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67510806_1328820300606704_11950407198703616_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67510806_1328820300606704_11950407198703616_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67510806_1328820300606704_11950407198703616_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1935\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65318954_1311059682382766_4860024394736467968_n.jpg\" alt=\"\" width=\"820\" height=\"312\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65318954_1311059682382766_4860024394736467968_n.jpg 820w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65318954_1311059682382766_4860024394736467968_n-300x114.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65318954_1311059682382766_4860024394736467968_n-768x292.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 820px) 100vw, 820px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawlad-Goboleedka Puntland Md, Saciid C\/llaahi Deni ayaa maanta oo ku beegan 23\/7\/2019 waxa uu magaalada Garoowe\u00a0 si rasmi ah uga furay carwadii Shanaad ee bandhigga buugaagta Garoowe, taasi oo socon doonto mudoo Seddex maalmood ah. Madaxweyne Dani\u00a0 oo ka hadlayay furitaankii carwadaasi ayaa sheegay magaalada Garoowe \u00a0inuu ku soo dhaweynayo aqoonyahannada, qorayaasha, hal-abuurrada, cilmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1943,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Puntland oo Furay Carwadii Shanaad ee Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Puntland oo Furay Carwadii Shanaad ee Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dawlad-Goboleedka Puntland Md, Saciid C\/llaahi Deni ayaa maanta oo ku beegan 23\/7\/2019 waxa uu magaalada Garoowe\u00a0 si rasmi ah uga furay carwadii Shanaad ee bandhigga buugaagta Garoowe, taasi oo socon doonto mudoo Seddex maalmood ah. Madaxweyne Dani\u00a0 oo ka hadlayay furitaankii carwadaasi ayaa sheegay magaalada Garoowe \u00a0inuu ku soo dhaweynayo aqoonyahannada, qorayaasha, hal-abuurrada, cilmi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-23T13:20:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-23T13:32:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67119815_1328785490610185_502677010909233152_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Madaxweynaha Puntland oo Furay Carwadii Shanaad ee Bandhigga Buugaagta Garoowe\",\"datePublished\":\"2019-07-23T13:20:27+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-23T13:32:10+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\"},\"wordCount\":260,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Puntland oo Furay Carwadii Shanaad ee Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-07-23T13:20:27+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-23T13:32:10+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Puntland oo Furay Carwadii Shanaad ee Bandhigga Buugaagta Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Puntland oo Furay Carwadii Shanaad ee Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Puntland oo Furay Carwadii Shanaad ee Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Madaxweynaha Dawlad-Goboleedka Puntland Md, Saciid C\/llaahi Deni ayaa maanta oo ku beegan 23\/7\/2019 waxa uu magaalada Garoowe\u00a0 si rasmi ah uga furay carwadii Shanaad ee bandhigga buugaagta Garoowe, taasi oo socon doonto mudoo Seddex maalmood ah. Madaxweyne Dani\u00a0 oo ka hadlayay furitaankii carwadaasi ayaa sheegay magaalada Garoowe \u00a0inuu ku soo dhaweynayo aqoonyahannada, qorayaasha, hal-abuurrada, cilmi [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-07-23T13:20:27+00:00","article_modified_time":"2019-07-23T13:32:10+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67119815_1328785490610185_502677010909233152_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Madaxweynaha Puntland oo Furay Carwadii Shanaad ee Bandhigga Buugaagta Garoowe","datePublished":"2019-07-23T13:20:27+00:00","dateModified":"2019-07-23T13:32:10+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/"},"wordCount":260,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/","name":"Madaxweynaha Puntland oo Furay Carwadii Shanaad ee Bandhigga Buugaagta Garoowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-07-23T13:20:27+00:00","dateModified":"2019-07-23T13:32:10+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/madaxweynaha-puntland-oo-furay-carwadii-shanaad-ee-bandhigga-buugaagta-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Puntland oo Furay Carwadii Shanaad ee Bandhigga Buugaagta Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1942"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1942"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1953,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1942\/revisions\/1953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}