{"id":1939,"date":"2019-07-21T04:59:09","date_gmt":"2019-07-21T04:59:09","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1939"},"modified":"2020-09-29T16:01:23","modified_gmt":"2020-09-29T16:01:23","slug":"afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/","title":{"rendered":"Afmaldaha iyo Hal`abuurka Suugaanta"},"content":{"rendered":"<h4>Afmaldahe waa erey innoo sheegaya hadal aan la qayaxin. Haddaan sii jilciyo waa hadalka sida loo yiraahdo maahee, u dhacaya si kale oo ka duwan. Tusaale ahaan waa iyadoo dad laga hadlayo oo misana gorayo loo heeso. Sida ku cad tixdan uu triyay Saahid Qamaan:<br \/>\nGammaankiina badan Feytinow,<br \/>\ngobolba waa cayne<br \/>\nQaar baan ka goor iyo ka goor,<br \/>\ngodolka dayneyne<br \/>\nQaar baan garmaamana la barin,<br \/>\ngaabisnaw dhalane<br \/>\nGabxa lagu shakaalyow sengihii,<br \/>\ngaabi orodkiiye<br \/>\nGacalnimo haddaad naga rabtaan,<br \/>\ngo\u2019aha noo doorsha.<\/h4>\n<h4>Afmaldaha waxaa loo adeegsadaa guud ahaanba halabuurka jaadadka kala duwan ee suugaanta, tix iyo tiraab labadaba, sida: maahmaahda, halxiraalaha, googaaleysiga, maansada, sheekooyinka iwm.<br \/>\nTusaale aan u soo qaato dhanka tiraabta\u00a0sheeko-hiddeedii tisqaaday ee aheyd. Wiilkii diin barashada u doontey deegaan aad uga fog, berinkii ay yiilleen. Laba farriimood oo ku jirey oo ay is dhaafsadeen wiilka iyo aabbihii oo kala ahaa sidan:<\/h4>\n<h4>Wiilkii: \u2018\u2019Aabbow shanta salaaddood, weyso quraan ku tukadaa.\u2019\u2019<br \/>\nAabbihii: \u2018\u2019Wiilkeygiiyoow bishu waa soddon, balliguna waa buuxaa.\u2019\u2019<br \/>\nLabadaa farriimoodba markaan dhuuxno macnagudbintooda waxaan ogaaneynaa iney afmaldah ku saleysan yihiin.<\/h4>\n<h4>Tusaale ahaan, haddaan macneyno farriinta wiilka uu maldahay waxey u dhaceysaa: \u2018\u2019Aabbow afar iyo labaatankii saac, mar keliya ayaan wax cunaa oo qatooyaa igu dishey meesha.\u2019\u2019\u00a0Farriinta aabbahana waxay u dhaceysaa: \u2018\u2019Wiilkeygiiyoow, waxaan ku soo dhiibey soddon cad hiliba iyo qunbe subag afka haya.\u2019\u2019<\/h4>\n<h4>Googaaleysiga iyo halxiraalaha ayaa iyagana ah jaad-tiraabeedyo la maldaho gebi ahaantooda. Marka aad u dhabagasho dhammaan googaaleysiyadii tisqaaday waxaad ogaaneysaa iney ku dhisan yihiin afmaldahid; mana jiro googaaleysi aan ku saleysneyn afmaldah. Tusaale ahaan sida ku cad googaaleysiyada hoos ku qoran:<\/h4>\n<h4>-Wax cirka taar ku leh, dhulka taar ku leh, tagoogo orgi leh, oo tunka shaash ku leh.<br \/>\n-Jawaabtu waa coomaadiga {nooc ka mid ah {gorgorka}<br \/>\n-Wax so\u2019 leh oo sar leh oo suun leh oo seed leh, oo aan nin sooryo ku deeqin.<br \/>\n-Jawaabtu waa majinta ariga.<br \/>\n-Xeradeyadu waa wada ul, misana ul la qaato ma leh.<br \/>\n-Jawaabtu waa geesaha ariga.<\/h4>\n<h4>Dhanka halabuurka maansada markaan eegno, afmaldahyadu tiirdhexaad ayay u yihiin. Waxay heemaaliyaan farshaxnimadeeda maanseed, waxay kaalin weyn ka geystaan aftahamadeeda, waxay dhumuc cusleeyaan macna-gudbinteeda. Sidaa darteed, ayaan Tixda looga maarmeyn in afmaldah lagu sooho falkadeeda, si ay u noqoto maanso dhaxalgal ah, duluc shishe u qodan leh, la majeerto oo aan laga xiisa dhicin gundheerideeda murtiyeed, jiilba jiil ka dhaxlo oo tisqaada:<\/h4>\n<h4>Tusaale aan u soo qaadanno jawaabtii Feytin uu ka bixiyey gabeygii Saahid Qamaan ugu duurxuley afmaldahidiisa tixeed ee uu yiri:<\/h4>\n<h4>Hadal gar ah ayey Saahihdow,<br \/>\ngobi la yeedhaaye.<br \/>\nNin gammaan yaqaan maqasha wuu,<br \/>\ngaasa bixiyaaye.<br \/>\nWaa laba gu\u2019 iyo deyr jir aan,<br \/>\nfuulinkeed geline.<br \/>\nWaa taas gankeedii suryaha,<br \/>\nloogu cows guriye.<br \/>\nMaxaad nagu geleysaa haddaad,<br \/>\nfuuli garan weysey?<\/h4>\n<h4>Afmaldahyadu waa jaadad kala duwan, waxaana ka mid ah: Duurxulka maansada: Ekeynta maansada: Humaageynta maansada. Qofeynta maansada. Ekeyn-qofeynta maansada.<\/h4>\n<h4>W.Q. Bare<br \/>\nCabdullaahi Sh. (Gacanka)<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afmaldahe waa erey innoo sheegaya hadal aan la qayaxin. Haddaan sii jilciyo waa hadalka sida loo yiraahdo maahee, u dhacaya si kale oo ka duwan. Tusaale ahaan waa iyadoo dad laga hadlayo oo misana gorayo loo heeso. Sida ku cad tixdan uu triyay Saahid Qamaan: Gammaankiina badan Feytinow, gobolba waa cayne Qaar baan ka goor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1080,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[24],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Afmaldaha iyo Hal`abuurka Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Afmaldaha iyo Hal`abuurka Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afmaldahe waa erey innoo sheegaya hadal aan la qayaxin. Haddaan sii jilciyo waa hadalka sida loo yiraahdo maahee, u dhacaya si kale oo ka duwan. Tusaale ahaan waa iyadoo dad laga hadlayo oo misana gorayo loo heeso. Sida ku cad tixdan uu triyay Saahid Qamaan: Gammaankiina badan Feytinow, gobolba waa cayne Qaar baan ka goor [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-21T04:59:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-29T16:01:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1095\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"821\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Afmaldaha iyo Hal`abuurka Suugaanta\",\"datePublished\":\"2019-07-21T04:59:09+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-29T16:01:23+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/\"},\"wordCount\":467,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Xulka Maqaallada\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/\",\"name\":\"Afmaldaha iyo Hal`abuurka Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-07-21T04:59:09+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-29T16:01:23+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Afmaldaha iyo Hal`abuurka Suugaanta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Afmaldaha iyo Hal`abuurka Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Afmaldaha iyo Hal`abuurka Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Afmaldahe waa erey innoo sheegaya hadal aan la qayaxin. Haddaan sii jilciyo waa hadalka sida loo yiraahdo maahee, u dhacaya si kale oo ka duwan. Tusaale ahaan waa iyadoo dad laga hadlayo oo misana gorayo loo heeso. Sida ku cad tixdan uu triyay Saahid Qamaan: Gammaankiina badan Feytinow, gobolba waa cayne Qaar baan ka goor [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-07-21T04:59:09+00:00","article_modified_time":"2020-09-29T16:01:23+00:00","og_image":[{"width":1095,"height":821,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/thumbnail_3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Afmaldaha iyo Hal`abuurka Suugaanta","datePublished":"2019-07-21T04:59:09+00:00","dateModified":"2020-09-29T16:01:23+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/"},"wordCount":467,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Xulka Maqaallada"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/","name":"Afmaldaha iyo Hal`abuurka Suugaanta - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-07-21T04:59:09+00:00","dateModified":"2020-09-29T16:01:23+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/afmaldaha-iyo-halabuurka-suugaanta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Afmaldaha iyo Hal`abuurka Suugaanta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1939"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1939"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1939\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1940,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1939\/revisions\/1940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1080"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1939"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1939"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1939"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}