{"id":1932,"date":"2019-07-18T06:26:35","date_gmt":"2019-07-18T06:26:35","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1932"},"modified":"2019-07-18T06:33:20","modified_gmt":"2019-07-18T06:33:20","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo lagu Casuumay Bandhigga Buugaagta Garowe"},"content":{"rendered":"<h4>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa si rasmi ah loogu casuumay ka qeyb-galka iyo hadal jeedinta bandhigga\u00a0 buugaagta Garowe, bandhiggaasi oo halku-dhig looga dhigay \u201cAqooni waa Iftiin\u201d ayaa magalaada Garowe waxa uu ka dhici doonaa inta u dhaxeysa 23-25 Luulyo 2019-ka.<\/h4>\n<h4>Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka mid ah martida ugu culus ee lagu \u00a0casuumay bandhiggaasi ayaa hogaamin doono xubnaha Akadeemiyada uga qeyb-galayo bandhiggaas, wafdigaasi ka socda AGA ayaa muddada ay \u00a0joogaan Garowe waxay\u00a0 halkaasi uga qeyb-gali doonaan dooddo, barnaamijyo iyo hadal jeedinno ku saabsan dhinacyada afka, qoraalka, cilmi baarsita, hal-abuurka, Iwm.<\/h4>\n<h4>Qoraal ka soo baxay Guddiga Qaban-qaabada bandhiggaasi ayaa lagu caddeeyay Dr. Maxamed Daahir Afrax, inuu ka mid yahay Qorayaasha ugu caansan Soomaalida, iyada oo qoraalkaasi lagu tilmaamay in Buuggaagtiisa caanka ah ay ka mid yihiin \u00a0Sheekada Caan baxday ee \u201cMaana-faay\u201d iyo Buuggiisa \u201cDal Dad waayey iyo Duni Damiir Beeshay\u201d iyo kuwo kale oo xiiso badan.<\/h4>\n<h4>Sidoo kale masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka ee bandhiggaasi lagu martiqaaday waxaa ka mid ah Bare Sare Mustafa C\/llaahi Feyruus oo ka tirsan masuuliyiinta \u00a0Akadeemiyada AGA, Bare Sare Mustafa ayaa safka hore kaga jira xeel-dheerayaasha dhinaca afka ee lagu casuumay bandhiggaasi.<\/h4>\n<h4>Wafdiga Akadeemiye-Goboleedka ee sannadkaan ugu qeyb galayo bandhiggaasi waxaa kaloo ka mid ah Qoraa, Macallimad Dayax Axmed Maxamed oo qortay buugga la yiraahdo \u201cHabeen Eersi\u201d iyo kuwo kale.<\/h4>\n<h4>Bandhiggaas ayaa la tilmaamay inuu sannadkaan ka xiiso badan yahay kuwii ka horeeyay, waxaana lagu martiqaaday oo ka qeyb galayo aqoonyahanno, cilmi baarayaal, qorayaal, aqoon faafiyaal, hal-abuurro iyo dad kale oo bulshada magac dheer ku dhex leh.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1933\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66847008_593481801175663_6358990022812631040_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"645\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66847008_593481801175663_6358990022812631040_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66847008_593481801175663_6358990022812631040_n-300x202.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66847008_593481801175663_6358990022812631040_n-768x516.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66847008_593481801175663_6358990022812631040_n-110x75.jpg 110w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1934\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66842707_1324408871047847_4122098813705912320_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"415\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66842707_1324408871047847_4122098813705912320_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66842707_1324408871047847_4122098813705912320_n-300x202.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66842707_1324408871047847_4122098813705912320_n-768x516.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66842707_1324408871047847_4122098813705912320_n-110x75.jpg 110w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1935\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65318954_1311059682382766_4860024394736467968_n.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"235\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65318954_1311059682382766_4860024394736467968_n.jpg 820w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65318954_1311059682382766_4860024394736467968_n-300x114.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65318954_1311059682382766_4860024394736467968_n-768x292.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa si rasmi ah loogu casuumay ka qeyb-galka iyo hadal jeedinta bandhigga\u00a0 buugaagta Garowe, bandhiggaasi oo halku-dhig looga dhigay \u201cAqooni waa Iftiin\u201d ayaa magalaada Garowe waxa uu ka dhici doonaa inta u dhaxeysa 23-25 Luulyo 2019-ka. Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka mid ah martida ugu culus [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1933,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo lagu Casuumay Bandhigga Buugaagta Garowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo lagu Casuumay Bandhigga Buugaagta Garowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa si rasmi ah loogu casuumay ka qeyb-galka iyo hadal jeedinta bandhigga\u00a0 buugaagta Garowe, bandhiggaasi oo halku-dhig looga dhigay \u201cAqooni waa Iftiin\u201d ayaa magalaada Garowe waxa uu ka dhici doonaa inta u dhaxeysa 23-25 Luulyo 2019-ka. Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka mid ah martida ugu culus [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-18T06:26:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-18T06:33:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66847008_593481801175663_6358990022812631040_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"645\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo lagu Casuumay Bandhigga Buugaagta Garowe\",\"datePublished\":\"2019-07-18T06:26:35+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-18T06:33:20+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/\"},\"wordCount\":262,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo lagu Casuumay Bandhigga Buugaagta Garowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-07-18T06:26:35+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-18T06:33:20+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo lagu Casuumay Bandhigga Buugaagta Garowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo lagu Casuumay Bandhigga Buugaagta Garowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo lagu Casuumay Bandhigga Buugaagta Garowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa si rasmi ah loogu casuumay ka qeyb-galka iyo hadal jeedinta bandhigga\u00a0 buugaagta Garowe, bandhiggaasi oo halku-dhig looga dhigay \u201cAqooni waa Iftiin\u201d ayaa magalaada Garowe waxa uu ka dhici doonaa inta u dhaxeysa 23-25 Luulyo 2019-ka. Prof. Maxamed Daahir Afrax oo ka mid ah martida ugu culus [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-07-18T06:26:35+00:00","article_modified_time":"2019-07-18T06:33:20+00:00","og_image":[{"width":960,"height":645,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66847008_593481801175663_6358990022812631040_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo lagu Casuumay Bandhigga Buugaagta Garowe","datePublished":"2019-07-18T06:26:35+00:00","dateModified":"2019-07-18T06:33:20+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/"},"wordCount":262,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo lagu Casuumay Bandhigga Buugaagta Garowe - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-07-18T06:26:35+00:00","dateModified":"2019-07-18T06:33:20+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-lagu-casuumay-bandhigga-buugaagta-garowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo lagu Casuumay Bandhigga Buugaagta Garowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1932"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1932"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1938,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1932\/revisions\/1938"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}