{"id":1925,"date":"2019-07-18T05:09:11","date_gmt":"2019-07-18T05:09:11","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1925"},"modified":"2019-07-18T06:21:18","modified_gmt":"2019-07-18T06:21:18","slug":"bandhig-buugeedkii-barakaysnaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/","title":{"rendered":"Bandhig-buugeedkii Barakaysnaa"},"content":{"rendered":"<h4>Bandhigga buugaagta Kismaayo, oo socday intii u dhaxaysay 7-9 bisha 7aad 2019, ayaa la soo gabagabeeyay. Bandhigga waxaa furay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaan. Bandhiggan waa kiisii saddexaad ee lagu qabto Kismaayo. Sannaddii 2017, ayuu ahaa bandhig-buugeedkii ugu horreeyay ee lagu qabto Kismaayo.<\/h4>\n<h4>Aalaaba, bandhigga buugaagta Kismaayo waxaa xil iska saara dhallinyarada magaalada oo ay horkacayaan masuuliinta Maan-kulan. Sidoo kale, Maan-kulan magaalada Kismaayo waxay ka hirgaliyeen Maktabad akhris. Bandhig-buugeedka Kismaayo, waxa uu horkacayaa xirmooyin bandhigyo isdaba socdo oo ka dhacayo magaalooyinka waaweyn ee dalka. Sida: bandhigga Garoowe oo nagu soo foolleh, kii Hargaysa oo xiga kan Garoowe, kii Muqdisho oo isna xigi doono iyo kuwa kale.<\/h4>\n<h4>Bandhig-buugeedka saddexaad ee Kismaayo, waxa uu ka taya sarreeyay kuwii ka horreeyay. Heerka ka qaybgal, abaabul iyo barnaamijyo. Martida waxaa ka mid ahaa ehelada afka iyo qoraalka. Waxaa ka mid ahaa Dr. Maxamed Daahir Afrax, oo ah aqoonyahan darsa, daneeya afka iyo qaybahiisa; qoraa sheekooyin iyo xeeldheere suugaan, Bare sare Mustafa C. Fayruus oo ah aqoonyahan cilmi-afeedka iyo af Soomaaliga iyo aqoonyahanno kale oo aad u badan. Dhallinyaro qoraayo ah, naadiyo, xarumo buugaageed iyo suugaanlay ka kale timid magaalooyinka Soomaaliya oo dhan.<\/h4>\n<h4>Kooxda qabanqaabada waxaa ka muuqday abaabul isku xirnaasho ah. Soo dhaweynta dadka, fariisinta, kala hagidda, kala shaandhaynta martida iyo jadwal-beddelka. Qaybta jadwal ogaysiinta ayaa inyar dhiilli ku jiray. Qof wax ku qoran ayaa laga yaabaa in uusan dhaqsa u soo gaarin jadwalka, taas oo degdeg keenayay, laakiin qabanqaabiyaasha iyadoo taas jirto ayay dadaal ku dhiillitirayeen.<\/h4>\n<h4>&#8220;Bandhigga Buugaagta Kismaayo, waxyaabaha lagu ammaani karo waxaa ka mid ah in uu noqday goob aqoonta lagu faafiyo. Buugaagtii la soo bandhigayay waxaa hareera socday dood-cilmiyeedyo tayadooda sarraysay oo ka tarjamay wacyiga taagan, waxa uuna hormuud iyo tusaale fiican u noqonayaa bandhigyada kale.&#8221; Sidaas waxaa yiri Bare sare Mustafa C. Fayruus oo ka mid ahaa martida bandhigga.<\/h4>\n<h4>Akhriska waa iftiinka aqoonta, qoraalka waa qirashada aqoonta, bandhig-buugeedkayaduna waa madallo aqooneed. Bandhigga buugaagta Kismaayo, waxa uu innoogu soo dhammaaday si qurux badan. Mahad iyo bogaadin waxaa mudan Maan-kulan.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1854\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/64525188_1370267813130693_8296621542960267264_o-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"348\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/64525188_1370267813130693_8296621542960267264_o-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/64525188_1370267813130693_8296621542960267264_o-300x169.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/64525188_1370267813130693_8296621542960267264_o-768x432.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/64525188_1370267813130693_8296621542960267264_o.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n<h4>W.Q Saynab Xaaji Axmed<\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bandhigga buugaagta Kismaayo, oo socday intii u dhaxaysay 7-9 bisha 7aad 2019, ayaa la soo gabagabeeyay. Bandhigga waxaa furay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaan. Bandhiggan waa kiisii saddexaad ee lagu qabto Kismaayo. Sannaddii 2017, ayuu ahaa bandhig-buugeedkii ugu horreeyay ee lagu qabto Kismaayo. Aalaaba, bandhigga buugaagta Kismaayo waxaa xil iska saara dhallinyarada magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1854,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Bandhig-buugeedkii Barakaysnaa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Bandhig-buugeedkii Barakaysnaa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bandhigga buugaagta Kismaayo, oo socday intii u dhaxaysay 7-9 bisha 7aad 2019, ayaa la soo gabagabeeyay. Bandhigga waxaa furay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaan. Bandhiggan waa kiisii saddexaad ee lagu qabto Kismaayo. Sannaddii 2017, ayuu ahaa bandhig-buugeedkii ugu horreeyay ee lagu qabto Kismaayo. Aalaaba, bandhigga buugaagta Kismaayo waxaa xil iska saara dhallinyarada magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-18T05:09:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-18T06:21:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/64525188_1370267813130693_8296621542960267264_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1151\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Bandhig-buugeedkii Barakaysnaa\",\"datePublished\":\"2019-07-18T05:09:11+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-18T06:21:18+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/\"},\"wordCount\":336,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/\",\"name\":\"Bandhig-buugeedkii Barakaysnaa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-07-18T05:09:11+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-18T06:21:18+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Bandhig-buugeedkii Barakaysnaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Bandhig-buugeedkii Barakaysnaa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Bandhig-buugeedkii Barakaysnaa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Bandhigga buugaagta Kismaayo, oo socday intii u dhaxaysay 7-9 bisha 7aad 2019, ayaa la soo gabagabeeyay. Bandhigga waxaa furay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaan. Bandhiggan waa kiisii saddexaad ee lagu qabto Kismaayo. Sannaddii 2017, ayuu ahaa bandhig-buugeedkii ugu horreeyay ee lagu qabto Kismaayo. Aalaaba, bandhigga buugaagta Kismaayo waxaa xil iska saara dhallinyarada magaalada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-07-18T05:09:11+00:00","article_modified_time":"2019-07-18T06:21:18+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1151,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/64525188_1370267813130693_8296621542960267264_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Bandhig-buugeedkii Barakaysnaa","datePublished":"2019-07-18T05:09:11+00:00","dateModified":"2019-07-18T06:21:18+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/"},"wordCount":336,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/","name":"Bandhig-buugeedkii Barakaysnaa - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-07-18T05:09:11+00:00","dateModified":"2019-07-18T06:21:18+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/bandhig-buugeedkii-barakaysnaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Bandhig-buugeedkii Barakaysnaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1925"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1925"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1931,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1925\/revisions\/1931"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}