{"id":184,"date":"2018-02-23T16:05:15","date_gmt":"2018-02-23T16:05:15","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=184"},"modified":"2018-03-04T13:30:30","modified_gmt":"2018-03-04T13:30:30","slug":"warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/","title":{"rendered":"Warside Ku Hadli Doono Codka  Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo La Soo Saarey"},"content":{"rendered":"<p><strong><em>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ayaa soo saartey Warside \u00a0ku \u00a0hadli doono codka Akadeemiyadaasi,\u00a0 Warsidahaasi cusub ayaa noqonayo mid u gaar ah Akadeemiyada AGA.<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Warsidahaasi oo loo magac darey \u201cWARSIDAHA AGA\u201d ayaa ka kooban 8- Bog, \u00a0macluumaadka uu xambaarsan yahay ayaa waxay isugu jiraan Warar ka\u00a0 hadlayo waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA, qoraalo ka tarjumaya qiimaha afka Soomaaliga, warbixxino la xiriira muhiimada ay leeyihiin dhaqanka, suugaanta iyo hal abuurka, sidoo kale waxaa Warsidahaasi lagu soo daabacay arimo la xiriira aqoonta\u00a0 guud iyo maclumaad kale oo xiiso badan.<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Caddad gaar ah oo qeyb ka ahaa warsidahaasi ayaa lagu soo bandhigay munaasabadii 21-ka Febraayo oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo,\u00a0 Boqolaal qof oo ka mid ahaa madaxdii iyo bulshadii ka soo qeyb gashay munaasabadaasi ayaa helay Warsidahaasi.<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Madaxdii munaasbadaasi ka soo qeyb gashay ayaa soo dhaweysay soo bixitaanka Warsidaha AGA, dhinaca kale Qaar ka mid ah dadkii uu gaarey \u00a0ayaa sheegay inay si aad ah ula dhaceen\u00a0 macluumaadka ay ka heleen, Warsidahaasi ayaa waxaa isku soo duway goosanka AGA\u00a0 ee Muqdisho, wuxuuna \u00a0noqon doonaa mid u soo baxa si xilliyeed ah.<\/em><\/strong><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-185\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28308707_1505191789589874_2050687177_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28308707_1505191789589874_2050687177_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/28308707_1505191789589874_2050687177_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ayaa soo saartey Warside \u00a0ku \u00a0hadli doono codka Akadeemiyadaasi,\u00a0 Warsidahaasi cusub ayaa noqonayo mid u gaar ah Akadeemiyada AGA. Warsidahaasi oo loo magac darey \u201cWARSIDAHA AGA\u201d ayaa ka kooban 8- Bog, \u00a0macluumaadka uu xambaarsan yahay ayaa waxay isugu jiraan Warar ka\u00a0 hadlayo waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA, qoraalo ka tarjumaya qiimaha afka Soomaaliga, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":233,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[3,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Warside Ku Hadli Doono Codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo La Soo Saarey - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Warside Ku Hadli Doono Codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo La Soo Saarey - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ayaa soo saartey Warside \u00a0ku \u00a0hadli doono codka Akadeemiyadaasi,\u00a0 Warsidahaasi cusub ayaa noqonayo mid u gaar ah Akadeemiyada AGA. Warsidahaasi oo loo magac darey \u201cWARSIDAHA AGA\u201d ayaa ka kooban 8- Bog, \u00a0macluumaadka uu xambaarsan yahay ayaa waxay isugu jiraan Warar ka\u00a0 hadlayo waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA, qoraalo ka tarjumaya qiimaha afka Soomaaliga, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-23T16:05:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-03-04T13:30:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/WARSIDAHA-AGA-Tirsiga-1aad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"797\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"388\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Warside Ku Hadli Doono Codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo La Soo Saarey\",\"datePublished\":\"2018-02-23T16:05:15+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-04T13:30:30+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/\"},\"wordCount\":191,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/\",\"name\":\"Warside Ku Hadli Doono Codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo La Soo Saarey - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-23T16:05:15+00:00\",\"dateModified\":\"2018-03-04T13:30:30+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Warside Ku Hadli Doono Codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo La Soo Saarey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Warside Ku Hadli Doono Codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo La Soo Saarey - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Warside Ku Hadli Doono Codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo La Soo Saarey - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA) ayaa soo saartey Warside \u00a0ku \u00a0hadli doono codka Akadeemiyadaasi,\u00a0 Warsidahaasi cusub ayaa noqonayo mid u gaar ah Akadeemiyada AGA. Warsidahaasi oo loo magac darey \u201cWARSIDAHA AGA\u201d ayaa ka kooban 8- Bog, \u00a0macluumaadka uu xambaarsan yahay ayaa waxay isugu jiraan Warar ka\u00a0 hadlayo waxqabadka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga AGA, qoraalo ka tarjumaya qiimaha afka Soomaaliga, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-23T16:05:15+00:00","article_modified_time":"2018-03-04T13:30:30+00:00","og_image":[{"width":797,"height":388,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/WARSIDAHA-AGA-Tirsiga-1aad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Warside Ku Hadli Doono Codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo La Soo Saarey","datePublished":"2018-02-23T16:05:15+00:00","dateModified":"2018-03-04T13:30:30+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/"},"wordCount":191,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/","name":"Warside Ku Hadli Doono Codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo La Soo Saarey - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-23T16:05:15+00:00","dateModified":"2018-03-04T13:30:30+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/warside-ku-hadli-doono-codka-akadeemiye-goboleedka-afsoomaaliga-aga-oo-la-soo-saarey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Warside Ku Hadli Doono Codka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) oo La Soo Saarey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":189,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184\/revisions\/189"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}