{"id":1828,"date":"2019-07-01T06:34:56","date_gmt":"2019-07-01T06:34:56","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1828"},"modified":"2019-07-01T06:41:26","modified_gmt":"2019-07-01T06:41:26","slug":"naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/","title":{"rendered":"Naadiga Akhristayaasha Xamar oo Marti-galiyay Muxaadaro Halku-dheggeedu uu ahaa Qor oo Akhri"},"content":{"rendered":"<h4><em>Naadiga akhristayaasha Xamar ayaa 28\/06\/2019 waxa uu muxaadaro cinwaankeedu ahaa \u201cQor oo Akhri\u201d uu ku qabtay hoolka Jaamacadda Soomaaliya, qeybteeda Degmada Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Muxaadaradaasi oo aad u qiimo badneyd ayaa waxaa dhagaysigeeda ka soo qeyb-galay masuulyiinta, hawl-wadeenka iyo xubnaha Naadiga akhristayaasha Xamar, dhallinyaro ka socotay bahda jecel akhriska, qoraalka, suugaanta iyo hal-abuurka iyo marti sharaf aad u badan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sheekh Cabdul-xayi Aadan Sh. Xasan oo ahaa soo jeediyihii muxaadaradaasi ayaa si cilmiyaysan uga hadlay sida ay Diinteenna innoogu baraarujisay muhiimadda ay leeyihiin Akhriska iyo Qoraalka, waxaana uu ku dheeraaday ka sheekaynta faa\u2019iidooyinka laga dhaxlo, isaga oo dhinaca kale caddeeyay Akhriska iyo Qoraalku inay ka qeyb-qaataan horumarinta afka Soomaaliga. <\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha Naadiga akhristayaasha Xamar Bashiir Balcad oo gaba-gabadii muxaaradaasi ka hadlay ayaa u mahad-celiyay Shiikhii soo jeedinayay muxaaradaasi, sidoo kale waxa uu bogaadiyay dhamaan xubnaha Naadiga Xamar ee isu xilsaaray qabsoomida muxaadaradaasi, isaga oo dhinaca kale dhallinyarada kula dar-daarmay inay badiyaan Akhriska iyo Qoraalka.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Qaar ka mid ah dhallinyaradii ka qeyb-gashay muxaadaradaasi ayaa sheegay inay wax badan ka korarsadeen muxaaradaasi, iyaga oo codsaday in la joogteeyo barnaamijyada noocaas oo kale ah.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1831\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65666451_143666550147722_4419073700322607104_n.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65666451_143666550147722_4419073700322607104_n.jpg 640w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65666451_143666550147722_4419073700322607104_n-200x300.jpg 200w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1829\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65467838_496756547734923_924632400707715072_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65467838_496756547734923_924632400707715072_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65467838_496756547734923_924632400707715072_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1830\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65264555_1621141281351687_6120295480170643456_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65264555_1621141281351687_6120295480170643456_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65264555_1621141281351687_6120295480170643456_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65264555_1621141281351687_6120295480170643456_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1832\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/62237520_496756474401597_5669372477285859328_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/62237520_496756474401597_5669372477285859328_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/62237520_496756474401597_5669372477285859328_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1833\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65438126_1621140751351740_8233863480831115264_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65438126_1621140751351740_8233863480831115264_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65438126_1621140751351740_8233863480831115264_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65438126_1621140751351740_8233863480831115264_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1834\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66146506_496756777734900_3869550299999895552_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"345\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66146506_496756777734900_3869550299999895552_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66146506_496756777734900_3869550299999895552_n-300x144.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Naadiga akhristayaasha Xamar ayaa 28\/06\/2019 waxa uu muxaadaro cinwaankeedu ahaa \u201cQor oo Akhri\u201d uu ku qabtay hoolka Jaamacadda Soomaaliya, qeybteeda Degmada Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho. Muxaadaradaasi oo aad u qiimo badneyd ayaa waxaa dhagaysigeeda ka soo qeyb-galay masuulyiinta, hawl-wadeenka iyo xubnaha Naadiga akhristayaasha Xamar, dhallinyaro ka socotay bahda jecel akhriska, qoraalka, suugaanta iyo hal-abuurka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1829,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Naadiga Akhristayaasha Xamar oo Marti-galiyay Muxaadaro Halku-dheggeedu uu ahaa Qor oo Akhri - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Naadiga Akhristayaasha Xamar oo Marti-galiyay Muxaadaro Halku-dheggeedu uu ahaa Qor oo Akhri - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Naadiga akhristayaasha Xamar ayaa 28\/06\/2019 waxa uu muxaadaro cinwaankeedu ahaa \u201cQor oo Akhri\u201d uu ku qabtay hoolka Jaamacadda Soomaaliya, qeybteeda Degmada Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho. Muxaadaradaasi oo aad u qiimo badneyd ayaa waxaa dhagaysigeeda ka soo qeyb-galay masuulyiinta, hawl-wadeenka iyo xubnaha Naadiga akhristayaasha Xamar, dhallinyaro ka socotay bahda jecel akhriska, qoraalka, suugaanta iyo hal-abuurka iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-01T06:34:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-01T06:41:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65467838_496756547734923_924632400707715072_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Naadiga Akhristayaasha Xamar oo Marti-galiyay Muxaadaro Halku-dheggeedu uu ahaa Qor oo Akhri\",\"datePublished\":\"2019-07-01T06:34:56+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-01T06:41:26+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/\"},\"wordCount\":192,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/\",\"name\":\"Naadiga Akhristayaasha Xamar oo Marti-galiyay Muxaadaro Halku-dheggeedu uu ahaa Qor oo Akhri - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-07-01T06:34:56+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-01T06:41:26+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Naadiga Akhristayaasha Xamar oo Marti-galiyay Muxaadaro Halku-dheggeedu uu ahaa Qor oo Akhri\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Naadiga Akhristayaasha Xamar oo Marti-galiyay Muxaadaro Halku-dheggeedu uu ahaa Qor oo Akhri - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Naadiga Akhristayaasha Xamar oo Marti-galiyay Muxaadaro Halku-dheggeedu uu ahaa Qor oo Akhri - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Naadiga akhristayaasha Xamar ayaa 28\/06\/2019 waxa uu muxaadaro cinwaankeedu ahaa \u201cQor oo Akhri\u201d uu ku qabtay hoolka Jaamacadda Soomaaliya, qeybteeda Degmada Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho. Muxaadaradaasi oo aad u qiimo badneyd ayaa waxaa dhagaysigeeda ka soo qeyb-galay masuulyiinta, hawl-wadeenka iyo xubnaha Naadiga akhristayaasha Xamar, dhallinyaro ka socotay bahda jecel akhriska, qoraalka, suugaanta iyo hal-abuurka iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-07-01T06:34:56+00:00","article_modified_time":"2019-07-01T06:41:26+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65467838_496756547734923_924632400707715072_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Naadiga Akhristayaasha Xamar oo Marti-galiyay Muxaadaro Halku-dheggeedu uu ahaa Qor oo Akhri","datePublished":"2019-07-01T06:34:56+00:00","dateModified":"2019-07-01T06:41:26+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/"},"wordCount":192,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/","name":"Naadiga Akhristayaasha Xamar oo Marti-galiyay Muxaadaro Halku-dheggeedu uu ahaa Qor oo Akhri - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-07-01T06:34:56+00:00","dateModified":"2019-07-01T06:41:26+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/naadiga-akhristayaasha-xamar-oo-marti-galiyay-muxaadaro-halku-dheggeedu-uu-ahaa-qor-oo-akhri\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Naadiga Akhristayaasha Xamar oo Marti-galiyay Muxaadaro Halku-dheggeedu uu ahaa Qor oo Akhri"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1828"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1828"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1836,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1828\/revisions\/1836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1829"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}