{"id":1819,"date":"2019-06-28T09:37:39","date_gmt":"2019-06-28T09:37:39","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1819"},"modified":"2019-06-28T13:40:56","modified_gmt":"2019-06-28T13:40:56","slug":"ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/","title":{"rendered":"U GURMO AFKAAGA HOOYO"},"content":{"rendered":"<h4><em>Indhowaale waxaan la socdey Tv-yada iyo Idaacaddaha kala duwan ee AfSoomaaliga ku hadla, Baraha Bulshada, Wargaysyada AfSoomaaliga ku soo baxa, waxaa ii dheeraa, akhriska Buuggaagta ku qoran Afka hooyo iyo weliba farriimaha laysugu diro Moobaylada sida Xayaysiisyada, Ogaysiisyada IWM.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Xalay waxaan daawaday Tv-ga ka hawl-gala magaalada Hargaysa ee ku hadla afka Dawladda. Waxaan u fiirsaday Warka oo keliya intaan meel kale u gubin, waxaan la yaabay ereyadan oo dhammaantood Af Ingiriisi ah, ayna adeegsadeen masuuliyiinta Wassaraddaha iyo Hay\u2019addaha Dawliga ah ee Soomaaliland.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ereyadana waxa ka mid ahaa inta aan ka xusuusto, kuwa soo socda:- Supperviser, Facility, Gim, Very Important, Communication, Workshop, Free, Training, Expecting, Treatment, Privite, Library, Shool fee, Uppgrade, Flow up, Cridet, Stander, Intigration, VoluntreyTransparent, Scope, Accountibility, Retio, Visibilty study, Apportunity iyo ereyo kale oo tiro badan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ma garan in aqoon la&#8217;aani ay ka hayso Afkooda Hooyo iyo inay ka faanayaan cuqdadna ka qabaan Afkooda, kana door-bidayaan erey ajanebi ah.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Geela duqdiisi durdurisey Aarankiisana maxaad mooddey!<\/em><br \/>\n<em>Marka madaxda iyo hal-doorka bulshadu sidaa Afkoodi ka yeelo dadkii kalena maxaad ka filaysaa, waa ayaan-darro, waxaanse leeyahay Bahda AGa iyo intii danaysa una guntan bad-baadada Afkooda inaanay ku niyad jabin kolkay waxaas oo kale ay la kulmaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Axmed Gurey ma uu dhiman, mana goblamin Darwiishkii Geenyadu ma daallana, weli waa nool-nahay markaan dhimana cid baan kaga tegeynaa, ha raja-dhigana gacallayaal.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Qoraalkan koobani wuxu horseed u yahay maqaalo koob-kooban oo aan kolba gees ka hirddiyi doono Afka hooyo xilliyada soo socda Insha Allah. Talooyinkiinna waa u baahan ahay, dhalliishana faa&#8217;iido ayaan u arkayaa, haygala dhabcaalina. Gurmad iyo Guul!<\/em><\/h4>\n<h4><em>Ismaaciil Aw Aadan <\/em><br \/>\n<em>Wakiilka AGA laanta Hargaysa.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Indhowaale waxaan la socdey Tv-yada iyo Idaacaddaha kala duwan ee AfSoomaaliga ku hadla, Baraha Bulshada, Wargaysyada AfSoomaaliga ku soo baxa, waxaa ii dheeraa, akhriska Buuggaagta ku qoran Afka hooyo iyo weliba farriimaha laysugu diro Moobaylada sida Xayaysiisyada, Ogaysiisyada IWM. Xalay waxaan daawaday Tv-ga ka hawl-gala magaalada Hargaysa ee ku hadla afka Dawladda. Waxaan u fiirsaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1823,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>U GURMO AFKAAGA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"U GURMO AFKAAGA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Indhowaale waxaan la socdey Tv-yada iyo Idaacaddaha kala duwan ee AfSoomaaliga ku hadla, Baraha Bulshada, Wargaysyada AfSoomaaliga ku soo baxa, waxaa ii dheeraa, akhriska Buuggaagta ku qoran Afka hooyo iyo weliba farriimaha laysugu diro Moobaylada sida Xayaysiisyada, Ogaysiisyada IWM. Xalay waxaan daawaday Tv-ga ka hawl-gala magaalada Hargaysa ee ku hadla afka Dawladda. Waxaan u fiirsaday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-28T09:37:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-28T13:40:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/img_8819.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"630\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"128\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"U GURMO AFKAAGA HOOYO\",\"datePublished\":\"2019-06-28T09:37:39+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-28T13:40:56+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/\"},\"wordCount\":268,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/\",\"name\":\"U GURMO AFKAAGA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-06-28T09:37:39+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-28T13:40:56+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"U GURMO AFKAAGA HOOYO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"U GURMO AFKAAGA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"U GURMO AFKAAGA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Indhowaale waxaan la socdey Tv-yada iyo Idaacaddaha kala duwan ee AfSoomaaliga ku hadla, Baraha Bulshada, Wargaysyada AfSoomaaliga ku soo baxa, waxaa ii dheeraa, akhriska Buuggaagta ku qoran Afka hooyo iyo weliba farriimaha laysugu diro Moobaylada sida Xayaysiisyada, Ogaysiisyada IWM. Xalay waxaan daawaday Tv-ga ka hawl-gala magaalada Hargaysa ee ku hadla afka Dawladda. Waxaan u fiirsaday [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-06-28T09:37:39+00:00","article_modified_time":"2019-06-28T13:40:56+00:00","og_image":[{"width":630,"height":128,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/img_8819.png","type":"image\/png"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"U GURMO AFKAAGA HOOYO","datePublished":"2019-06-28T09:37:39+00:00","dateModified":"2019-06-28T13:40:56+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/"},"wordCount":268,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/","name":"U GURMO AFKAAGA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-06-28T09:37:39+00:00","dateModified":"2019-06-28T13:40:56+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/ruqo-ninkii-lahaa-dabada-hayo-ma-kacdo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"U GURMO AFKAAGA HOOYO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1819"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1819"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1827,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1819\/revisions\/1827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}