{"id":1804,"date":"2019-06-18T09:26:02","date_gmt":"2019-06-18T09:26:02","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1804"},"modified":"2019-06-18T09:38:15","modified_gmt":"2019-06-18T09:38:15","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee Abwaan Sangub"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdulllaahi Ciise (Sangub) oo ka mid ahaa tiirarka Fanka Soomaaliyeed, Marxuumka ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Addis-ababa ee wadanka Ethiopia.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Marxuumka, waxaana uu tilmaamay Abwaanku inuu hal-abuure caan ah iyo waaya arag muddo dheer ku soo dhex jiray hawlaha fanka Soomaaliyeed, isaga oo caddeeyay Abwaanku inuu ahaa suugaan ruug noloshiisa u hibeeyay Wacyigalinta bulshadiisa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cAniga oo ku hadlayo Magacayga, magaca Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga iyo guud ahaan magaca bahda afka, dhaqanka, hal-abuurka iyo suugaanta ayaa geerida Abwaanka, waxaan uga tacsiyaynayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii, eheladii iyo saaxiibadii uu ka tirsanaa ee Golaha Abwaannada Soomaaliyeed, waxaana Alle uga baryayaa inuu Jannada ka waraabiyo\u201d ayuu yiri Prof. Maxamed Daahir Afrax.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Allaha u naxariistee Marxuum Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Sangub) waxa uu ahaa Abwaan wadani ah oo Alle u hibo u siiyay curinta Riwaayadaha, Sheekooyinka, Gabayada iyo qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay Suugaanta, waxaana uu ahaa Macallin soo saarey fannaaniin badan oo wax ku ool ah.<\/em><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdulllaahi Ciise (Sangub) oo ka mid ahaa tiirarka Fanka Soomaaliyeed, Marxuumka ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Addis-ababa ee wadanka Ethiopia. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Marxuumka, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1805,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee Abwaan Sangub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee Abwaan Sangub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdulllaahi Ciise (Sangub) oo ka mid ahaa tiirarka Fanka Soomaaliyeed, Marxuumka ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Addis-ababa ee wadanka Ethiopia. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Marxuumka, waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-18T09:26:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-18T09:38:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/140824202200_abwaan_sangub__640x360_bbc_nocredit.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee Abwaan Sangub\",\"datePublished\":\"2019-06-18T09:26:02+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-18T09:38:15+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/\"},\"wordCount\":202,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee Abwaan Sangub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-06-18T09:26:02+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-18T09:38:15+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee Abwaan Sangub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee Abwaan Sangub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee Abwaan Sangub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdulllaahi Ciise (Sangub) oo ka mid ahaa tiirarka Fanka Soomaaliyeed, Marxuumka ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Addis-ababa ee wadanka Ethiopia. Dr. Afrax ayaa sheegay inuu si aad ah uga naxay geerida ku timid Marxuumka, waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-06-18T09:26:02+00:00","article_modified_time":"2019-06-18T09:38:15+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/140824202200_abwaan_sangub__640x360_bbc_nocredit.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee Abwaan Sangub","datePublished":"2019-06-18T09:26:02+00:00","dateModified":"2019-06-18T09:38:15+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/"},"wordCount":202,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee Abwaan Sangub - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-06-18T09:26:02+00:00","dateModified":"2019-06-18T09:38:15+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-ku-timid-allaha-u-naxariistee-abwaan-sangub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo ka Tacsiyeeyay Geerida ku Timid Allaha u Naxariistee Abwaan Sangub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1804"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1804"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1808,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1804\/revisions\/1808"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1805"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}