{"id":1765,"date":"2019-06-09T21:37:12","date_gmt":"2019-06-09T21:37:12","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1765"},"modified":"2019-06-09T22:03:44","modified_gmt":"2019-06-09T22:03:44","slug":"wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Wakiilka AGA ee Wadanka Sweden oo kala Hadlay Soomaalida Norwey Daryeelka Afka Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4><em>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo magaalada \u00a0Skien ee dalka Norway uga qeyb galay Daah-furka buuggaagta Godob iyo Galad iyo Gaso, Garuun iyo Gasiin ayaa Soomaalida ku dhaqan wadankaasi waxa uu kala hadlay sidii ay kaalin mug leh uga qaadan \u00a0lahaayeen daryeelka afka Soomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Munaasabaddaasi oo si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay madax ka tirsan Golaha Deegaanka magaalada \u00a0Skien, aqoonyahanno, qorayaal, abwaanno, saxafiyiin iyo marti sharf kale oo lagu casuumay xafladdaasi,<\/em><\/h4>\n<h4><em>Khudbad uu munaasabaddaasi ka soo jeediyay Wakiilka AGA ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Wadaad ahna qoraaga buugga Godob iyo Galad ayaa ka hadlay macluumaadka uu xambaarsan yahay buuggaasi, waxaana uu si qoto dheer uga warbixiyay sida ay isugu dheelitiran tahay sheekada buuggaasi, isaga oo bulshada magaalada \u00a0Skien la wadaagay xikmadda uu xambaarsan yahay buuggaasi.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Mar uu Wakiilka ka hadlayay arimaha afka Soomaaliga ayaa halkaasi ku soo bandhiggay dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedku ugu jirto nooleynta afka hooyo, waxaana uu ka qeyb galayaashii munaasabaddaasi ug sheekeeyay taariikhda iyo waxqabadka Akadeemiyada, isaga oo bulshada reer Skien \u00a0ku guubaabiyay inay kaalin wax ku ool ah ka qaataan\u00a0 bad-baadinta afka hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Sidoo kale waxaa munaasabaddaasi ka hadlay qoraa, fannaan iyo bar-baariye Bashiir Cali Xuseen oo wakiil ka ahaa qoraaga buugga Gaso, Garuun iyo Gasiin Prof. Cali Jimcaale, waxaana uu ka hadlay qeybaha uu ka kooban yahay buuggaasi, isaga oo xusay buuggaasi in uu ka mid yahay buuggaagta ugu qiimaha badan ee muddooyinkaan dambe la soo saarey.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Munaasabaddaasi waxaa iyana ka hadlay Xildhibaanad Saynab Maxamed Guuleed oo ka mid ah Golaha Deegaanka Skien, Maxamed Guuleed, Cabdi Shiin, Yuusuf Ina-hooyo iyo Aqoonyahan Cabdiraxmaan Xandulle, kuwaasi oo soo dhaweeyay dadaalka ay Akadeemiyada AGA ugu jirto hiilka afka hooyo.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Masuuliyiintaasi \u00a0ayaa \u00a0dhinaca kale sheegay inay ku faraxsan yihiin in magaaladooda Daah-fur loogu sameeyo buuggaagta lagu soo bandhiggay, iyaga oo \u00a0halkaasi ku qaatay \u00a0nuqulo ka mid ah buuggaagtaasi, xafladdaasi oo ku dhacday jawi aad u wanaagsan ayaa waxaa daa-dihinayay Dr. Maxamed Macallin Cali Daa&#8217;uud (Calas).<\/em><\/h4>\n<h4><em>Horey ayaa buugga \u00a0Godob iyo Galad iyo buugga Gaso, Garuun iyo Gasiin waxaa\u00a0 loogu soo bandhiggay magaalooyin kala duwan oo caalmka ka tirsan.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1767\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0033-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0033-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0033-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0033-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0033.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1769\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0005-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0005-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0005-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0005-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0005.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1768\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0000-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0000-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0000-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0000-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0000.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1770\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0034-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0034-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0034-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0034-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0034.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1771\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0045-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0045-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0045-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0045-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0045.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1772\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0047-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0047-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0047-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0047-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0047.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1773\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0016-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0016-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0016-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0016-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0016.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1774\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0032-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0032-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0032-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0032-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0032.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo magaalada \u00a0Skien ee dalka Norway uga qeyb galay Daah-furka buuggaagta Godob iyo Galad iyo Gaso, Garuun iyo Gasiin ayaa Soomaalida ku dhaqan wadankaasi waxa uu kala hadlay sidii ay kaalin mug leh uga qaadan \u00a0lahaayeen daryeelka afka Soomaaliga. Munaasabaddaasi oo si wanaagsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1778,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wakiilka AGA ee Wadanka Sweden oo kala Hadlay Soomaalida Norwey Daryeelka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wakiilka AGA ee Wadanka Sweden oo kala Hadlay Soomaalida Norwey Daryeelka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo magaalada \u00a0Skien ee dalka Norway uga qeyb galay Daah-furka buuggaagta Godob iyo Galad iyo Gaso, Garuun iyo Gasiin ayaa Soomaalida ku dhaqan wadankaasi waxa uu kala hadlay sidii ay kaalin mug leh uga qaadan \u00a0lahaayeen daryeelka afka Soomaaliga. Munaasabaddaasi oo si wanaagsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-09T21:37:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-06-09T22:03:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0007.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Wakiilka AGA ee Wadanka Sweden oo kala Hadlay Soomaalida Norwey Daryeelka Afka Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2019-06-09T21:37:12+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-09T22:03:44+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":363,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/\",\"name\":\"Wakiilka AGA ee Wadanka Sweden oo kala Hadlay Soomaalida Norwey Daryeelka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-06-09T21:37:12+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-09T22:03:44+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wakiilka AGA ee Wadanka Sweden oo kala Hadlay Soomaalida Norwey Daryeelka Afka Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wakiilka AGA ee Wadanka Sweden oo kala Hadlay Soomaalida Norwey Daryeelka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wakiilka AGA ee Wadanka Sweden oo kala Hadlay Soomaalida Norwey Daryeelka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ee wadanka Sweden Dr. Xuseen Maxamed Cabdulle (Wadaad) oo magaalada \u00a0Skien ee dalka Norway uga qeyb galay Daah-furka buuggaagta Godob iyo Galad iyo Gaso, Garuun iyo Gasiin ayaa Soomaalida ku dhaqan wadankaasi waxa uu kala hadlay sidii ay kaalin mug leh uga qaadan \u00a0lahaayeen daryeelka afka Soomaaliga. Munaasabaddaasi oo si wanaagsan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-06-09T21:37:12+00:00","article_modified_time":"2019-06-09T22:03:44+00:00","og_image":[{"width":1600,"height":1200,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG-20190610-WA0007.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Wakiilka AGA ee Wadanka Sweden oo kala Hadlay Soomaalida Norwey Daryeelka Afka Soomaaliga","datePublished":"2019-06-09T21:37:12+00:00","dateModified":"2019-06-09T22:03:44+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/"},"wordCount":363,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/","name":"Wakiilka AGA ee Wadanka Sweden oo kala Hadlay Soomaalida Norwey Daryeelka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-06-09T21:37:12+00:00","dateModified":"2019-06-09T22:03:44+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/wakiilka-aga-ee-wadanka-sweden-oo-kala-hadlay-soomaalida-norwey-daryeelka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wakiilka AGA ee Wadanka Sweden oo kala Hadlay Soomaalida Norwey Daryeelka Afka Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1765"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1765"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1780,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1765\/revisions\/1780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1778"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}