{"id":1756,"date":"2019-06-09T14:46:59","date_gmt":"2019-06-09T14:46:59","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1756"},"modified":"2019-06-09T14:46:59","modified_gmt":"2019-06-09T14:46:59","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Jaaliyadda UK casho-sharaf ku sagootiyeen"},"content":{"rendered":"<h4>Xalay oo ahayd 8-dii bisha lixaad, ayaa waxaa xaflad casho-sharafeed soo dhaweyn iyo sagootis ah magaalada London ku samaysay jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK oo ay saldhig u ahaayeen ururrada haweenka, ayna hormuud ka ahayd marwo Nadiifo Cali. Casho-sharafeeddaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa loogu talagalay soo dhaweynta iyo sii sagootiska qoraa sare Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Akadeemiye-Gobleedka AfSoomaaliga (AGA).<\/h4>\n<h4>Xafladda waxaa ka soo qaybgalay dad badan oo ka kala yimid daafaha UK ayna ka mid ahaayeen hoggaamiyeyaasha jaaliyadda UK, aqoonyahanno, abwaanno, ikk. Waxaa kaloo ka qaybgalay Guddoomiyaha la soo dhaweynayey iyo xubno la socdey oo ka tirsan AGA, kuwaas oo uu ka mid ahaa Barfasoor Cabdulqaadir Ruumi oo ah Wakiilka AGA ee UK.<\/h4>\n<h4>Ugu horrayntii waxaa madasha furtay soo dhaweynta guddoomiyahana bilowday Marwo Nadiifo Cali oo ku hadlaysey magaca ururka haweenka Soomaaliyeed ee ay wakiilka u tahay. Waxay soo jeedisay erayo qiima leh oo isugu jirey soo dhaweyn bogaadin iyo ballan-qaad in haweenka ay matalayso ay kaalin mug leh ka qaadan doonaan hiilka afka hooyo iyo akadeemiyadiisa.<\/h4>\n<h4>\u00a0Ka dib waxaa hadlay madax iyo akhyaar kala duwan oo dhammaantood ku nuuxnuuxsaday erayo soo dhaweyn, ammaan iyo bogaadinba ay ugu jeedinayeen Dr. Afrax iyo waxqabadka AGA. Akhyaartaas waxaa ugu horreysey Danjire Sureer Abshir. Waxaa kaloo ka mid ahaa Cabdulqaadir Bahdoon iyo Cumar Yaasiin. Waxaa si weyn loogu riyaaqay gabayo ay soo bandhigeen labada abwaan ee kala ah Muxyiddiin Xuseen Ciid iyo Axmed Juujuule, tixahaas oo ku saabsanaa qiimaha Afsoomaaliga, waxqabadka AGA iyo kaalinta hormuudnimo ee Dr. Afrax<\/h4>\n<h4>Intaa ka dib waxaa cod-baahiyaha lagu soo dhaweeyey Guddoomiyaha AGA Prof. Maxamed Daahir Afrax oo halkaas ka soo jeediyey erayo qiima badan oo isugu jirey mahadcelin jaaliyadda, warbixin AGA iyo waxqabadkeeda iyo boorrin uu qurba-joogta ku boorriyey inay kaalin firfircoon ka qaataan guud ahaan badbaadinta iyo dib u dhiska dalkii hooyo, gaar ahaanna hiilka afka hooyo iyo Akadeemiyadiisa. Wuxuu ku dheeraaday ka xog-warranka AGA iyo hiilka uu u baahanyahay AfSoomaaligu.<\/h4>\n<h4>Ka-qaybgalayaashii xafladda oo si weyn ugu riyaaqay hadalkii Guddoomiyaha, waxay ballan-qaadeen inay hiil iyo hooba la garb istaagi doonaan afkooda hooyo iyo akadeemiyadiisa.<\/h4>\n<h4>Gunaanadkii munaasabadda, ururrada haweenka Soomaaliyeed oo ay ka wakiil ahayd Marwo Nadiifo Cali waxay Dr. Afrax guddoonsiiyeen shahaado-sharaf ku saabsan qaddarinta kaalinta hormuudnimo ee uu kaga jiro badbaadinta ummadda, horumarinta afka hooyo iyo kobcinta aqoonta.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1760\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62204341_10157373024774241_6432912246837346304_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"466\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62204341_10157373024774241_6432912246837346304_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62204341_10157373024774241_6432912246837346304_n-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62204341_10157373024774241_6432912246837346304_n-768x373.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1757\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/thumbnail_20190608_222324-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/thumbnail_20190608_222324-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/thumbnail_20190608_222324-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/thumbnail_20190608_222324-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/thumbnail_20190608_222324.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1758\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shii1-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shii1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shii1-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shii1-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shii1.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1761\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62309207_10157372987114241_1051231758667743232_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"466\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62309207_10157372987114241_1051231758667743232_n-1.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62309207_10157372987114241_1051231758667743232_n-1-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62309207_10157372987114241_1051231758667743232_n-1-768x373.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1759\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62169731_10157372999989241_507886024555233280_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"466\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62169731_10157372999989241_507886024555233280_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62169731_10157372999989241_507886024555233280_n-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62169731_10157372999989241_507886024555233280_n-768x373.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1762\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62309207_10157372987114241_1051231758667743232_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"466\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62309207_10157372987114241_1051231758667743232_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62309207_10157372987114241_1051231758667743232_n-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62309207_10157372987114241_1051231758667743232_n-768x373.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1763\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62496277_10157372943434241_5958817908275544064_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"466\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62496277_10157372943434241_5958817908275544064_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62496277_10157372943434241_5958817908275544064_n-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62496277_10157372943434241_5958817908275544064_n-768x373.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xalay oo ahayd 8-dii bisha lixaad, ayaa waxaa xaflad casho-sharafeed soo dhaweyn iyo sagootis ah magaalada London ku samaysay jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK oo ay saldhig u ahaayeen ururrada haweenka, ayna hormuud ka ahayd marwo Nadiifo Cali. Casho-sharafeeddaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa loogu talagalay soo dhaweynta iyo sii sagootiska qoraa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1760,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Jaaliyadda UK casho-sharaf ku sagootiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Jaaliyadda UK casho-sharaf ku sagootiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xalay oo ahayd 8-dii bisha lixaad, ayaa waxaa xaflad casho-sharafeed soo dhaweyn iyo sagootis ah magaalada London ku samaysay jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK oo ay saldhig u ahaayeen ururrada haweenka, ayna hormuud ka ahayd marwo Nadiifo Cali. Casho-sharafeeddaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa loogu talagalay soo dhaweynta iyo sii sagootiska qoraa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-09T14:46:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62204341_10157373024774241_6432912246837346304_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"466\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Jaaliyadda UK casho-sharaf ku sagootiyeen\",\"datePublished\":\"2019-06-09T14:46:59+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-09T14:46:59+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/\"},\"wordCount\":386,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Jaaliyadda UK casho-sharaf ku sagootiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-06-09T14:46:59+00:00\",\"dateModified\":\"2019-06-09T14:46:59+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Jaaliyadda UK casho-sharaf ku sagootiyeen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Jaaliyadda UK casho-sharaf ku sagootiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Jaaliyadda UK casho-sharaf ku sagootiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Xalay oo ahayd 8-dii bisha lixaad, ayaa waxaa xaflad casho-sharafeed soo dhaweyn iyo sagootis ah magaalada London ku samaysay jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK oo ay saldhig u ahaayeen ururrada haweenka, ayna hormuud ka ahayd marwo Nadiifo Cali. Casho-sharafeeddaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa loogu talagalay soo dhaweynta iyo sii sagootiska qoraa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-06-09T14:46:59+00:00","og_image":[{"width":960,"height":466,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/62204341_10157373024774241_6432912246837346304_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Jaaliyadda UK casho-sharaf ku sagootiyeen","datePublished":"2019-06-09T14:46:59+00:00","dateModified":"2019-06-09T14:46:59+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/"},"wordCount":386,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Jaaliyadda UK casho-sharaf ku sagootiyeen - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-06-09T14:46:59+00:00","dateModified":"2019-06-09T14:46:59+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-jaaliyadda-uk-casho-sharaf-ku-sagootiyeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Jaaliyadda UK casho-sharaf ku sagootiyeen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1756"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1756"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1764,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1756\/revisions\/1764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}