{"id":174,"date":"2018-02-23T06:56:06","date_gmt":"2018-02-23T06:56:06","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=174"},"modified":"2018-02-23T07:05:01","modified_gmt":"2018-02-23T07:05:01","slug":"dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","title":{"rendered":"DAWLADDA FEDERAALKA OO UMMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYSAY XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE  AFKA HOOYO"},"content":{"rendered":"<p><em>Dawladda Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay guud ahaan shucuubta\u00a0 caalamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed\u00a0 ay ugu hambalyeynayso xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ee \u00a0loo asteeyay in sannad walba la xuso 21-ka Febraayo.<\/em><\/p>\n<p><em>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Md, Xasan Cali Kheyre oo ku hadlayay magaca Dawladda Federaalka \u00a0ayaa Bartiisa \u00a0Bulshada soo dhigay inuu shacbiga Soomaaliyeed uu u dirayo hambalyo ku aadan 21-ka Febraayo oo ah maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, waxaana uu qoraalkiisa ku caddeeyay inuu uga\u00a0 mahadnaqayo Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) iyo Akadeemaiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suuganta doorka muuqda oo ay kaga jiraan nooleynta Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed.<\/em><\/p>\n<p><em>Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga \u00a0AGA ayaa sannad walba hormuud ka ah xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo, xuskaasi ayaa mar kasta oo la gaaro 21-ka Febraayo waxa uu \u00a0si isku mid ah uga dhacaa guud ahaan gayiga ay Soomaalida degto iyo Magaalooyinka kale oo ay caalamka kaga nooshahay.<\/em><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-175\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/banner.jpg\" alt=\"\" width=\"1424\" height=\"934\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/banner.jpg 1424w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/banner-300x197.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/banner-768x504.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/banner-1024x672.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1424px) 100vw, 1424px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-176\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/received_1663705360351882.png\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1920\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/received_1663705360351882.png 1080w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/received_1663705360351882-169x300.png 169w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/received_1663705360351882-768x1365.png 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/received_1663705360351882-576x1024.png 576w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay guud ahaan shucuubta\u00a0 caalamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed\u00a0 ay ugu hambalyeynayso xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ee \u00a0loo asteeyay in sannad walba la xuso 21-ka Febraayo. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Md, Xasan Cali Kheyre oo ku hadlayay magaca Dawladda Federaalka \u00a0ayaa Bartiisa \u00a0Bulshada soo dhigay inuu shacbiga Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":178,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[3,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAWLADDA FEDERAALKA OO UMMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYSAY XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAWLADDA FEDERAALKA OO UMMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYSAY XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dawladda Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay guud ahaan shucuubta\u00a0 caalamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed\u00a0 ay ugu hambalyeynayso xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ee \u00a0loo asteeyay in sannad walba la xuso 21-ka Febraayo. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Md, Xasan Cali Kheyre oo ku hadlayay magaca Dawladda Federaalka \u00a0ayaa Bartiisa \u00a0Bulshada soo dhigay inuu shacbiga Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-23T06:56:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-02-23T07:05:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/banner-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1424\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"934\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"DAWLADDA FEDERAALKA OO UMMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYSAY XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO\",\"datePublished\":\"2018-02-23T06:56:06+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-23T07:05:01+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"},\"wordCount\":162,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\",\"name\":\"DAWLADDA FEDERAALKA OO UMMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYSAY XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-23T06:56:06+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-23T07:05:01+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAWLADDA FEDERAALKA OO UMMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYSAY XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAWLADDA FEDERAALKA OO UMMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYSAY XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAWLADDA FEDERAALKA OO UMMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYSAY XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Dawladda Fedraalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay guud ahaan shucuubta\u00a0 caalamka gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed\u00a0 ay ugu hambalyeynayso xuska maalinta caalamiga ah ee afka hooyo ee \u00a0loo asteeyay in sannad walba la xuso 21-ka Febraayo. Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Md, Xasan Cali Kheyre oo ku hadlayay magaca Dawladda Federaalka \u00a0ayaa Bartiisa \u00a0Bulshada soo dhigay inuu shacbiga Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-23T06:56:06+00:00","article_modified_time":"2018-02-23T07:05:01+00:00","og_image":[{"width":1424,"height":934,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/banner-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"DAWLADDA FEDERAALKA OO UMMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYSAY XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO","datePublished":"2018-02-23T06:56:06+00:00","dateModified":"2018-02-23T07:05:01+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"},"wordCount":162,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/","name":"DAWLADDA FEDERAALKA OO UMMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYSAY XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-23T06:56:06+00:00","dateModified":"2018-02-23T07:05:01+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/dawladda-federaalka-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeysay-xuska-maalinta-caalamiga-ah-ee-afka-hooyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAWLADDA FEDERAALKA OO UMMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYSAY XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFKA HOOYO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=174"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/174\/revisions\/181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/178"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}