{"id":1712,"date":"2019-05-17T09:51:25","date_gmt":"2019-05-17T09:51:25","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1712"},"modified":"2019-05-17T09:59:47","modified_gmt":"2019-05-17T09:59:47","slug":"haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Haweenka Qaranka oo Balan-qaaday inay Horseed ka Noqonayso Hiilka Afka Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<h4><em>Jaalliyadda Soomaalida ee magaalada Birmingham (UK) ayaa xalay oo ku beegneyd 16\/5\/2019 waxay \u00a0xaflad isugu jirtay afur iyo casho sharaf \u00a0u sameeysay Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed \u00a0Batuula Sh. Axmed Gaballe.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA)\u00a0 ee wadanka Ingiriiska Prof. Cabdulqaadir Ruumi\u00a0 oo munaasabaddaasi ka hadlay ayaa si qoto dheer uga war- bixiyay\u00a0 halganka ay Akadeemiye-Goboleedka Af Soomaaliga ugu \u00a0jirto \u00a0hiilka afka hooyo iyo hal-abuurkiisa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Prof. Ruumi oo hadalkiisa sii wata ayaa kula \u00a0dar-daarmay Guddoomiyaha Haweenka Qaranka iyo ururkeedaba \u00a0inay horseed ka noqdaan ololaha la xiriira hiilka afka hooyo, waxaana uu goobtaasi guddoonsiiyay nuqullo ka mid ah Warsidaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka \u00a0Batuula Sh. Axmed Gaballe oo iyaduna munaasabaddaasi ka hadashay ayaa soo dhaweysay dadaalka ay Akadeemiyada AGA \u00a0ugu jirto daryeelka afka hooyo, waxayna \u00a0balanqaaday inay ka qeyb qaadan doonaan \u00a0hiilka afka Soomaaliga iyo hal-abuurkiisa.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Masuuliyiin\u00a0 ka mid ah\u00a0 madaxda Jaalliyadda Soomaalida \u00a0ee magaalada Birmingham(UK)\u00a0 oo iyaguna \u00a0Xafladdaasi ka hadlay ayaa\u00a0 bogaadiyay doorka shariifka ah oo ay haweenka Soomaaliyeed \u00a0ka qaataan dib u dhiska dalka.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1713\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60400635_1546996705435563_4389286358368124928_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60400635_1546996705435563_4389286358368124928_n.jpg 720w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60400635_1546996705435563_4389286358368124928_n-225x300.jpg 225w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1714\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60838342_1546996722102228_5383839267581591552_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60838342_1546996722102228_5383839267581591552_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60838342_1546996722102228_5383839267581591552_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60838342_1546996722102228_5383839267581591552_n-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaalliyadda Soomaalida ee magaalada Birmingham (UK) ayaa xalay oo ku beegneyd 16\/5\/2019 waxay \u00a0xaflad isugu jirtay afur iyo casho sharaf \u00a0u sameeysay Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed \u00a0Batuula Sh. Axmed Gaballe. Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA)\u00a0 ee wadanka Ingiriiska Prof. Cabdulqaadir Ruumi\u00a0 oo munaasabaddaasi ka hadlay ayaa si qoto dheer uga war- bixiyay\u00a0 halganka ay Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1714,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Haweenka Qaranka oo Balan-qaaday inay Horseed ka Noqonayso Hiilka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Haweenka Qaranka oo Balan-qaaday inay Horseed ka Noqonayso Hiilka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jaalliyadda Soomaalida ee magaalada Birmingham (UK) ayaa xalay oo ku beegneyd 16\/5\/2019 waxay \u00a0xaflad isugu jirtay afur iyo casho sharaf \u00a0u sameeysay Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed \u00a0Batuula Sh. Axmed Gaballe. Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA)\u00a0 ee wadanka Ingiriiska Prof. Cabdulqaadir Ruumi\u00a0 oo munaasabaddaasi ka hadlay ayaa si qoto dheer uga war- bixiyay\u00a0 halganka ay Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-17T09:51:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-17T09:59:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60838342_1546996722102228_5383839267581591552_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha Haweenka Qaranka oo Balan-qaaday inay Horseed ka Noqonayso Hiilka Afka Soomaaliga\",\"datePublished\":\"2019-05-17T09:51:25+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-17T09:59:47+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/\"},\"wordCount\":178,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Haweenka Qaranka oo Balan-qaaday inay Horseed ka Noqonayso Hiilka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-05-17T09:51:25+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-17T09:59:47+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Haweenka Qaranka oo Balan-qaaday inay Horseed ka Noqonayso Hiilka Afka Soomaaliga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Haweenka Qaranka oo Balan-qaaday inay Horseed ka Noqonayso Hiilka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Haweenka Qaranka oo Balan-qaaday inay Horseed ka Noqonayso Hiilka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Jaalliyadda Soomaalida ee magaalada Birmingham (UK) ayaa xalay oo ku beegneyd 16\/5\/2019 waxay \u00a0xaflad isugu jirtay afur iyo casho sharaf \u00a0u sameeysay Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed \u00a0Batuula Sh. Axmed Gaballe. Wakiilka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomalaiga (AGA)\u00a0 ee wadanka Ingiriiska Prof. Cabdulqaadir Ruumi\u00a0 oo munaasabaddaasi ka hadlay ayaa si qoto dheer uga war- bixiyay\u00a0 halganka ay Akadeemiye-Goboleedka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-05-17T09:51:25+00:00","article_modified_time":"2019-05-17T09:59:47+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/60838342_1546996722102228_5383839267581591552_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha Haweenka Qaranka oo Balan-qaaday inay Horseed ka Noqonayso Hiilka Afka Soomaaliga","datePublished":"2019-05-17T09:51:25+00:00","dateModified":"2019-05-17T09:59:47+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/"},"wordCount":178,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/","name":"Guddoomiyaha Haweenka Qaranka oo Balan-qaaday inay Horseed ka Noqonayso Hiilka Afka Soomaaliga - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-05-17T09:51:25+00:00","dateModified":"2019-05-17T09:59:47+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/haweenka-qaranka-oo-balan-qaaday-inay-horseed-ka-noqonayaan-hiilka-afka-soomaaliga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Haweenka Qaranka oo Balan-qaaday inay Horseed ka Noqonayso Hiilka Afka Soomaaliga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1712"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1712"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1718,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1712\/revisions\/1718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}