{"id":1691,"date":"2019-05-06T04:45:55","date_gmt":"2019-05-06T04:45:55","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1691"},"modified":"2019-05-06T04:45:55","modified_gmt":"2019-05-06T04:45:55","slug":"guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha AGA oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan"},"content":{"rendered":"<h4><em>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay ummaddaha \u00a0Islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cWaxaan dhammaan dadka muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed ugu tahniyaddeynayaa bilawga bisha barakaysan ee Ramadaan,\u00a0 Waxaana Alle uga baryayaa \u00a0inuu u fuddudeeyo gudashada waajibaadkaas diiniga ah\u201d ayuu yiri Dr. Afrax.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Guddoomiyaha AGA oo hadalkiisa sii wata ayaa Shacabka Soomaaliyeed kula dar-daarmay inay u hawl-galaan sidii ay uga faa\u2019iideysan lahaayeen kheyraadka bisha Ramadaan, waxaana uu ku baaqay\u00a0 in la \u00a0isu naxariisto, isla markaana loo kaalmeeyo dadka aan waxba haysan, isaga oo ummadda u rajeeyay bishan bisheeda kale inuu ku garsiiyo nabad, kheyr iyo barwaaqo.<\/em><\/h4>\n<h4><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1264\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"412\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay ummaddaha \u00a0Islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. \u201cWaxaan dhammaan dadka muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed ugu tahniyaddeynayaa bilawga bisha barakaysan ee Ramadaan,\u00a0 Waxaana Alle uga baryayaa \u00a0inuu u fuddudeeyo gudashada waajibaadkaas diiniga ah\u201d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1264,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha AGA oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha AGA oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay ummaddaha \u00a0Islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. \u201cWaxaan dhammaan dadka muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed ugu tahniyaddeynayaa bilawga bisha barakaysan ee Ramadaan,\u00a0 Waxaana Alle uga baryayaa \u00a0inuu u fuddudeeyo gudashada waajibaadkaas diiniga ah\u201d [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-06T04:45:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Guddoomiyaha AGA oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan\",\"datePublished\":\"2019-05-06T04:45:55+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-06T04:45:55+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/\"},\"wordCount\":125,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-05-06T04:45:55+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-06T04:45:55+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha AGA oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha AGA oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha AGA oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Guddoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Dr. Maxamed Daahir Afrax ayaa ugu hambalyeeyay ummaddaha \u00a0Islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. \u201cWaxaan dhammaan dadka muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed ugu tahniyaddeynayaa bilawga bisha barakaysan ee Ramadaan,\u00a0 Waxaana Alle uga baryayaa \u00a0inuu u fuddudeeyo gudashada waajibaadkaas diiniga ah\u201d [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-05-06T04:45:55+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG-20190210-WA0005.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Guddoomiyaha AGA oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan","datePublished":"2019-05-06T04:45:55+00:00","dateModified":"2019-05-06T04:45:55+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/"},"wordCount":125,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/","name":"Guddoomiyaha AGA oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-05-06T04:45:55+00:00","dateModified":"2019-05-06T04:45:55+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/guddoomiyaha-aga-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyay-dhalashada-bisha-barakaysan-ee-ramadaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha AGA oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1691"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1691"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1692,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1691\/revisions\/1692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}