{"id":1679,"date":"2019-05-04T08:21:12","date_gmt":"2019-05-04T08:21:12","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1679"},"modified":"2019-05-04T09:25:27","modified_gmt":"2019-05-04T09:25:27","slug":"maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/","title":{"rendered":"Maana-faay oo si Weyn u soo Jiidatay Dhallinyarada Jecel Akhriska iyo Qoraalka"},"content":{"rendered":"<h4><em>Dhallinyarada Soomaaliyeed ee xiisaysa akhriska iyo qoraalka ayaa si weyn waxaa u soo jiitay sheekada caan baxday ee Maana-faay, qaar ka mid ah da\u2019yartaas ayaa la arkayay \u00a0xilli dhawaan sheekadaas lagu soo bandhiggayay magaalada Muqdsho\u00a0 iyaga oo ku mashquulsan akhiriskeeda.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Xubno ka mid ah dhallinta ku mataanaysan Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa Degalkaan (Website-kaan) u sheegay inay ku farxsan yihiin akhrinta sheekadaas, waxayna caddeeyeen Maana-faay inay tahay sheeko aan \u201cInnaba caadi aheyn\u201d, iyaga oo hoosta ka xariiqay qisadaas inay u qoran tahay hannaan casri ah oo akhriste walba soo jiidan karta.<\/em><\/h4>\n<h4><em>\u201cWaa sheeko aan akhriyo middii iigu xiisaha badneyd, waxay igu dhalisay hiyi kac la yaab leh, mar waa iga ooysiisay, mar-na waxay igu dhalisay farxad, xaqiiqdii waa buug cajaa\u2019ib badan, kama caajiso akhrintiisa, waqti kasta oo aan fursad helo waa ku laab-laabtaa\u201d ayay\u00a0 tiri Bahja Beela oo ka tirsan Naadiga Akhriska iyo Qoraalka \u00a0Xamar.<\/em><\/h4>\n<h4><em>Qisada Maana-faay waa hormuudka sheekooyinka ku qoran afka hooyo, waana qisadii ugu faafida badneyd uguna caansan sheekooyinka Soomaaliyeed, waxayna u qoran tahay hab casri ah oo kuu saamaxayo inaan akhriskeeda ka\u00a0 xiisa dhacin.<\/em><\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1661\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444832_387753121831072_5561408844984221696_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444832_387753121831072_5561408844984221696_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444832_387753121831072_5561408844984221696_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444832_387753121831072_5561408844984221696_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1685\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/59079213_456741088212514_6940373524896808960_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/59079213_456741088212514_6940373524896808960_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/59079213_456741088212514_6940373524896808960_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/59079213_456741088212514_6940373524896808960_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1687\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/58570631_455289185298997_741102241921892352_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/58570631_455289185298997_741102241921892352_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/58570631_455289185298997_741102241921892352_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/58570631_455289185298997_741102241921892352_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1689\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/59429593_426521138146224_3019470362522943488_n.jpg\" alt=\"\" width=\"867\" height=\"578\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/59429593_426521138146224_3019470362522943488_n.jpg 867w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/59429593_426521138146224_3019470362522943488_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/59429593_426521138146224_3019470362522943488_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 867px) 100vw, 867px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhallinyarada Soomaaliyeed ee xiisaysa akhriska iyo qoraalka ayaa si weyn waxaa u soo jiitay sheekada caan baxday ee Maana-faay, qaar ka mid ah da\u2019yartaas ayaa la arkayay \u00a0xilli dhawaan sheekadaas lagu soo bandhiggayay magaalada Muqdsho\u00a0 iyaga oo ku mashquulsan akhiriskeeda. Xubno ka mid ah dhallinta ku mataanaysan Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa Degalkaan (Website-kaan) u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1661,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maana-faay oo si Weyn u soo Jiidatay Dhallinyarada Jecel Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maana-faay oo si Weyn u soo Jiidatay Dhallinyarada Jecel Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dhallinyarada Soomaaliyeed ee xiisaysa akhriska iyo qoraalka ayaa si weyn waxaa u soo jiitay sheekada caan baxday ee Maana-faay, qaar ka mid ah da\u2019yartaas ayaa la arkayay \u00a0xilli dhawaan sheekadaas lagu soo bandhiggayay magaalada Muqdsho\u00a0 iyaga oo ku mashquulsan akhiriskeeda. Xubno ka mid ah dhallinta ku mataanaysan Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa Degalkaan (Website-kaan) u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-05-04T08:21:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-05-04T09:25:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444832_387753121831072_5561408844984221696_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Maana-faay oo si Weyn u soo Jiidatay Dhallinyarada Jecel Akhriska iyo Qoraalka\",\"datePublished\":\"2019-05-04T08:21:12+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-04T09:25:27+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/\"},\"wordCount\":192,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/\",\"name\":\"Maana-faay oo si Weyn u soo Jiidatay Dhallinyarada Jecel Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-05-04T08:21:12+00:00\",\"dateModified\":\"2019-05-04T09:25:27+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maana-faay oo si Weyn u soo Jiidatay Dhallinyarada Jecel Akhriska iyo Qoraalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maana-faay oo si Weyn u soo Jiidatay Dhallinyarada Jecel Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maana-faay oo si Weyn u soo Jiidatay Dhallinyarada Jecel Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Dhallinyarada Soomaaliyeed ee xiisaysa akhriska iyo qoraalka ayaa si weyn waxaa u soo jiitay sheekada caan baxday ee Maana-faay, qaar ka mid ah da\u2019yartaas ayaa la arkayay \u00a0xilli dhawaan sheekadaas lagu soo bandhiggayay magaalada Muqdsho\u00a0 iyaga oo ku mashquulsan akhiriskeeda. Xubno ka mid ah dhallinta ku mataanaysan Naadiyada Akhriska iyo Qoraalka ayaa Degalkaan (Website-kaan) u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-05-04T08:21:12+00:00","article_modified_time":"2019-05-04T09:25:27+00:00","og_image":[{"width":960,"height":719,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444832_387753121831072_5561408844984221696_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Maana-faay oo si Weyn u soo Jiidatay Dhallinyarada Jecel Akhriska iyo Qoraalka","datePublished":"2019-05-04T08:21:12+00:00","dateModified":"2019-05-04T09:25:27+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/"},"wordCount":192,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/","name":"Maana-faay oo si Weyn u soo Jiidatay Dhallinyarada Jecel Akhriska iyo Qoraalka - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-05-04T08:21:12+00:00","dateModified":"2019-05-04T09:25:27+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/maana-faay-oo-si-weyn-u-soo-jiidatay-dhallinyarada-jecel-akhriska-iyo-qoraalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maana-faay oo si Weyn u soo Jiidatay Dhallinyarada Jecel Akhriska iyo Qoraalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1679"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1679"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1690,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1679\/revisions\/1690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}