{"id":167,"date":"2018-02-22T07:25:24","date_gmt":"2018-02-22T07:25:24","guid":{"rendered":"http:\/\/aga.so\/so\/?p=167"},"modified":"2018-02-22T07:30:19","modified_gmt":"2018-02-22T07:30:19","slug":"raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","title":{"rendered":"RA\u2019IISULWASAARAHA SOOMAALIYA  IYO GUDDOOMIYE AQALKA SARE  OO KA HADLAY  XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO OO AY HORMUUD KA AHAYD AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA (AGA)"},"content":{"rendered":"<p>Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay Xuska maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna soo qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo kaashanaysa Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta iyo Golaha Abwaannada oo ay labadaba bah-wadaag yihiin \u00a0ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Furitaankii munaasabadaasi Hadal uu halkaasi ka soo jeediyay Gudoomiyaha Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta C\/qaadir Nuur (Maax) ayuu sheegay inuu ku faraxsan yahay sida qiimaha badan oo ay\u00a0 labbada Akadeemiye (AGA\u00a0 iyo Somasa) isaga kaashadeen xuska 21-Febraayo, waxaana uu ka codsaday\u00a0 Dawladda \u00a0Soomaaliya inay guddi heer Qaran u magacowdo qabashada xusaska ku aadan afka iyo dhaqankiisa,\u00a0 isagoo intaasi ku daray in loo baahan yahay in arrinkaas loo arko masuuliyad qaran.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga Prof.Maxamed Daahir Afrax oo khudbad dhinacyo badan ka hadlaysay ka soo jeediyay\u00a0 munaasabadaasi ayaa si cilmiyaysan uga warramay sidii uu ku yimid xuska Maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo, waxaana uu tilmaamay, maadaama AGA ay tahay madal-aqooneed caalami ah, in laameheeda ka hawlgala dhammaan gobollada Soomaaliya, Geeska Afrika iyo daafaha dunida ay magaalooyin fara badan isla maanta uga dabbaaldegayaan xuska 21Febraayo iyagoo dhammaantood isla wada qaataatay halkudheg midaysan, waxaana uu caddeeyay in \u00a0Haludhegga sannadkan la wada qaatay uu yahay \u00a0\u201cAfkaagu waa aqoonsigaaga\u201d.<\/p>\n<p>Dr. Afrax wuxuu ka taariikheeyey Magaalada Jabuuti in ay ahayd meeshii ugu horreysey \u00a0gayiga Soomaalida ee laga bilaabay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, sannadkii 2006, taas oo ku bilaabatay hindise uu Dr. Afrax qudhiisu la wadaagey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle 12kii, Oktoobar 2005tii, ka dibna madaxweynuhu soo dhaweeyey ee amar ku bixiyey in sannad kasta munaasabaddaas Jabuuti looga dabbaaldego. Halkaas ayaa munaasabaddan lagu daah-furay bandhig-dhaqameed baaxad weyn oo lagu magacaabay \u201cToddobaadka Afka Hooyo\u201d.<\/p>\n<p>Mahadcelin aad u ballaadhan ayuu guddoomiye Afrax wuxuu u jeediyey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, Tallaabadaas uu ku garab istaagay iyo sida joogtada ah oo Madaxweyne Geelle goor walba heegan ugu yahay hiilka afka hooyo iyo dhaqanka ummaddeena. Wuxuu kaloo mahadcelin iyo bogaadin u jeediyey Ra\u2019iisulwasaare Xasan Cali Khayrre, asagoo uga mahadceliyey hiilka la taaban karo oo uu isku garab taagey Afkeenna hooyo iyo akadeemiyadiisa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Md Xasan Cali Kheyre oo hadal taariikhi ah ka soo jeediyay munaasabadaasi\u00a0 ayaa ku nuux-nuuxsaday inay Xukuumadiisu garab taagan tahay\u00a0 nooleynta afka, dhaqanka iyo suugaanta,\u00a0isgagoo \u00a0ku dheeraaday muhimmada uu afku leeyahay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha oo hadlkiisa sii wata ayaa gudoomiyaha Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga,\u00a0 Prof. Afarax uga mahad naqay sida hagar la\u2019aanta ah ee uu had iyo goor ugu taagan yahay daryeelka \u00a0afkeena hooyo, isagoo dhanka kale ku baaqay in qof kasta uu xil gaar ah iska saaro illaalinta afkiisa hooyo.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Md Cabdi Xaashi C\/llaahi oo munaasbadaasi soo gunaanaday aya sheegay inu ku faraxsanyahay sida quruxda badan ee loo soo agaasimay xuska maalinta Afka hooyo, waxaana uu tilaamay inuu Xukuumadda Soomaaliya uga mahad celinayo\u00a0 balan qaadkeeda ku aadan inay garab istaagayso afka Soomaliga, isagoo dhinaca kale ku bogaadiyay Madaxweynaha Jabuuti dadaalka uu had iyo goor la garab taagan yahay illaalinta afka Soomaaliga iyo hal abuurkiisa.<\/p>\n<p>\u201cXukuumadda Soomaaliya waxaan ugu baaqay in ay ku dadaasho dhisidda xarumaha asaasiga ah ee dhaqanka oo ay ka mid yihiin Maktabaddii Qaranka, Masraxa Qaranka, Matxafka iyo xarunta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga\u201d ayuu si qiiro leh u yiri Gudoomiyaha Golaha aqalka Sare ee JJmhuuriyadda Federaalka Soomaaliya .<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-168\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20180221_123556.jpg\" alt=\"\" width=\"4128\" height=\"3096\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20180221_123556.jpg 4128w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20180221_123556-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20180221_123556-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20180221_123556-1024x768.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 4128px) 100vw, 4128px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-169\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/DSC00458.jpg\" alt=\"\" width=\"3648\" height=\"2736\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/DSC00458.jpg 3648w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/DSC00458-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/DSC00458-768x576.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/DSC00458-1024x768.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 3648px) 100vw, 3648px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-170\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-48.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-48.jpg 1180w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-48-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-48-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-48-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-171\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-4-9.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-4-9.jpg 1180w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-4-9-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-4-9-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-4-9-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-172\" src=\"http:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-2-11.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-2-11.jpg 1180w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-2-11-300x200.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-2-11-768x512.jpg 768w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/unnamed-2-11-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/> Munaasabadaasi oo ay ka soo qeyb galeen dad ka badn \u00a0200\u00a0 oo ka kala socday Naadiyada Aqriska iyo qoraalka, \u00a0Bahda afka iyo dhaqanka, bahda Waxbarashada, Golaha\u00a0 Abwaanada oo kaalin aad u weyn ka ciyaaray, Dhallinyarada iyo Haweenka ayaa intii ay socotay waxaa lagu daawaday suugaan ka hadlaysay qiimaha Afka iyo hal abuurkiisa oo ay soo bandhigeen fanaaniin ka socotay kooxda Hiddo oo ka tirsan Golaha Abwaannada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay Xuska maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna soo qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo kaashanaysa Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta iyo Golaha Abwaannada oo ay labadaba bah-wadaag yihiin \u00a0ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Furitaankii munaasabadaasi Hadal uu halkaasi ka soo jeediyay Gudoomiyaha Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":168,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[3,1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>RA\u2019IISULWASAARAHA SOOMAALIYA IYO GUDDOOMIYE AQALKA SARE OO KA HADLAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO OO AY HORMUUD KA AHAYD AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"RA\u2019IISULWASAARAHA SOOMAALIYA IYO GUDDOOMIYE AQALKA SARE OO KA HADLAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO OO AY HORMUUD KA AHAYD AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay Xuska maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna soo qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo kaashanaysa Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta iyo Golaha Abwaannada oo ay labadaba bah-wadaag yihiin \u00a0ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Furitaankii munaasabadaasi Hadal uu halkaasi ka soo jeediyay Gudoomiyaha Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2018-02-22T07:25:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2018-02-22T07:30:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20180221_123556-1024x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"RA\u2019IISULWASAARAHA SOOMAALIYA IYO GUDDOOMIYE AQALKA SARE OO KA HADLAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO OO AY HORMUUD KA AHAYD AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA (AGA)\",\"datePublished\":\"2018-02-22T07:25:24+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-22T07:30:19+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\"},\"wordCount\":627,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Dhacdooyin\",\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\",\"name\":\"RA\u2019IISULWASAARAHA SOOMAALIYA IYO GUDDOOMIYE AQALKA SARE OO KA HADLAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO OO AY HORMUUD KA AHAYD AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2018-02-22T07:25:24+00:00\",\"dateModified\":\"2018-02-22T07:30:19+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"RA\u2019IISULWASAARAHA SOOMAALIYA IYO GUDDOOMIYE AQALKA SARE OO KA HADLAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO OO AY HORMUUD KA AHAYD AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA (AGA)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"RA\u2019IISULWASAARAHA SOOMAALIYA IYO GUDDOOMIYE AQALKA SARE OO KA HADLAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO OO AY HORMUUD KA AHAYD AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"RA\u2019IISULWASAARAHA SOOMAALIYA IYO GUDDOOMIYE AQALKA SARE OO KA HADLAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO OO AY HORMUUD KA AHAYD AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay Xuska maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo, ayna soo qabanqaabisay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga oo kaashanaysa Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta iyo Golaha Abwaannada oo ay labadaba bah-wadaag yihiin \u00a0ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Furitaankii munaasabadaasi Hadal uu halkaasi ka soo jeediyay Gudoomiyaha Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2018-02-22T07:25:24+00:00","article_modified_time":"2018-02-22T07:30:19+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":768,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/20180221_123556-1024x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"RA\u2019IISULWASAARAHA SOOMAALIYA IYO GUDDOOMIYE AQALKA SARE OO KA HADLAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO OO AY HORMUUD KA AHAYD AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA (AGA)","datePublished":"2018-02-22T07:25:24+00:00","dateModified":"2018-02-22T07:30:19+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/"},"wordCount":627,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Dhacdooyin","Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/","name":"RA\u2019IISULWASAARAHA SOOMAALIYA IYO GUDDOOMIYE AQALKA SARE OO KA HADLAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO OO AY HORMUUD KA AHAYD AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA (AGA) - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2018-02-22T07:25:24+00:00","dateModified":"2018-02-22T07:30:19+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/raiisulwasaaraha-soomaaliya-iyo-guddoomiye-aqalka-sare-oo-ka-hadlay-xuska-maalinta-afka-hooyo-oo-ay-hormuud-ka-ahayd-akadeemiye-goboleedka-af-soomaaliga-aga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"RA\u2019IISULWASAARAHA SOOMAALIYA IYO GUDDOOMIYE AQALKA SARE OO KA HADLAY XUSKA MAALINTA AFKA HOOYO OO AY HORMUUD KA AHAYD AKADEEMIYE-GOBOLEEDKA AF-SOOMAALIGA (AGA)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=167"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":173,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/167\/revisions\/173"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}