{"id":1655,"date":"2019-04-29T17:42:08","date_gmt":"2019-04-29T17:42:08","guid":{"rendered":"https:\/\/aga.so\/so\/?p=1655"},"modified":"2019-04-29T17:53:00","modified_gmt":"2019-04-29T17:53:00","slug":"muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo Bandhig Weyn loogu Sameeyay Daah-furka Buugga Maana-faay"},"content":{"rendered":"<h4>Munaasabad aad u ballaaran oo loogu talagalay daah-furka buugga caan baxay ee Maana-faay, ayna ka soo qeyb galeen in ka badan\u00a0 Afar Boqol oo\u00a0 ruux oo isugu jiray Xildhibaanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa maanta lagu qabtay hoolka Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>Guddooomiye Ku-xigeenka Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo ka hadashay furitaankii munaasabaddaas ayaa sheegtay shacbiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho inay nasiib u yeesheen inay si toos ah uga soo qeyb galaan bandhiigga buugga Maana-faay oo Afartan sanno ka hor lagu qoray isla magaalada Muqdisho.<\/h4>\n<h4>\u201cMudanayaal iyo Marwooyin waxaa iga guddoontaan salaan aan idinkaga sido qoraaga sheekada Maana-faay ahna Guddoomiyaha AGA Dr. Maxaed Daahir Afrax, Guddoomiye Afrax aad buu u jeclaa inuu maanta munaasabaddaan nagala soo qeyb galo laakiin uma aysan suurta-galin safar uu dibadda ugu maqan yahay darteed, inkastoo qof ahaan uusan nala joogin haddana waxaa nala joogo qalbigiisa iyo qoraalkiisa\u2019 ayay tiri Xildhibaan Maryan Cariif oo sheegtay qisada Maana-faay inay tahay dhaxal Soomaaliyeed oo ay xaq tahay jiilba jiilka ka dambeeyo inuu u sii gudbiyo.<\/h4>\n<h4>Guddoomiye ku-xigeenka AGA oo hadalkeeda sii wata ayaa xustay in munaasabadda bandhigga buugga Maana-faay ay ku lamaansan tahay \u201cXuska Caalamiga ah ee Maalinta Buugga iyo Dhawrista Xuquuqda Hal-abuurka\u201d, waxayna dhan kale si qoto dheer uga hadashay dadaalka ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga ugu jirto daryeelka iyo hiilka afka Soomaaliga.<\/h4>\n<h4>Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta, Dhaqanka iyo Isgaarsiinta Golaha Baarlamaanka Federaalka Xildhibaan Khaalid Macow Cabdulqaadir, Bare sare Mustafa C\/llaahi Feyruus, Al-ustaad C\/laahi Shiikh Aadan (Gacanka) iyo Dayax Axmed Maxamed oo ka wada tirsan Akadeemiye-Goboleedka iyo Macallin C\/qaadir Cabdi Axmed {Jubba} ayaa si xiiso badan u faaqiday qisada Maana-faay, waxayna si macaan badan uga faalleeyeen taariikhda iyo sida farshaxannimada leh oo ay sheekadaas u qoran tahay.<\/h4>\n<h4>Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Abwaannadda Soomaaliyeed Abwaan Xersi Dhuux Maxamed iyo Khadar Cabdi C\/llaahi oo ku hadlayay magaca qaban-qaabiyaasha \u00a0munaasabaddaas ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin bandhiigga fiican ee loo sameeyay sheekada Maana-faay, waxayna bogaadiyeen qoraaga sheekadaas Dr. Maxamed Daahir Afrax, iyaga oo dhinaca kale balanqaaday inay Akadeemiyada AGA \u00a0kala shaqeyn doonaan dadaalka ay ugu jirto illaalinta afka\u00a0 hooyo.<\/h4>\n<h4>Munaasabaddaas gaba-gabadeedii ayaa ka qeyb-galaayashii Xafladaas waxay halkaasi ku qaateen nuqlo ka mid ah buugga Maana-faay oo saxiixan, waxayna sheegeen inay ku faraxsan yihiin inay \u00a0helaan buuggasi.<\/h4>\n<h4>Dhawaan ayaa qisada Maana-faay waxaa horey loogu soo bandhiggay magaalooyinka Bristol, Gothenburg iyo London oo ka kala tirsan wadamada Ingiriiska iyo Sweden.<\/h4>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1656\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58443428_378400522763708_6795910642038472704_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58443428_378400522763708_6795910642038472704_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58443428_378400522763708_6795910642038472704_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58443428_378400522763708_6795910642038472704_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1657\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444617_443373679806274_1230069992100200448_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"466\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444617_443373679806274_1230069992100200448_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444617_443373679806274_1230069992100200448_n-300x146.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444617_443373679806274_1230069992100200448_n-768x373.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1666\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0454-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0454-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0454-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0454-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1658\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58680868_352679172023043_1368620242590236672_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58680868_352679172023043_1368620242590236672_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58680868_352679172023043_1368620242590236672_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58680868_352679172023043_1368620242590236672_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1659\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58950073_1490942351041562_3700706635853856768_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58950073_1490942351041562_3700706635853856768_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58950073_1490942351041562_3700706635853856768_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58950073_1490942351041562_3700706635853856768_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1660\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58543386_1028194564042473_3657777948104065024_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58543386_1028194564042473_3657777948104065024_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58543386_1028194564042473_3657777948104065024_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58543386_1028194564042473_3657777948104065024_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1661\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444832_387753121831072_5561408844984221696_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"719\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444832_387753121831072_5561408844984221696_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444832_387753121831072_5561408844984221696_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58444832_387753121831072_5561408844984221696_n-768x575.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1663\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0431-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0431-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0431-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0431-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1662\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0471-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0471-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0471-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0471-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-1665\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/59545215_2347902301928509_6019152449208582144_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"562\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/59545215_2347902301928509_6019152449208582144_n.jpg 960w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/59545215_2347902301928509_6019152449208582144_n-300x176.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/59545215_2347902301928509_6019152449208582144_n-768x450.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-large wp-image-1664\" src=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0365-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"618\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0365-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0365-300x225.jpg 300w, https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/IMG_0365-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad aad u ballaaran oo loogu talagalay daah-furka buugga caan baxay ee Maana-faay, ayna ka soo qeyb galeen in ka badan\u00a0 Afar Boqol oo\u00a0 ruux oo isugu jiray Xildhibaanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa maanta lagu qabtay hoolka Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Guddooomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1656,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"inline_featured_image":false},"categories":[1],"tags":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v20.2.1 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muqdisho oo Bandhig Weyn loogu Sameeyay Daah-furka Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muqdisho oo Bandhig Weyn loogu Sameeyay Daah-furka Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Munaasabad aad u ballaaran oo loogu talagalay daah-furka buugga caan baxay ee Maana-faay, ayna ka soo qeyb galeen in ka badan\u00a0 Afar Boqol oo\u00a0 ruux oo isugu jiray Xildhibaanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa maanta lagu qabtay hoolka Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Guddooomiye [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-04-29T17:42:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-04-29T17:53:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58443428_378400522763708_6795910642038472704_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hgb\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hgb\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/\"},\"author\":{\"name\":\"hgb\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\"},\"headline\":\"Muqdisho oo Bandhig Weyn loogu Sameeyay Daah-furka Buugga Maana-faay\",\"datePublished\":\"2019-04-29T17:42:08+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-29T17:53:00+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/\"},\"wordCount\":414,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"articleSection\":[\"Wararka AGA\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/\",\"name\":\"Muqdisho oo Bandhig Weyn loogu Sameeyay Daah-furka Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2019-04-29T17:42:08+00:00\",\"dateModified\":\"2019-04-29T17:53:00+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muqdisho oo Bandhig Weyn loogu Sameeyay Daah-furka Buugga Maana-faay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"name\":\"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA\",\"description\":\"\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":\"required name=search_term_string\"}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#organization\",\"name\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png\",\"width\":162,\"height\":83,\"caption\":\"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"}},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50\",\"name\":\"hgb\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hgb\"},\"url\":\"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muqdisho oo Bandhig Weyn loogu Sameeyay Daah-furka Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muqdisho oo Bandhig Weyn loogu Sameeyay Daah-furka Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","og_description":"Munaasabad aad u ballaaran oo loogu talagalay daah-furka buugga caan baxay ee Maana-faay, ayna ka soo qeyb galeen in ka badan\u00a0 Afar Boqol oo\u00a0 ruux oo isugu jiray Xildhibaanno, Abwaanno, Qorayaal, Fannaaniin, ehelada afka, dhaqanka iyo hal-abuurka, Saxafiyiin iyo dhallinyarada danaysa akhriska iyo qoraalka ayaa maanta lagu qabtay hoolka Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Guddooomiye [&hellip;]","og_url":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/","og_site_name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","article_published_time":"2019-04-29T17:42:08+00:00","article_modified_time":"2019-04-29T17:53:00+00:00","og_image":[{"width":960,"height":719,"url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/58443428_378400522763708_6795910642038472704_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hgb","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hgb","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/"},"author":{"name":"hgb","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50"},"headline":"Muqdisho oo Bandhig Weyn loogu Sameeyay Daah-furka Buugga Maana-faay","datePublished":"2019-04-29T17:42:08+00:00","dateModified":"2019-04-29T17:53:00+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/"},"wordCount":414,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"articleSection":["Wararka AGA"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/","name":"Muqdisho oo Bandhig Weyn loogu Sameeyay Daah-furka Buugga Maana-faay - Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","isPartOf":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website"},"datePublished":"2019-04-29T17:42:08+00:00","dateModified":"2019-04-29T17:53:00+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/muqdisho-oo-bandhig-weyn-loogu-sameeyay-daah-furka-buugga-maana-faay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/aga.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muqdisho oo Bandhig Weyn loogu Sameeyay Daah-furka Buugga Maana-faay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#website","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","name":"Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA","description":"","publisher":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/aga.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":"required name=search_term_string"}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#organization","name":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga","url":"https:\/\/aga.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","contentUrl":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/favicon-2.png","width":162,"height":83,"caption":"AGA - Akadeemiya Goboleedka AfSoomaaliga"},"image":{"@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"}},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/c89f24807531a9b3d9df95d848134d50","name":"hgb","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/aga.so\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9cc2fe393829a669530037fc59abb837?s=96&d=mm&r=g","caption":"hgb"},"url":"https:\/\/aga.so\/so\/author\/hgb\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1655"}],"collection":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1655"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1668,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1655\/revisions\/1668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1656"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/aga.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}